-
-
-
2 months ago
Tahriibka Soomaaliya ilaa Italy iyo Nolasha Cusub
www.cisaleey.com http://directorzone.cyberli...
cisaleey • 6,056 views
adhile1
commented:
shukiri dahabki waxaad ka doraya in aad kanisad dhex fadhisato oo naag galihi ilahy qeyrkiis ku merisoo subxanalaahi ilahy kamagan europ aa sorry ilahy hana xafidoo
-
2 months ago
Istunka Afgooye Part 4 Shirta
Baidoa-Rehanweyn
Galguduudhanolato • 22,992 views
adhile1
commented:
dadkanwaa dad somaliyed lakin dhbka jira meshaw axa weye ma wafaqsana qawraca xoolaha sidn ay wax u qawraxayan waa qalad maha in laysku wada ag qalo waa in laqada kula qalayba oo si an kadan be ee laqalaya u arkin sxbkis oo qalan iyo mindidi oo isaga sugeysaa sorry maywashen dadku
-
2 months ago
Mawqifka Reer Sool ee dilkii Seemaal
Mawqifka Reer Sool ee dilkii Seemaal
Saylacnewstv • 753 views
adhile1
commented:
kuwan maha saladiin reer sool ah waa toogo ushaqysaa siil,anyo iyo ianta la socoda ee dhiga masakinta cabta xaabsade weligaa ba xooga ka hoosxaabso siil,anyo walee malin malmaha ka mid ha sharcigaan ku horkenidona waxa ban qariyay kuye toog dadka dhigisu qarianya mawax kalu qariya oo shili...
-
3 months ago
somalia dance
Somalia Dance
ucitv • 1,052 views
adhile1
commented:
gooood sifican bay u yaqaanan sasa larabaa in ad sooxafiadn
-
3 months ago
Cuqaasha taleex
holholnews • 1,694 views
adhile1
commented:
cuqaal yaa ubahan shirkan dadka qurbaha wataa dadkaas hadii ad tageeraysana haydin arko hadii kalena fadhiista imanka bela aee waadba beshen ee
-
3 months ago
Muxaadaro: Sh. Mustafe 2
http://www.oodweynenews.com/ , somalia, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, Xisbi, Udub, kulmiye, Udu...
oodweyne • 13,935 views
adhile1
commented:
mansh allah ilahyw kudaa waa derigu dhalinyarada aha shiikhu
-
3 months ago
Somali cartoon - Xaawo odeygeed oo shaati iibsanaaya
video-gan waxaa isbaansaray fiirso.com iyo amal express edmonton...
Waxaa soo diyaarshay Ibrahim khalif, waxaa cudka nagu caawiyay Abdulkadir Shak...
dowlada • 13,065 views
adhile1
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
3 months ago
Sheekoy Sheeko part 1
Qaybtii koowaad, run'ahaantii sheekada wali ma bilaaban. Kohor so ma'aha in aan ogaano qofka ay ku dhacday cida uu yahay iyo yay daris yahiin oo la...
dowlada • 176,724 views
adhile1
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
xaqiiiiiiiiiiq shekadn wax ba ka jirta iyado an lagu gefayn hoyooyin ka hadn shekadan dacayad kuma xuma
-
3 months ago
ILA HADAL QEYBTA LABAAD .flv
Barnaamijka ILA HADAL waxaa soo saara HayƔdda NEDSOM iyo Warbaahinta HORSEED MEDIA. Waxaana idin la socodsiiya Bob Lagas oo ah nin u dhashay Dalka ...
Talk2meProduction1 • 1,121 views
adhile1
commented:
kkkkkkkkkkkkkkk
mudane,pop somaliga wad baratay lakin %80 erayada ad isticmalaysa waxy u badanyihin kuwo dhowan curis ah oo an ahay kuwo xerudhalan ah ila iyo hadna wax fabreeb ah lagu samayn waxaa kale oo jira odhaho an ku haboney sida erayada ad magac bixisay afsomali sarbeeb leh
waad dadas...
-
3 months ago
Mohamed Farah.(Mo. Farah) Song
New Arts, english somali boy
dillapress • 18,063 views
adhile1
commented:
qofkasataa waa kadegayaa dunkan lakinw axa laysku dhama qofna tobad bukaga tegaya midna isagoo sida kan u halagsan allow nahanuni
-
4 months ago
Ikraan Caraale Vs Falis Abdi True Story
Ikraan caraale gaarsiiya, vs falis cabdi garaadlaay, heesihii dagaalka,ikraan caraale 2011,falis cabdi 2011,gaarsiiya,2011, garaadlaay 2011,ilkojii...
Qaarxis • 52,635 views
adhile1
commented:
war somaliyi weligeedbay dadka laysku xamanjiray wax cusub maha nin laba gabdhod jecladan iyo gabdh laba wiil jecladn waawax adunko dhanka daca
intaskadib sida felisna habar masayrty igrana wa gabdh wax jecel
-
4 months ago
jawaabihii ilka jiir ,ikraan iyo shiine
bilebaaa • 121,152 views
adhile1
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
sorry wale shine kan waa ka caqlibadan yahy waan nin culus sudu u hadlay
lakin ilka jiir sorry sxb wad cebody
-
4 months ago
Apollo School Somali Fashion
arday Somalidda ee dhigata dugsiga sarre ee Apollo h School StCloud MN
StCloudSomaliTV • 10,995 views
adhile1
commented:
bulshowalba ama jilkasto adunka kusobira way watan wax yalo ugar ah manta dhalinyaradi somaliyed mawaxy kensaden barnamish kan cusub wadiink iyo
wakhtigin adunyo malintiis jilwaliba dhaqankis
-
4 months ago
Wilsiqo Ciyaar gobolada Dhexe
mudug1 • 468 views
adhile1
commented:
woooooooooooooow
wakuwan ragaygii cajiib wayo wayoo wale jawi wahaysan
-
4 months ago
GACALTOYO STUDIO
new gacaltoyo waa hesti yasinka culus codku waa xassan cagaran EDIT by C/LADIF
carabcade • 18,599 views
adhile1
commented:
faninkan waaa ok 80% fananiinta mantaa marka lo qiyaso
-
4 months ago
hees geel
hees geel - Mahamud Osman & Roble Hoche & Kahin Ibrahim (1931)
hassanahmedw • 17,897 views
adhile1
commented:
nimankan hadii hees lo dhibo kale sida ay ugu luqan lahayeen codkdaa
cadi maha
-
5 months ago
barakacayaal
Uploaded with Free Video Converter from Freemake
daljir69 • 4,481 views
adhile1
commented:
isaaq land nacalad idinkortay maxay dadka masakinta ah u dhibayaan nacala kuyale walee somali waya tirahdaa ninba malintiis wale beri waxaan arkidona in ay konfuur idn oo dhadiqinaya laydinku garacidonaa
-
5 months ago
WARKII SHIRKA ISIMADA SOOL SANAAG IYO CAYN OO TAAGEERAY GOGOSHII TALEEX
soolnews1 • 2,559 views
adhile1
commented:
horta odayadan cidii wax kasugaysaaba kalidataa sadex sanay fadhiyan garowe marka yan waxba la cambarayn meshoda hajogaan shirkana cid u jojinaysa malah
-
5 months ago
Qaybtii 8aad ee filmka
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 8,187 views
adhile1
commented:
war waxuu dhaqan xumaa dadba maha miyaa
-
5 months ago
SOMALI BANTU WEDDING ALI AND DUNIA
THIS VIDEO WAS CREATED BY JEYLANI BOSTON
jeylaniliban • 23,892 views
adhile1
commented:
woooooooow somali aros
-
5 months ago
Hees Aan Caadi Ahayn Xusen Cali Mirale. www.duhur.com
Waxuu heestan qaaday Fanaankan xili uu booqasho ku tagay dalka Australia waana hees aad u macaan. Kala soco shabakada warbaahinta ee www.duhur.com
...
katiitow • 12,301 views
adhile1
commented:
heestan miraale xooga waso dhoweyay walao u kumirqamay oo u mesha inaguwalay hadan codkisaa wa good
-
5 months ago
Isbar bardhiga fanaaninti hore iyo kuwii danbe QASE STUDIO,, Abdi tahliil, Bqol , Miraale, Samatar, Fuad omar, Omar Dhuule, Ciid
dahirqase • 1,702 views
adhile1
commented:
cabdi tahlil /mirale waxa u kenay %70 walo uu heesta kuqayilay mirale
lakin fuda /xasan adan %20 bukenay ama kumabaqadayo codka xasan adan
lakin cumar dhule iyo ciid waa %70 isnaa walay ay aahayeen dadkasi ada ad u adagtay in cod koda lakeno axmed biif hadi an codka waxlagu kordhiin waxan s...
-
5 months ago
Baro computer windows 7 part 4
bi hamdilah qaybt afaraad waa so galiyay
rashiidjako • 732 views
adhile1
commented:
bro csharkan music baaku furan lama maqlikaro codkaaga fadlan casharkan dib u habaynkusamee
-
5 months ago
xudunnn
I created this video with the YouTube Video Editor (http://www.youtube.com/editor
) 20 views
adhile1
uploaded
-
5 months ago
adhile1
favorited
-
-
6 months ago
MAY NA SIISO - (Dhaanto) Gaaciye.3gp
Dhaant Soomaali
Gammuure • 2,147 views
adhile1
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
maynasiiso maxay isla adkaynaysa waxu mayada leh
waxaan maha odayal iyo xildhibano sax ah waa tuugadi iyo moryantoo marki dawladi qabqablayasha ladoranayaya loga dhigay qabqabla xildhibaned iyo intiidan be e maxakim tii dhcaday lagu kabay marka maha xildhibano waa xaaduqiin