Somalia Guul Horumar.Somali Diidoow Dilaac
SoldierGirlSsc's Channel
Alert iconSubscribed
 
SoldierGirlSsc has no videos available.
 
Sign in or sign up now!
Hello, you either have JavaScript turned off or an old version of Adobe's Flash Player. Get the latest Flash player.
Loading...
Loading...
Loading...
Loading...
SoldierGirlSsc
Alert iconSubscribed
Loading...
Profile
 
Name:
Bal Adba Laga Yaab
Channel Views:
10,302
Joined:
Mar 2, 2011
-Intaad hooyo nooshahay , Hambalyo
-iyo Bogaadin Hanti Kaaga dhigaynaa.
-Hamrashiyo Xaq dhawr baan Dusha
-Kaa Huwinaynaa, Waligay
-Dushaadaan Ka Dul Heesayaayo
-hiyigiyo Laabtaan kugu haynayaayo
-Hooyo Kuu Ducayn Aduunka Naruuro
-Ku Nooloow Akhirana Jano Ku Waar
-Aamiin Aamiin

*Guul Khaatumo State Of Somalia
*Hambalyo" Hambalyo Khaatumo
*Halyeeyaa Samaan Hore
*Geyigayga Soo Maray
*Waa Halgankii Daraawiish
*Badalkiisi Dhalaye Waa Khaatumo
*Bayaaniyey Qalbigaygu Faraxyey
*Bilane Waan Ku Maarmi Doonaa
*Badhaadhiyo Samaan Sare
*Boogaadinteed Helyoow
*Barakaysne karaamoow
*Buruud Laga Didaad Tahay
*Bushaareeyey Aniguye
*Bisinkaa Laguu Hayaa
*Balaayada Hadimadeedana
*Boqorku Ku Gees Mari..Aamiin.

~SOMALIA SOMALIA SOMALIA SOMALIA
About Me:
 
¤*¨¨*¤.¸¸.¤*¨¨*¤
Allahu Akbar

█████████████████████
----------Alhamdulillah----------
█████████████████████
-------------I Love الله--------------
█████████████████████
...-------I Love محمد (S.A.W)--------
█████████████████████
------Proud To Be A Muslim-------
█████████████████████
----لا إله إلا الله محمد رسول الله----
█████████████████████

Diinta islaamku waa nuur
Qalbigay dawaysaa maskaxday sifaysaa
Dhamaan jidhka qaybihiisa kala
duwan ayaa lagu dabiibaa
Shaydaankay didisaa xumahay la
dirirtaa, wanaagay soo dhawaysaa
Waa diin nasteexa ah oo toosan samahay ku caan tahay
Waa horseedkii noloshoo allahi na siiyay ayaanu ku mahadinayna
Waa diin caafimaadoo hadii aad ku
dhaqanto xume laysma haleelo
Waa hoygii xurmadiyo sharaftiyo udgoonka, dhaqan wanaagay ku talisaa
Allow nagu jaheeyoo naga dhowr xumaatoo noo daadihi xageeda
Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

:Nabiyullah Muhammad Sallallahu
:Alayhi wa'sallam
:Rasulkii Naloo Soo Diray,Waa Qayru
:Khalqullaah
:Makhluuqii Allah Umay Waa adoonkii
:Ugu Fadliga Badnaa
:Ahna Khatumu Nabiyiin
: Lagu Soo Khatimay Rashushi Allah
:Subhanu Wa Ta'ala.




.........(¯`\•.¸✿´¯)✿(¯`✿¸.´¯ )
......(¯`\•.¸✿¸.´¯)✿(¯`\•.¸✿¸. ´ ¯)
......(¯`\•.¸✿¸.´¯)✿(¯`\•.¸✿¸. ´¯)
......(_¸.`✿`\•.¸_)✿(_¸.`✿`\•. ¸_ )
........(_¸.`✿`\•.¸_)(_¸.`✿`\• .¸ _)
............(_¸`✿¸_)(_¸✿`\•.¸_ )
................¯¯`\•.¸✿.¸/¯¯
..........................▒▒
.......................//.I.\ \\\
......................// III //.\\\

( \ / )
( ^ .^)♥
O('') ('')

............-|▒|-|▒|-|▒|-|▒-
.......... /▒/--------------\▒\
.......... |▒|----__ -------|▒|
.......... |▒|..( ✿ )---__--|▒|)(¯✿¯)
....(¯v¯)▒(_≻✿≺)(¯v¯)I(_≻✿≺_)
(_≻✿≺_)▒(_^_(_≻✿≺_)▓(_^_)
..(_^_)░▒▓░▓\░(_^_)▓░▓▒/
.......\▒▓░▓░▒▓░▓░▓░▓▒/
........\░▓▒░▒▓▒▓░▒░▓▒/
.........\░▓▒░▒▓▒▓░▒░▓/
Hometown:
Sool Sanaag Cayn
Interests:
Somalia
Movies:
Action
Books:
History Of Darwiish And The Holy Qur'an
Channel Comments
ilwaad2004 (3 weeks ago)
ala walaashay qurx badan qaali luulaay aad iyo aad ayaan kuugu fiicanahay.xaaladu waa boqol boqol iyo weliba siyaado.waan yare safrayoo wuu daba dheeraaday way dhacdaa mar mare.bal adigu iska waran xaalada waa ok ayaan filayaa.MISS YOU A LOT INAADEERO
SUMEEYA1 (1 month ago)
inder xaaladu waa dhag dhag qolka caraf udogoon janada alaha nagu kulmiyo aamin
SUMEEYA1 (1 month ago)
asalmucalkum inder see i tahay
SUMEEYA1 (1 month ago)
vive khatumo 2
AbidahmanWadani (1 month ago)
Salaaaaaan sare indrtiiiisey kawaran xaalkaga inder ayantan kuma arkine, deee Taleexna warbaan kaaga hayaaaaye aaan is aragno cml hehehehehehehe
SoldierGirlSsc (1 month ago)
»-(¯`v´¯)-» Maasha »-(¯`v´¯)-» Allaah »-(¯`v´¯)-» Tabarakallah »-(¯`v´¯)-»Allahu Akbar»-(¯`v´¯)-»
ilwaad2004 (1 month ago)
same here walaalo wacaneey,gugii baa da'ay geeliina wuu dhalay.dhay baa la dhamaa sikale kuma garatide,,lol
ilwaad2004 (1 month ago)
soldiergirl,morning walaalo.wat's up,,waan ku salaamay my inaadeero,i MISS u
ilwaad2004 (1 month ago)
kixkixkixkix,yes walaalo hayga tegin sharci baa ka yaal waysku qoranahay
tusmadii seyidkee timaanayd iyo taleexna hadaan u soconaa.daraawishtii way dhantahay dumar iyo ragba oo maxay naga reebay inaga lol,,
ilwaad2004 (1 month ago)
i know inaadeer wacaneey,waa la yare turun turooday.laakiin waa lakacay maaha ma gablamin darwiishkii.aqalkiina waad rafacdee maad guurtay walaalo booqasho gaaban ayaan kuugu imi lol,,
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more