-
2 months ago
Top Secret Tape - Jen. Morgan "Waa Dagaal Daarood iyo Hawiye" - Keydmedia Exclusive
// www.keydmedia.net // 20 Sano ayaa ka soo wareegtay Dacdadaan hada aad Daawaneysaan, waxaana moodaa in ay ku xirmeyso mida Maantay taagan. Shalay...
KEYDMEDIA • 56,657 views
calaamad
commented:
-
2 months ago
Maryan Shirwa who loves her country
maryanshirwa • 529 views
calaamad
commented:
Great song and presentation Maryan....If only most of your generation would have this much love for Somalia things would change.............Well done sis!
-
3 months ago
DHACDA UGUB AH #16 - Omar Idris (QEYBTA 1-AAD) "Reer Galbeedka ayaa Burburiyay Soomaaliya"
Omar Idris is Somali intellectual, Central and Executive Committees and member Alliance for the Re-Liberation of Somalia, (ARS) . Fiirso Qeybta 2-AAD.
KEYDMEDIA • 3,741 views
calaamad
commented:
Kan Cumar idiris weligiis shaqo kama shaqyn UK ayuu ayaan degganaa markaas buu Maxkamadihii u noqday afhayeen no wonder inay burbureen. Waa geed jaahil ah oo Aalashiiq ka mid ah
-
3 months ago
Witness - The Mayor of Mogadishu
It is one of the world's toughest jobs, but one man is determined to make a difference in the war-torn Somali capital. Filmmaker: Robert Elliott
AlJazeeraEnglish • 23,067 views
calaamad
commented:
Muqdisho ayaa iska ba'day haddii midkaan waalan looga dhigay duq magaalo. Ninkaan lacagtii ilmaha masaakiinta ah ee Islington iyo Camden dhaqaalihii wax lagu bari amase loogu adeegi lahaa dhacay, aan wax aqoon ah lahayn (No degree at all). This guy is full of emotion been ah. Soomaalida dadka qa...
-
3 months ago
The Mayor of Mogadishu
The Mayor of Mogadishu
axadle • 6,239 views
calaamad
commented:
Muqdisho ayaa iska ba'day haddii midkaan waalan looga dhigay duq magaalo. Ninkaan lacagtii ilmaha masaakiinta ah ee Islington iyo Camden dhaqaalihii wax lagu bari amase loogu adeegi lahaa dhacay, aan wax aqoon ah lahayn (No degree at all). This guy is full of emotion been ah. Soomaalida dadka qa...
-
3 months ago
Mayor of Mogadishu - Brothers in Arms
Mayor of Mogadishu - Brothers in Arms
axadle • 1,476 views
calaamad
commented:
Muqdisho ayaa iska ba'day haddii midkaan waalan looga dhigay duq magaalo. Ninkaan lacagtii ilmaha masaakiinta ah ee Islington iyo Camden dhaqaalihii wax lagu bari amase loogu adeegi lahaa dhacay, aan wax aqoon ah lahayn (No degree at all). This guy is full of emotion been ah. Soomaalida dadka ...
-
4 months ago
Dooddii Universal TV VS Ali Samatar.flv
Daawo dood ku saabsan dacwadda xaqdarrada ah ee Max'ed Cali Samatar
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan dacwadda la sheegay in loo heysto S/Guud Max'e...
XILDHIBAN • 39,369 views
calaamad
commented:
Kuwan Somaliland ku qarwaya qof metela ma waayeen markay midkaan marfishlaha ah dheheen safiir buu noo yahay? Waxaan la xaqiri karin dhibkii Waqooyi gaaray, Cali Samatar keligiisna kama masuul ahayn.
-
4 months ago
The Life of Georgian and Turkish hostages in Somalia - Waagacusub TV
This is Video Footage for the Life of Georgian and Turkish hostages in Somalia ,Please if you are Somali help these innocent hostages because it se...
somalijournalists • 6,761 views
calaamad
commented:
Kuwaan sharaftii Soomaalida meel bay uga dhaceen, waxaanna islaannimo maahan. Soomaalliduna dad jira ma ahan hadday cawaantaan iska qaban waayaan. Kulligeenna tuug iyo tuug kalkaal baan u ekaanaynaa ee fadhiga hallaga kaco.
-
4 months ago
Mahad Istiila - Dimuquraadiyadda iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa 02 Feb 2011
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya mudane Farxaan Cali Gaban
MahadIstiila • 235 views
calaamad
commented:
Maxaa been la isku sheegayaa....ninka maqaayaddii uu Wembley ku lahaa inta dhawr kun oo pound siistay xildhibaannimo kala baxay, oo haddana isagoon degree haysan meelaha ka sheegta inuu Thames Valley University ka soo baxay, oo haddana markii wasiir uusan u qalmin laga dhigay dakhligii wasaaradd...
-
4 months ago
Banaanbax Taageerada Dowlada Kenya MN
Somalitvmn • 3,862 views
calaamad
commented:
Sheekooy ku nacay. Heestii astaanta qarankana ma sidaan baa Kenya loogu ammaanayaa oo loogu beddeley. Waa haddii la idinka yeelo. Soomaaliya ma dadbaa Kilinka 5aad moodey?
Haddii NFD iyo Dhulkii Itoobiya gacanta loo geliyey haddana ma waxaa loo soo dhigtay Kismaayo?
Isku Soomaali baannaan aha...
-
5 months ago
Max'ed Gacal Xaayow4.mpg
Gabaygii "Heshiis waara, Guul lagu hantee, Calanka soo hooya" & Abwaan Max'ed Gacal Xaayow
XILDHIBAN • 22,349 views
calaamad
commented:
@MrMaanka Cabdulle Raage Ilaah ha u naxariisto ee Cido Soomaaliyeed ayuu Guurow ku caynayaa balse ninka Soomaali wanaageeda ku celcelinaya waa AUN Maxamed Gacal Xaayoow!
-
5 months ago
Shirib Guuroow "Guusha soo Hooya" Maxamed Gacal Xaayoow Cabdulle Raage Subkane Carabow
Produced with CyberLink PowerDirector 9
Shaaciyetv • 5,455 views
calaamad
commented:
Maxamed Gacal Xaayoow Ilaah ha u naxariisto wuxuu ahaa Soomaali dhab ah oo waddani ah!
-
5 months ago
afrikaay hurudooy (X.Kh.Magool) Mr:Bulxan
waxaa idin soo diyaariyay mudane C/fataax oo loo yaqaano Bulxan (heestaan aad ayaan uga helaa)
gaawuroow • 9,532 views
calaamad
commented:
@Ruweyn Sangub keliya heesta ma lahayn ee Ruwaayaddaan waxaa wada tiriyey Sangub, Meecaad iyo Cali Diiriye (Cali-Gaab) ee ninjeclaysiga halla iska dhaafo!
-
6 months ago
Bashir Ali Hussein ''Maryanee'' Somali Song:
Heestii Maryanee ee uu ku luqeenayo Bashiir Cali Xuseen, Bashir Ali Hussein, waxaan rajeenayaa inaad ka heli doonto, marka dhaaf comments. Thanks
Sooomaaali • 136,440 views
calaamad
commented:
@prettygrl44 Heestaan aad soo codsatay waxaa la yiraa ARJI!
-
6 months ago
somali music-QARAAMI
somali music-QARAAMI
ABDALA72 • 34,725 views
calaamad
commented:
@TheYoungpac Fannaanka #5 waad khaladday ee waa C/Llaahi Nuur Xalweysyte!
-
7 months ago
Summer Break 2011 - S.O.S. Crisis in the Horn!
This is the video of the event Summer Break 2011 - Peace Picknick. This event was organized in Utrecht-Netherlands by Somali Next Generation (SNG)....
muxidin • 3,373 views
calaamad
commented:
Wax fiican bay dhallinyaradu billaabeen, waa muhiim inaysan ka caajisin oo arrintaan la ballaariyo.
Waxaa xusid mudan in ninka caddaanka ah ee holandayska ahi uu afsoomaali ku jawaabayo waraysiga Soomaalida qaar ka mid ahna ay af holandays ku hadlayaan. Runtii cashar ayaa taas laga qaadan karaa...
-
8 months ago
Madaxdii Qaranka Soomaaliya - SYL & Abdullahi Issa Mohamud - Somali Documentary-Film
Dad badan ayaa waqti waxa ay isugu geeyeen sidii Filimkan uu u noqon lahaa mid taya leh isla markaana bulshada Soomaaliyeed ay wax ka faa'idaan. Da...
KEYDMEDIA • 33,978 views
calaamad
liked
-
8 months ago
somaliland presidents salary
somaliland somaaliland burco hargeysa berbera boramasomaliland somalilanddaalo somalilandsomaliland Somali riyaale siilaanyo ucid udub kulmiye door...
waatol • 1,757 views
calaamad
liked
-
9 months ago
Providence, RI Traffic Cop Dancing
Great footage retired Providence, RI traffic cop Tony Lepore having a little fun on the job. He's been doing this since 1984, and continues to keep...
Salgier87 • 782,468 views
calaamad
commented:
@stwawbewwy....it is amazing and this reminds me of a traffic cop in Somalia back in the 80s who used to entertain drivers by dancing and doing some funny moves.
-
9 months ago
Wariye Xasan Raaso & Radio Samadoon Waraysi Dr Cumar Maxamuud Max'ed Rooble 10 okt 2010 Part 1 4
Jakaakos • 3,619 views
calaamad
commented:
Kan wuxuu ogyahay maleh ee na dhaafi. Waa nin cayrtii inta ka hor timid isku deyaya inuu dad masaakiin ah magacood ku qaraabto.
-
9 months ago
BBCSomali - Facebook
BBCSomali - Facebook
aljamouria • 8,190 views
calaamad
commented:
C/Nuur Sh. Maxamed Isaxaaq waa weriye culus.
-
9 months ago
adhaan in trafalgar square
Adhaan for asr being said in trafalgar square - mash-Allah
mollbllm • 953 views
calaamad
commented:
This was one of the remarkable days I remember. Watched this LIVE on Sky News.
-
9 months ago
Snap - Exterminate
awesome video!!! snap in year 1993
EXTERMINATE!!!
redlightlove • 4,142,444 views
calaamad
commented:
Amazing.........Nothing in todays can beat this!
-
9 months ago
Hero Man rescues kid from fire cnn
Hero stranger rescues boy ,A man who heard a child screaming from a burning building raced to help him.
Source: CNN
Added On October 1, 2009
angeldearriba • 137,969 views
calaamad
liked
-
9 months ago
Al-Jazeera Interview with Dr. Afyare Abdi Elmi on Somaliland and Somalia
waraysi ku saabsab somaliland iyo guud ahaan geeska afrika oo uu bixiyey khabiirka dr afyare abdi elmi
qooqane65 • 5,653 views
calaamad
commented:
Afyare - A known member of Aala-Shiikh and one of the architects of Sh Sharif's government, pretending to be a neutral expert....lol
Oday, at least you were smart enough and you have a job, while getting paid for advising the Sharif while your Aala-Shiikh friends, like former cab driver Hassan ...
-
9 months ago
Musharax Cali Cabdulle Guure By Baafo 23 05 11.mpg
Warbixin kusaabsan Musharax Cali Cabdulle Guure munaasabad kadhacday london by baafo
ibrahimbaafo • 28,633 views
calaamad
commented:
@Demineedun lol....waa runtaa!
-
9 months ago
Warbixin Gobolka Cusub ee COWL 01 05 11.mpg
Warbixin Kusaabsan Gobolka Cusub ee COWL oo kamid noqnaya Gobolada Dalka Somalia sidaa lasheegay Munaasabada Lagu Taageerayo oo kadhacday Magaalada...
ibrahimbaafo • 8,671 views
calaamad
commented:
Cawl, ciddee dhisatay, kolleey waa wax qabiil dhistee? Af-Soomaaliga xitaa kuwaan ma agmaray...? COWL maxaa la dhahaa.? Kelimad jirta maba ahan!
-
9 months ago
Barnamij Gaar Ah Musharaxa Madaxweynenimo Mr Fish By Baafo 21 05 11.mpg
waa barnaamij Gaar ah oo kusaabsan warbixin uu siiyey shacabka somalida ee london mudane mr fish oo ah musharaxa madaxweyne dalka somalia qudbadiis...
ibrahimbaafo • 8,892 views
calaamad
commented:
Dadka meesha iskugu yimid hal cid bay u badan yihiin marka laga reebo weriyaha iyo xabbad xabbad kale. Ma cidda ayuu u talinayaa waa yaabe? Aaway Soomaalidii kale? Dadkaan xitaa qof ninkaan maskiinkaa ee wareersan runta u sheegay malla waayeyna?
-
9 months ago
Wareeysi Wasiir Galmudug,
hctvcayto1 • 1,717 views
calaamad
commented:
Wasiiroow xaal qaado....promoter iyo qaad-wale siyaasadda nacfi ka raadshey. Ninkaan weligiis London shaqo kama qaban aan ka ahayn inuu shiishooyinka meeraysto sidee buu hoggaan ku qaban karaa waa yaabe?!
-
9 months ago
Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed.flv
Dr. C/qaadir Cali Boolay, Axmed Wehliye Xijji & C/casiis "Xildhiban", Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed ee lagu qabtay magaalada Helsinki ee dalka F...
Waagacusubmedia • 141 views
calaamad
commented:
Xildhibaanna muxuu qoraa ka ogyahay waa nin waalan, oo qabqable Cali Mahdi qabyaalad wax ugu qori jirey.
-
9 months ago
Khudbad Cali Mahdi Max'ed-Waagacusub Tv
Hadalkii uu madaxweyne Cali Mahdi Max'ed ka jeediyay xaafadda Barmuuda ka dib heshiiskii dhexmaray isaga & Jen. Max'ed Faarax Ceydiid, sanadkii 1993.
Waagacusubmedia • 9,196 views
calaamad
commented:
Cali Naafato...
-
9 months ago
Bandhiggii buugaagta ee lagu qabtay Finland 19 -21 May 2011..flv
Kulankii Qoreyaasha Soomaaliyeed ee lagu qabtay magaalada Helsinki ee dalka Finland.
Waagacusubmedia • 340 views
calaamad
commented:
Waa yaab, bal xildhibaanna muxuu qore ka ogyahay?!
-
9 months ago
Waagacusub Tv Video TFG forces, supported by AMISOM troops have advanced in a rapid offensive -
Video TFG forces, supported by AMISOM troops have advanced in a rapid offensive to secure Wadnaha Road -Waagacusub Media Editor in Mogadishu Tifaft...
Waagacusubmedia • 9,872 views
calaamad
commented:
Kan turjubaanka lagu sheegay baaba iigu daran. Meeshii laga rabey inuu yiraahdo, meelaha aan qabsannay waa inaan xagsanaa ayuu ku turjumay waxa aan helnay waa inaan beerteeda falannaa? lol
Dhegabadan, Janeraalnimo ka dheer, waa nooca Indhacadde oo kale!
-
10 months ago
"NOMAD RESTAURANT" At London's Shepherd's Bush
Mattaanaha • 889 views
calaamad
commented:
Waa xayeesiin aan la gaari karin!
-
10 months ago
War Gudoomiya Gobolka Banaadir Tarzan 13 04 11.mpg
ibrahimbaafo • 5,856 views
calaamad
commented:
Nin waalan miyaa ummad hoggaamin kara oo community-aasha London lacagta ka xaday. Maxaa Soomaali lagu ciyaarayaa...Tarzan shakhsi fayoow maba ahan ee Ilaah ha caafiyo.
-
@ilhammuhamed Well said Ilham waa runtaa Soomaali oo dhan waa walaalo!