Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
biixi65

biixi65's channel

Loading...

0 subscribers
0 video views
  • 3 weeks ago

    Gabar Soomaali ah somaligirl

    Gabar Soomaali ah somaligirl

    biixi65 biixi65 commented:

    @Hibaaq2010 {The only thing necessary for the truimph of evil is for good men to do nothing}... eedo hadaad aduunka udigu kadooratey heeso gabartaan wadankeeda u ooyeysa iskadaa ,,,, gabartaan aad dhalikarto ee sidaad ujeedo u asturan ee wadankeeda wax inay uqabato rabto eedo ha uhorseedin heeso ...

  • 3 weeks ago
    biixi65 biixi65 commented:

    Subxaanalaah walaahi waxaan ka maqlijirey qaldaanka oo leh war dee wey is bacaysey waxaan uhaystey waxkale inay kahadlooyaan ,,, damn bacda lasheego matanaa walaahi sheekadaan waxay katimid djabuuti kadibna waxay soo martey waqooyiga kadib hada inay koonfur usoo gudubtey ma garanaayo... daawadaan...

  • 3 months ago

    mogadishu somalia 1980 up to 2010

    this clip shall consist of several photos in Mogadishu as used to be and now... and the sweetly song of Ramaso, singing by alfanaan A/nasir Sulub

    ...

    biixi65 biixi65 commented:

    @Jalaqsaan12 brother Hawiye afka waa lagalabaxaa in qabiil lacaayana maaha ee please ma iisheegikartaa qabiilka aan ahayn Hawiye ee xamar saan kadhigey i just wanna know the truth but with reason. hawiye iyagaa ka qaxiyey qabiiladii kale ee deganaa xamar qaarna dilay guryahoodiina wali kujira. b...

  • 3 months ago

    HIBO NUURA (MUQDISHO)

    wadani song

    biixi65 biixi65 commented:

    @waraabehargaysa brother suaashaada ah hawiye sow iyaga qaxay maaha? waa runtaa maanta dadka ugubadan oo qaxaaya waa hawiye laakiin hawiye iyagaa is qaxiyey waxaa layiri labadii xaqdaro kuheshiisa xaqay iskudagaalaan hawiye iyagaa markii hore qabiiladii kale qaxiyey oo laayey kadibna iyagaa isum...

  • 3 months ago
    biixi65 biixi65 commented:

    Get back to the fucking kitchen you mhubo, Dont you have a Fahter or mother to tell you to stop what a discrass.

  • 4 months ago
    biixi65 biixi65 commented:

    Walaahi Soomaali waxay kumaahmaahdaa aflooni hadal madaayo...waxaan layaabanahay dadkaan qofka dhintey caynaaya ..waxaan idiinsheegaa dadkiinaan moodey Hingiriiska faan in ninkaas ala ha unaxariistee uu wadanka soomaliya aduunka sumcad ugayeeley uuna gaarsiiyey heer sharafleh...kuwiinaan maanta h...

  • 4 months ago

    jacayl kala awoodwaynee XIIS ABDI MADAR

    waa hees ku jirta albumkiisa cusub ee 2010

    biixi65 biixi65 commented:

    Heestaan waxaan u gudbinaayaa Gabar aan jeclahay waxaana usheegaa inay sifiican heestaan udhuuxdo...Imisaa adookale arji iila timidoo oofinmaayo aan iri...woooooooooooooooow ninkaan runbuu kahadlaayaa really,,,,axdi beena lamagalo wacad lama ilaawee Ruuxii ku aaminay lagama indho saabtee, thank u...

  • 4 months ago
    biixi65 biixi65 commented:

    Yartaan aawadeed u oomanaa axdi wada marnoo may oofinine....ilaahow kuu naxariiso Cumar Dhuule ala maxaa naag nin been usheegtey oo ay axdigii ugabaxdey....Dumarka waxa naarta kubadiyey waa axdiga aykabaxaayaan iyo beenta ay sheegaayaan camal. thank U whoever posted this song

  • 4 months ago
    biixi65 biixi65 commented:

    Cumar Dhuule cali.... Ala naxariistiisa Janada hakawaraabiyo waa fanaan aad iyo aad qiimo uleh una heeso macaan waliba heesaha jacaylka

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more