-
5 days ago
sahra ilays.VOB
Hees cajiiba sahra axmed c/laahi (sahra Ilays)
hctvcayto1 • 9,356 views
absagangas
commented:
-
5 days ago
Hees KALGACAL - Sagal Arts - SOOMAALO.COM
Samayso bogaaga kuu gaarka ah @ http://soomaalo.com/register/
soomaalo • 31,821 views
absagangas
commented:
gabdhihii is dhayid iyo caashaq baa i haya ayay ka dhmaan waayeen jufma, iyadoo aan meelaha fadh-fadhiisan ayay calaf doonan kartaa , SUAAL DADOW, sidan ma calaf doon baa gabadhani oo hadalkan u daldalaysaa. war gabadhan anigaaba u bixi lahaaye ma ka dhab baa ? A-Z igala soo xidhiidh.
-
5 days ago
Fartuun - Birimo - Faysal -Hanad - BILANOOW - Hees - Cusub - 2012
Fartuun - Birimo - Faysal -Hanad - BILANOOW - Hees - Cusub - 2012
MrGaladi1 • 2,579 views
absagangas
commented:
abateed aad u badan bay u haysaa wadadan ay hayso.... illaah baa kaa weyn!.
-
1 month ago
Hees badbaado Fartuun Birimo By Waagacusub Tv
Hees Badbaado Fanaanadda Fartuun Ahmed Sahal Birimo By Waagacusub
Waagacusubmedia • 90,862 views
absagangas
commented:
waalli badanaa naagtu, subxaanallaah....... ma maqli jirteen qof baa jira belaayada u wacda kkkkkk... waaba tanoo kale. mida kale waa iska niikinaysaa, heestuna degenaan bay ku roonaan lahayd sidaan is leeyahay.
-
2 months ago
-
1 year ago
Hiiraan waa nabad.flv.flv
Heestii Hiiraan waa nabad & abwaan Max'ud Goox Qarboosh.
Waagacusubmedia • 1,349 views
absagangas
commented:
dhulkii xawaadle xawaadlu tiriyey, abwaan maashii? dadkii kale ee Hiiraan aaway hee!
-
1 year ago
HEES MACAAN
somalian giter's and singer's .damn he done well
HakinHo • 134,044 views
absagangas
commented:
@sagaalaaa, maba la fahmi karee maxaa skool laga aadaa, kkkkk iskool xattaa malagu baran karo tan camal..lol
-
1 year ago
Deeqa Ahmed By Somalimuzic.com
Somalimuzic.com Presents Deeqa Ahmed Goroyo cawshuba
somalimusicdotca • 196,247 views
absagangas
commented:
!!!!!! gabadhani waa cajiib,aad bay ugu qanacsan tahay inay faanaanad noqoto, nafsad aad u saraysa ayay u haysaa Fanka, lkn uma qalanta gabadh heesta oo masraxyo soo istaagta waayo, gabadh miyir badan bay u eg tahay balse way la gashay........ si kastaba COD QURUXEY, ALLAHA KAA SAARO FANKA.....a...
Allah yaa diracan ay ku dhex dhumeen ka tuura gabdhahan, Shabaab la idinku salid.!