-
2 weeks ago
-
-
-
-
4 months ago
Guuleed Danjire Dhallinyarada iyo Waddaniyadda Part3
sida ay dhallinta soomaaliyeed u arkaan kan uu waddanigu yahay
156 views
danjire2020
uploaded
-
4 months ago
danjire2020
commented:
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
1 year ago
danjire2020
liked
-
-
-
11 months ago
Gaarsiiya by Ikraan Caraale - Hees Cusub 2010
Download Song: http://somali-music.com/aud...
Ikran Caraale's latest music video and song called Gaarsi...
SomaliMusic1 • 562,273 views
danjire2020
commented:
ikraan walaal marka hore xaal ka qaado waxa lagugu sameeyey runtiina dadku intooda badan waxgarad maahan, tan labada hees runtii waad moodaa in heesta fallis ay tahay ku talagal mid loo sameeyey si adiga wax laguugu dhimo laakiin waxba kaa qaadi maayaan oo cay qofna wax ma yeesho, teed akale shii...
-
11 months ago
Garaadlaay
Waa hees ka mida albumka Yaabka Alshabab wana hes iska madadaala
Qanaanuf • 318,358 views
danjire2020
commented:
kkkkkkkkkkkkk waryaaya wax aydnaan arkin ayaan arkaye ma u jeedaan? war fallis xitaa ookiyaalihii waaweynaa ee ikraan carraale heesta gaarsiiya ku qaaday ayay soo xiratay loooooooolz bareejo iga dheh war qofta waa masayrtay tani way iska cadahay ee yaan waxba laga gaban fallis waxa ookiyaalaha wa...
-
-
1 year ago
Korad: By - Yusuf dheere - New Song
Waa ceestii cusbayd ee Yuusef dheere ee la magac baxday Korad. Waxaa midhaha sameeyay Abwaan Maxamed Dhagles, Laxanka waxaa leh: cali Cumar.
HimiloStudio • 36,793 views
danjire2020
commented:
heestu saaxiibayaal caadi maahan runtii waan dhegaystaa marka aan jaaniska leeyahay viva yuusuf dheere sxb nice laxam iyo luuqba
-
1 year ago
Guuleed Danjire Dhallinyarada iyo Wadaniyadda Part2
heerka dhallinyarada soomaaliyeed iyo waddaninimadu ay kala taaganyihiin
205 views
danjire2020
uploaded
-
1 year ago
danjire2020
liked
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
-
1 year ago
Guuleed Danjire Dhallinyarada iyo Waddaniyadda Part1
waa barnaamij ka hadlaya heerka dhallinyarada soomaaliyeed iyo waddaninimadu ay kala taaganyihiin iyo sida ay maanta u arkaan qofka waddaniga ahi k...
210 views
danjire2020
uploaded
-
1 year ago
danjire2020
liked
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
-
1 year ago
Guuleed Danjire iyo Fowsiya Wargeysyada Part2
barnaamijka wargeysyada waxa uu inta badan xambarsanyahay macluumaad la xiriira wararkii ugu danbeeyey jaraa'idka caalamku wax ka qoreen
133 views
danjire2020
uploaded
-
1 year ago
danjire2020
liked
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
-
1 year ago
Guuleed Danjire iyo Fowsiya Wargeysyada Part1
Barnaamijka Wargeysyada waa Barnaamij Toddobaadle ah oo uu idiin soo baahiyo Taleefishinka ETN
130 views
danjire2020
uploaded
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
-
1 year ago
Guuleed Cabdulqaadir "Danjire"
warka kooban ee taleefishanka ETN nairobi iyo Guuleed Danjire
171 views
danjire2020
uploaded
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
-
1 year ago
-
-
-
-
1 year ago
danjire2020
commented:
sxb garyare ninkaan ugaaaska ah runtii hadal ka dagi waayay ayaa malaha kasoo yeeray digil iyo mirifle runtii waan ka helay sida uu jawaabta u bixiyay una miisaamay hadalkiisa caqligana ugu saleeyey sideedana haddii aad qof iska dhicinayso si akhlaaq leh sidaanoo kale ayaa hadalka loo dhigaaaaaaa...
-
-
1 year ago
Gaalkacyo of 2008
Gaalkacyo regional capital of central Somalia, Mudug province.
somali2000 • 30,290 views
danjire2020
commented:
waaw tani waa magaaladaydii aan ifka ugu jeclaa waxaan rajaynayaa inay nabadqabto oo ilaahay barwaaqo iyo xasilooni ugu deeqo, gaalkacyo waan jeclahay waana meel markii aan joogo aanan welwel dareemin farxad mooyee!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
-
-
1 year ago
-
1 year ago
Heesta calanka Puntland 2010 (Part 1)
Somalia 24 TV.
Puntland Caynshe:
Waa Erayadii & Laxankii Abwaan Abdirashid Yusuf Jibriil iyo Codadkii Macaanaa Ee Maxamed Kaban, Aamina Dhool, Abdi...
somalia24tv • 177,511 views
danjire2020
favorited
-
1 year ago
Wariye Guuleed Cabdulqaadir "Danjire"
the picture video you've watched is different clips of interviews with different pple, this is a part of my memory and it is translating from how i...
165 views
danjire2020
uploaded
-
1 year ago
danjire2020
commented:
aad ayaan kaaga qaaday mudane caluula nuur caluula saaxiib sare oo aan soo wada shaqynay runtii waxaan xasuustaa inaynu labadeenu wada lahayn mid ka mid ah barnaamijyadii ugu qiimaha badnaa ee halkii aynu ka howlgali jirnay e saxaafadda, saaxiib aniguna in badan ayaan ku salaamayaa waxaana filaya...
-
1 year ago
danjire2020
liked
-
1 year ago
danjire2020
favorited
-
-
-
1 year ago
danjire2020
liked
-
-
1 year ago
Puntland waa hees cusub
waxaa hestaan kuwada luu qeenayo..... Raxmo Huuno iyo Farxiya Gaxsan .... Waana Sanad guuradii Puntland Dawasho wacan By Gacaltooyo Studio
Feero01 • 84,229 views
danjire2020
commented:
waaaaaw cajiib raxmo iyo farxiyo waxaan idin leeyahay howl wanaagsanaad qabateen sidii aan rabayna waad u heesteen waxaan aad ula dhacay miraha iyo sida aad isula hesheen runtii waan ka helay waxa aana doonayaa inaad halkaas kasii waddaan mahadsanidinna
waraabe sxb dadkii dhan waa kala yaaceen in waddan kale la tagana hadde waddaniyaddii iyo jinsiyaddii qofka ka qaadi mayso oo siduu iska dhigo uun buu meel kasta ku ahaan sida aan qabo ra'yi ahaan, haddii aad dal kale nafta ula cararto maahan taas macnaheedu inaadan wadani ahayn, mahadsanidna