Uploaded videos
1-10 of 282-
Fu'aad Shongole oo gaaleesiiyay dadka ka cararaya deegaanada ay Maamulaan
dalkatvcom
8,414 views
Fu'aad Maxamed Khalaf Shongole ayaa khudbad dheer ku gaaleesiiyay dadka ka bara kacay deegaanada ay ka taliyaan xoogaga Al-Shabaab, asigoona dhinaca kale sheegay in dagaal...
-
somali Raiisul Wasaare Gaas oo kullan la qaatay Wakiilka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya.
dalkatvcom
11,819 views
Ra'iisul Wasaare Gaas oo kullan la qaatay Wakiilka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya.
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/weli Maxamad Cali Gaas ayaa m...
-
Xaalada goobihii lagu dagaalamay degmada Dayniile
dalkatvcom
5,480 views
Xaalada goobihii lagu dagaalamay degmada Dayniile oo degan iyo Meydad Shabaabka soo bandhigeen. Kadib dagaal saacado badan
-
somali Raaisal Wasaaraha Soomaaliya oo la-hadlay boqolaal
dalkatvcom
4,676 views
Raa'isal Wasaaraha Soomaaliya oo la-hadlay boqolaal arday ah oo ay Dowladda siiyay waxbarasho bilaa lacag ah
-
Madaafiic ku hoobtay qeybo ka mid ah deegaanada loo barakacay ee duleedka Muqdis
dalkatvcom
5,634 views
Warar goor dhaw naga soo gaaray duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanada hoos taga Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in tiro Madaafiic ah ay halkaas...
-
AMISOM oo markii ugu horeesay ka gudubtay Muqdisho Paddy Akunda oo shir jiraa id qabtay
dalkatvcom
1,471 views
Taliska AMISOM ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay goobo hor leh kala wareegeen ururka Al-Shabaab, islamarkaana ay deegaanno badan isku barlaariyeen.
-
somali Wararkii ugu danbeeyay ee Muqdisho iyo Dagaalo la isku jilba jabsaday
dalkatvcom
7,268 views
Wararkii ugu danbeeyay ee Muqdisho iyo Dagaalo la isku jilba jabsaday
-
Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arimo kala duwan
dalkatvcom
3,036 views
Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay arimo kala duwan
-
Raysul Wasaaraha Gaas oo ka qeyliyay duqeymaha ay geysanayaan Diyaaradaha Kenya
dalkatvcom
2,437 views
Raysul Wasaaraha Gaas oo ka qeyliyay duqeymaha ay geysanayaan Diyaaradaha Kenya
-
Dagaal-yahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa waxay isku soo dhiibeen Dowladda Kmg
dalkatvcom
3,425 views
Hay'adda Nabad Suggida ee Qaranka Somaliyeed ayaa waxay maanta Magaaladda Muqdisho ay ku soo bandhigtay 20 ka mid ah Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, waxayna ka soo goysteen...
Advertisement










Play all(282)