-
5 months ago
sahanstudiompls • 34,583 views
TheMohamed2014
commented:
-
5 months ago
Too Little Too Late
JoJo Too Little Too Late
sammieslammajamma28 • 24,085,271 views
TheMohamed2014
favorited
-
-
9 months ago
booska haweyneyda muslimada ee islaamak ku leedahay
sh mohammed cabdi umal
MrAbubakar14 • 238 views
TheMohamed2014
commented:
mashuur sheikh mohamed umal sida aad umada wax ugu sheegto marka oo aad xaqa uu fahansiido qof walba waxii oow aduunkan sameeysto ayaa Aqiira ugu hooreeya
-
9 months ago
MrAbubakar14 • 7,134 views
TheMohamed2014
commented:
Masha Allaha Sheikh Mustaf Allaha dhoowro waxa oow ka mid yahay mushaa.iida sida dhabta uu fidiiya diinta Islaamka Alle ha ka abaalmariiyo
-
9 months ago
Farxiyo Fiska 2011- Daadihi Jaceylka HEES CUSUB www.Somchat.tk
http://www.somchat.tk -Heesaha Xulka ah Ka Dhageyso webka http://www.somchat.tk
gurisoft • 220,588 views
TheMohamed2014
commented:
muruqsade muruqsade amaanay uun ka soo qaad Heestan wax mena ma laha
-
11 months ago
Hees Somali - Fanaadi SAADO CALI - Classic
Somali Classig Song
dalmar46 • 39,369 views
TheMohamed2014
commented:
Saado Ali warsame wale waa fananad wadaninimo cood macaan qurux somalinimo intaba Alle waa ku maneystay waa jeclahay heeseheeda nolow
mama lakiin taan Allena hhhha hilmaamin ayaan odhan laha mama aay hore uu badatay
-
11 months ago
-
1 year ago
Bandhiggii Abu Dhabi ee Kooxda Waaberi, 1986 - Qeybta 2aad
Bandhiggii Abu Dhabi ee Kooxda Qaranka Waaberi, 1986. Waberi Troupe's Abu Dhabi Concert in 1986.
XasanBurhaan • 55,388 views
TheMohamed2014
commented:
xasan burhaan walaal codsii hadii aadunida joogtid hadad dhimatayna Allaya Rama? walaal shoowgan soo dhameestiir dawashadiisa lama cajisaye aad buu uu wacan yahaye thanks
-
1 year ago
Soo xarakood
Hees
waaberistudioatl • 97,886 views
TheMohamed2014
commented:
haa walal sharkeey waad saxantahay sxb gabadhaan waa Siteey qosol wanaag [Siteey maxamed sheikh heestanna waxa aay laa qaaday Axmed Shariif kiileer Allaha uu naxariiste masha Allaha Siteey wayahan fanka kuma arkiin waxan uu maleyna ilmooley ayeey iska noqotay waan ka hela gabadhaas coodkeeda sa...
-
1 year ago
Shimaali Axmed Shimaali & Qadiijo Hiiraan.flv
Heestii "Ha burburin wacadkoo" Shimaali Axmed Shimaali & Qadiijo Hiiraan.
XILDHIBAN • 5,224 views
TheMohamed2014
commented:
khadiijo hiiraan & shamaali cood ayaa ku dhamaaday waan ka heela baladan fanaan markeey heesayan Esh calaa hees noolaada weligiin
-
1 year ago
MsAbdul20 • 73,556 views
TheMohamed2014
commented:
heestan caadi ma ahaan waan ku qancaay
-
1 year ago
ABDI DIINI 2010 LYRICS (BAGA BAGAA}
munasar lyrics presents
munasar10001 • 13,511 views
TheMohamed2014
commented:
abdi diine axasan fanaan masha Allah sxb codkaagu aad buu uu macaan yahay uuna dabacsanyahay welliba waxan maqlay inaad tahay mu Allif waa loo bahan yahay jiilka cusubraag nuucasa sxb Allaha ku daayo
-
1 year ago
khadra cumar dhuule- dood hees somali
khadra omar dhuule oo ku luqeyneysa dood. Filimkan oo tayo leh ka daawo http://www.sonna.net
halgankanet • 113,316 views
TheMohamed2014
commented:
dhal fanaan caadi ma ahan Qadra cumar dhuule
-
1 year ago
daljirdawakhay • 102,596 views
TheMohamed2014
commented:
caleeeeg heestan talantaaliga Zahra daawo & Qomaal Ex Hassan Aadan
waayo waayo xuus muudan gadaal ka gaar wax ha loo sheego
-
1 year ago
amaanada ilaahay by Mohamed saleban tubeec with lyrics.
Ma ogtahay ayaantii ilmadu kaa da'eysee............M.S.Tubeec at his best.
Lyrics frm www.somalilyrics.net
craxmaan10 • 153,717 views
TheMohamed2014
commented:
@abdullahi22
War hedhe wax iga su.aala dhulka soomaalida Ethopia ma Ogaadeen oo kaliya ayaa iska leh mise waa dhul soomaaliyi ku dhantahay?
su.aasha kale wax aay tahay maxaa loogu baxshay Ogadenya?
inta dhulkaas ogadeen logu yerayo lagama yaabo intaad xornimo heshan Abidkiin waxad tihiin sida falastiin iyo Ez...