@noowab @LBchannel haa "RUCUB" ayaa la yiraah ama RAAXADII ADUUNKAAY hadba sidaan u taqaaniin waxey isla qaadaan xasan aadan samatar waxeyna ku jirnaa ruwaayadii la oran jiray"DUMISTII AQALKEYGA..AROOSKII INANKEYGA" waxaan heesaha ruwaayadaas ka mid ahaa 1- MA OGTAHAY CUURYAANKUBA CAGA LOOMA WAAY...
runtii waa arrin iga ilimeysiisay qiisada soomalinimo ee ka muuqata ardayda soomaaliyeed ee halkaas ka qeyb qaadatay....illah ha idiin sharfo magaceynii ayaa sharafteenee. well done lads.
@nasreen51..marka waa maxey eedeeyntaan aan loo meel dayeen ee dusha laga saarayo guud ahaan koofurta?
mise iyagii danbiilayaasha ahaa ayaa idiin horjboodaya idiinkuna cabsiinaya ma waxaan nagu qasbeesaan inaan noqono warlords sida wasiiradii koofureed....marka xaalku waaDOQONI WAXEY U DIRIRI LA`...