-
abdullahi1988 favorited 4 months ago
Video Universal looga eryay Wariye Cawke
Waa Video sabab u noqday in Wariye Cawke iyo Saxaafiyadda Bishaaro looga eryay shaqadii Universal Tv Kadib markii lagu eedeeyay inay caayeen Dalka ...
-
abdullahi1988 favorited 4 months ago
Ma U Malaynaysaa Gabadhani Inay Fanaanad Noqon Karto """""""Caasha """""""
Ma U Malaynaysaa Gabadhani Inay Fanaanad Noqon Karto """""""Caasha """"""" Codkaaga Sii Fadlan
-
abdullahi1988 commented 4 months ago
Hees LOOLI-Sagal Arts-Waagacusub Tv
Fanaanadda codka Macaan ee SAGAL ARTS ayaa soo saartay hees cusub oo macaan -waa heesta LOOLI -WAAGACUSUB TV
yaasalaam xasan garayd inuu abwaan iyo mulaxan isu darsaday waa lagu ogaa mideedakale sida wax isugu dhacyaa waa waxaan la inkiri karin maansha allah sagaleey iibaashaa
-
Booqashadii Raiisalwasaaraha Somalia ee puntland
Waa Markii R.w C/wali oo booqasho ku yimi Magaalada Garowe Ee Puntland
22 aad buu ku yaalay airportku
furoole waa ninxun laakiin raysul wasaaruhu waa nin odaya
-
codka naga hagaajiya hangu ceebayninee pls
-
Farxiya Fiska New Song 2011 tawaawuc
kariimsheekh's shared video file.
dumaashi dee waad qurux badan tahaya ee adoo noo heesaya xoogaa marada garbaha saaro ilaahay dartiis
-
Xaawo kiin iyo habeenki ciida
waa habeenki ciida universal tv iyo fanaaninta
kolay anigu qoftaan waxaan u aqoon saday fanaanad umada somaliyeed u soo kacday waxii hore quba
-
Laqanyada Jacaylka
Sahra axmed iyo Maxamed buse
ninka kabanka garaacaya waa BUUSI saan malaynayo?
-
-
abdullahi1988 commented 4 months ago
Xaawo Kiin iyo Hesstii Dhoof Jaceel
waa hees cusub dhoof jaceel iyo codkii Xaawo Kiin 2011
waligay hees ay qaadeen qolyahaan danbe ma dhagaysan ilaa gabadhaan mooyaane aadbaan uula dhacay iyadoo jilitaqaan GO FORWARD ADEER
-
abdullahi1988 favorited 4 months ago
Wada hadalka Nadaba ee Gaalkacyo 05 09 2011
shir ay yeesheen odayaasha iyo wax garadka mudug oo looga hadlay sidii loosoo af meeri lahaa dagaalka Ciidanka Puntland ay la galeen beesha Leelkase.
-
-
Baaq ku aadan Dagaalada Gaalkacyo By Baafo 03 0911.mpg
Baaqan ay jeediyeen qaar kamid ah waxgaradka iyo odayaasha gobolka mudug ayaa ku aadan in lajoojiyo colada halkaasi ka alooshan islamarkaana xaalad...
lelkase iyo xawaadle waa wada dhasheen baan maqlaa waligay ee ma lelkasaa hawiyaa mise xawaadle, markaan saas leeyahay waan jeclaan lahaa inaan wax ka barto qabiilada somaliyeed ilayn somali baan nahaye
-
Maadeey Somali Week 1993
Waa fanaankii maadeey oo ka heesaya bandhig faneedkii Somali Week ee Sanadkii 1993
caadi maaha aadbaan uuga helay thnks nabadraadshe
-
Sheeko Gaaban
Majaajilo
yaasalaam qawdhanoow ciid mubaarak sxb war ninyohow heesta uugu horaysa baan kaa codsan lahaa waxaa qaadijiray AUN Burci
-
-
abdullahi1988 commented 6 months ago
hARGEYSA IYO MUQDISHO
HANBALYO REER SOMALILAND SIDAAD U DHISATEEN DALKIINA
kkkk war saani si maaha ee somali haysu samirto
-
abdullahi1988 added to a playlist 6 months ago
-
abdullahi1988 commented 8 months ago
Cali Diiriye "Cali-Gaab" 6
Cali Diiriye Cali-Gaab http://www.aligab.dj/biblio...
interview by cali sayid - june 1996
heestaan o audio ah inaan dhagaystaan rabaa walaal Hasanow xagee ka dhagaysan karaa (samatar)?
-
Sudanese Music Collection
14 heesood oo soodaaniya.
14 Sudanese songs.
saalax ibnu baadiye yaasalaam qawdhanoow sxb salaan sare waad nagayara tuntay walahay waxaad ii celisay back to the 80th mahadsanid wlaal
-
Jordan McCabe 12yrs Old - University of Washington halftime performance 12.6.2010
Here is a video of Jordan McCabe doing a little halftime demonstration of some basketball skills and drills for the University of Washington on Dec...
Kind of magic wow
-
qaaci 3.avi
kastan qaaci
beautiful kaban and voice thnks carlo
-
Geediga Nabada -- The Somali Peace Caravan, in recording with Bill Brookman
Geediga Nabada -- The Somali Peace Caravan -- tours some of the most high-risk areas of Somalia spreading a message of peace through traditional ar...
a/nasir malin aidid he is the best of the best when it comes beating kaban or oud
i think Bill Brookman can even beat kaban he knows a lot deferent musics
thanks HJST
-
Mohomed Kabanle : Hubqaad
Mohomed Kabanle music clip
barkulan neey waas socotaaye hortaada u soco caadi maaha dhaqankii iyo hidihii aan lahayn baan idunkku ognahay thnks
-
-
abdullahi1988 commented 8 months ago
Xeebtaa Jabuutii by Maxamed Mooge (15)
this is a remake of xeebtaa jabuutii by maxamed mooge
Played by Ahmed Mohamed Babu ....now AGE 15 !!
yaasalaam ader this is real qaaraami wow amizing we
need more and more thnks
-
abdullahi1988 subscribed to monkeypoop77 8 months ago
-
abdullahi1988 commented 9 months ago
old school caadi maaha top 10
-
waayahaan ma arag ama madaawan barnaamij ka xiiso badan waxaanse aad ula yaabay wariyaha said dheere walee waa mucjiso ninkaasi

Sahro Halgan vs Ayaan Dagan .. Yaa iska Leh Heesta Barasho Wiil?
Taloow Labada Fanaan keebaa Iska Leh Heesta, Qaladka Ma Abwaan kaa, Ma Fanaankaa, Fikradaadu waa Lad Dhabarka Bulshada.
3,841 views
abdullahi1988 said:
Laxanka waxaa kuleh degam markay qaadayso iskumana laxan eka laakiin miruhu waacopy inta badan qaladkuna maaha degan ieewaa abwaanka heesta sameeyay oo xaday inta badan heesta
Heesti Dhagafur iyo Dhiiltire By Abdulqadir M. Adan - Aargute
Erayadii: Abwan Bilig Hurfe
Laxankii: Mohamed Sheikh Wadanole
Musicadii: Farah Borame
Codkii: Abdulkadir Mohamed Adan - Argute
Cameradii: Abdifatah...
61 views
abdullahi1988 said:
yaasalaam waa hees aad u macaan guda dhagafureed aargute iyo abwaan bilig aadbaan u salaamayaa
Somali Lyrics - Song - Qalbi kaa janjeera - By Cabdi diini
77,982 views
abdullahi1988 said:
@bashka285 saxib mahadsanid erayadaas dad badan aya isoo waydiiyey waad ka baxsatey thankz
khadra dahir: Beer jacayl
Hees aad u macaan oo qaadayso fanaanada weyn ee khadra daahir cige. heestan waa hees aad u qiimo badan sidaas baan na usoo galiyay youtube ka
11,519 views
abdullahi1988 said:
@shidane22 alah yaa cizik waad asiibtay walaal
khadra dahir: Beer jacayl
Hees aad u macaan oo qaadayso fanaanada weyn ee khadra daahir cige. heestan waa hees aad u qiimo badan sidaas baan na usoo galiyay youtube ka
11,519 views
abdullahi1988 said:
@dhuungal walaal beledweyn waxay ahayd hees aad u soo caanbaxday laakiin hees kulmisay fanaaniin badan iyo abwaano badan maahayn heestaan waxay kulmisaa waa fanaanin badan qisadeeduna aadbay caan u ahayd laakiin waxaa laga yaabaa inaadan maqal adigu mahadsanid walaal
khadra dahir: Beer jacayl
Hees aad u macaan oo qaadayso fanaanada weyn ee khadra daahir cige. heestan waa hees aad u qiimo badan sidaas baan na usoo galiyay youtube ka
11,519 views
abdullahi1988 said:
sheeko baraleey waa sheekadii ka dhacday gaalkacyo oo heeso badan lagu jilay
+ 3 more videosshow less