-
4 days ago
maalintaad baxaysee by:kaskeey
maalintaad baxaysee magalada ka dhooftaan muxubo kuu jeclaadee
dalxiis77 • 657 views
-
5 days ago
Xaawo Kiin Dhoof Jaceyl Udarana
fananada xaawa kiin iyo heestii cusbeed ee dhoof jaceyl udaranaa, wa hees cusub oo ka mid ah heesaheyda single ka ah ee qaaday fananada xaawa kiin
...
gurinho • 15,368 views
burcoduurray
liked
-
2 weeks ago
-
3 weeks ago
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Uu Ku Soo Biiray Cutubyo Kamandows Ah
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Uu Ku Soo Biiray Cutubyo Kamandows Ah
somaliland247 • 4,109 views
burcoduurray
commented:
Medad Waar Nimanyow Anigu Waxaan La yaaban ahay Ismaaciil Shaqale Maba Gaboobo Miyaa 1994kii Intaa Imika Uu Le'eg Yahay buu Leeka Madaxuna Sidaadu U cadaa Illaaaahay Cimrigiisa Ha dheereyeeeee' !!!!
-
1 month ago
Taliye Ku xigeenka Ciidanka G Cayn
axmedkarama • 647 views
burcoduurray
commented:
Xamil Waranka Weligiinba Waad Xagalka Daacdaane
Calaaacalka Joojiya Oo Aaamusnaan Hawshiina U wata Hasha Geela Cuntee Cabaada Tihiin Hadhoow Marka Meydkiina La wasana Caalamkoow Qaramada Midoobayoow Faqasheey Hayaay Naga Soo gaadhay Waar Xejista Walaahi Waa Sidaaso abada'e ahe
-
1 month ago
Dagaalo ka dhacay Buhoodle
4436991 • 12,049 views
burcoduurray
commented:
soldiergirl Maanigad Naa Igu Leedahay bilaa akhlaaqyahay bilaa akhlaaqdu dhashay
miyaan akhlaaqba lagu barin kudaafad yahay xishood weligaa raga Naa haku odhan kolay guri xun baad ka timi baan u malaynayaa Ma Hooyadaba aabaha Naa Ku odhan Jirtay Waxani dhaqan Maahe cajiib Waar Niyow dhilooyinkan...
-
1 month ago
The mean version of me
MahuboFabulous • 19,352 views
burcoduurray
commented:
waar horta curyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaantan miyaan cidi dhalin horta
belaayo ama lug la'ayd ama il la 'ayd baa hore loo yidhi
-
-
2 months ago
-
2 months ago
Qaadka iyo Dhibaatadiisa Togdheer
oodweyne • 6,211 views
burcoduurray
commented:
Suma walaahi Waa barnaamij aad U Wanaagsan Ninkan maxamed yare Waa Nin dedaalaya Mahadsanid Adeer Mawduucyada Noocana Loo baahan Yahay Siyaasada Ina Xiijisay Intana dhaanta Waxaan aad ugu Qoslay Ka Yaree Leh Sida Siyaasadu xisbiyo U leedahay ayuu qaadkuna xisbiyo u leeyahay kkkk
-
2 months ago
Xaflad lagu Taageerayo Qaranimada, Midnimada iyo Nabadgalyada Somaliland
Xaflad lagu Taageerayo Qaranimada, Midnimada iyo Nabadgalyada Somaliland
Waxaa Soo diyaariyey Bahweynta reer Canada ee ka soo jeeda gobalada Awdal,...
SomalilandOttawa • 3,519 views
burcoduurray
commented:
samaroontii Xalaasha ahayd Waa Taana Sidaan idinka Rabaa Medad
-
2 months ago
awdal state toronto
awdal state toronto
bakri5 • 38,591 views
burcoduurray
commented:
Ha dhakhleeyo Talyaani Nin La Cariyay Ceebi Uma dhinee Car Waa Kase Waxaad Sheegaysan Borama Dila Iyo Wadankii Ha Ka shaqeeyo afka Kamaydaan Hadline Meel Kaloo huguntay Weeyan kkkkkkkkkk
-
5 months ago
Sahra ahmed iyo farxaan xidig Saylo
Sahra ahmed iyo farxaan xidig 2011, sahra ahmed saylo. new song, somali song,
MrDalka • 24,618 views
burcoduurray
liked
-
8 months ago
Ciidan Qaran ( Gabay) By Cabdi Siyaaro
Waa Gabay Ku Saabsan Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Waxa ku Luuqaynaya Mujaahidka KaTirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Cabdi Siyaaro
somalilander4ever • 11,605 views
burcoduurray
commented:
Ciidanka qaranka Somaliland Waa libaaxyo
Wuxuu Yidhi 70 inan ood Moodo 10,000 Kunoo Ruusha ayaa Sutida U qabta
Mujaahidka Xalaasha Xdalaayad aad ban Ku salamaya Yaa indre Hawsha Fiican eed Hayso mar labaad Mahadsanid Adigiyo Abwaan SIYAARO
-
9 months ago
New Song "GARA-DAG" By Cabdi Fataax Yare
Erayadii Abwaan Maxamuud Koofiyoow, Laxankii Boqor-kii Codka Maxamed Saleebaan Tubeec Iyo Codkli Halaasiga Ahaa Ee Al-Fanaan Cabdi Fataax Yare. Hab...
Mattaanaha • 11,792 views
burcoduurray
favorited
-
10 months ago
warka darwiishtv
gabalax1 • 1,085 views
burcoduurray
commented:
Subxaan wa qaadir
ilaahay naxariis kheyr qabta laakiin dhulooskan dhoohanee Colaada balaayada U durbaan Tumayaan May Riigag Ceelal ugu sameeyaan Shicibkooda Haraadan
-
10 months ago
Gabdhaha JWXO (Riwaayada Radiyaha) P2
Waa Riwaayada raadiyaha oo uu sameeyey Maxamud Abdirahman Kaadheeri
aarlibax • 27,500 views
burcoduurray
liked
-
11 months ago
Qiso Dhacday-Nin Naag Jinn ku guursadey Somalia (Final Part)
Qiso dii Mulax Bheyleh, Broadcasted on HargeisaTV Hassan tells his story
nomadicphilosopher11 • 7,848 views
burcoduurray
commented:
kkkk Walaahi Waan Maqli Jiray Weligayba MULAAX BEYLE
Gujiz & kamaal Ma Sidaydaa idinkuna 5 Qayboode sheekadaba Daawateen kkkkkkkkk
-
11 months ago
lasanod bandow
holholnews • 10,346 views
burcoduurray
commented:
Walaahi reerkii Dhuloos Cabaadkii & Calaacalkii ka dhamaa
Waa Nala xasuuqay bandoow ba nala saaray Wanala qabsaday
hayaay siilaanyanu waraysanay qaadhaankii baa nalaga gooyay hakala cabaad weynaato weligiin sidasa noloshiina ku dhamaysanaysaan Yaa ibnal daaquud
-
1 year ago
SSC Banaanbax London
Dood Somaliland & SSC Riix: http://www.youtube.com/watc...
Banaanbax aysoo agaasimeen Jaaliyada SSC ee cariga Ingriiska oo looga soo h...
SaciidNabadoon • 33,627 views
burcoduurray
commented:
REERKII DHULOOS
Ama Dhuunihante Habaar & Cawri baa Kasoo Hadhay Rag & dumarba
Hoostiina Leha ilaahay idinka dib ha idiinku Soo Celiyo
Halaag baa idiin Sugnaaday Noloshiina Calaacalka & Cawridaasa Ku dhamaysanaysaan insha allaahu DAMEER AAN SAARANAHAY DHUUSADIISUNA WAXBA I YEELI MAYSO ISKA Cabaa...
-
1 year ago
Cudud Baan Ku Gaadhnaye Xornimo Cidi Namay Siine ( Gabay)
gabaygan Waxay maskaxdiisa Ka Soo Maaxatay Abwaan Cabdi Siyaaro
somalilander4ever • 9,334 views
burcoduurray
commented:
@CaashaBadhi Miyaad Noolayd Awal
-
1 year ago
Burco Duuray Oo Waraystay Shacbiga Buuhoodle lol
waa mujaahid Burco duuray oo waraysay naago Jibaysan oo reer buuhoodle ah lol
somalilander4ever • 6,542 views
burcoduurray
commented:
Mujaaahid Xdalaayad Walee Mujaahid Xalaala inaa tahay Waa La qiray
Waraysi yadii oo dhan Kusoo Gur Youtube kkkkkkkk daba ilaa dacal
kuwii Weekan iyo Kuwii Horeba
Waraysiyadaadii qaar badanoo Halaasiya Ku Jiree Soo Geli
Mida Kale indre Gabaygii Cudud baan Ku gaadhne Xornimo Cidi Namaysiin ...
-
1 year ago
Sanad wacan oo wanaagsan Somaliland 2011
Sanad waliba hoodiyo,
Hawl iyo dhibaatiyo
Wuxuu hadimo leeyahay
...
Waa laga helaayo
Hadhow lagu xusuustaa
Kii noo haggaagee
Noqo loo han weyn...
aamiinhassan • 15,043 views
burcoduurray
commented:
Sanad Wacan Oo wanaagsan ilaahay dhamaanteen kheyrkiisa ha ina waafajiyo
sanadkan sanadkiisa kalena ilaahay nabadgelyo barwaaqo bash bash haynagu wada gaadhsiiyo
Laakiin Heesta Xaga danbe aad kaga daba qabatay malaa meesha ma qabato Lol
-
1 year ago
-
1 year ago
warkii
yuuro2008 • 303 views
burcoduurray
commented:
Maasha allaaah Goorma iigu danbaysay Music radio Hargeysa
ilaahayow ilaahayooooooooow ila ilaaaahayoow
Meded
aad iyo aad baa u mahadsan tihiin dhamaan wasaarada warfaafinta min Wasiir ilaa shaqaale JZKL kheyr
inkastoo Maqalka uu Muuqaalku Shaqsiyan aad U xiiseynayo
-
-
-
-
1 year ago
What is your name - T-pain, Masspike Miles, DCB and Young Cash
Real smooth joint right here!
soready1 • 148 views
-
1 year ago
Lil skipp - Part Two
Lil skipp in the studio...working on his upcoming mixtape... with producer Mista Drumline.
Twitter.com/lilskippmusic
Twitter.com/mista_drumline
DAREALDRAMA • 61 views
-
-
1 year ago
Dhurwaagga dhulkeena Ka soo dhiciyaay !
waa qaybta dumarka SSC ee Nairobi, oo fariin u soo diraya dumarka iyo ragga Daraawiishta ee ku nool aduunka dacalaydiisa, fariintoodda oo ah in ...
Darwiishland • 25,867 views
burcoduurray
commented:
horta gabadhi meel kastay joogto sharaf & tixgelinbay Mudan tahay
laakiin anigu waxaan idiin og ahay reerkii dhuloos iney imika niicdii ka dhamaatay iyo calaacalkii ragna cabasho madhaadhac looga wanaagsan
waa lana qabsadayeey duun bay hayaan yaa Idin qabsaday Ma xabashi kk deerayal dumarka c...
-
1 year ago
Hees Cusub Digniin Saado Cali warsame
Saado Cali warsame oo kusoo bandhigtay Xafladi Galmudug ee kadhacday London
DarwiishTv • 167,471 views
burcoduurray
commented:
@samiire87 kkkkkkkkkkkkk Dhuloosku wuu dhoohan Yahay Marka La yidhaa walaahi been maaha
Go baa loo tuuraa markaasay is wada daba yaacaan bal imika Odeygii afbakhaare waxaa lagaa Hayaa Dhiladan dhulbahante yaa naga qabsada ilaahay Yaqaan
laakiin anigu marmar sa'ado lamaba yaabo waxaan la Yaabaa
...
Qolada Muuuse Care Siday Hadalka U dhigeen Waxay Yidhaahdeen
ilaahay dartii buu Ninkaasi U Aakhiraystay
Wax Kaloo dhan Odhan Maynee ilaahay Haw Naxariiiiisto