Profile
Name:
Nimco Dareen Channel
Channel Views:
17,686
Total Upload Views:
1,762,740
Joined:
Jun 2, 2011
Latest Activity:
2 days ago
Subscribers:
529
Nimco Muxumad Xasan oo ku Magac dheer (Nimco Dareen) waa Xidigad Somaliyeed oo da' yar oo kasoo Jeeda Dhagax Buur Jigjiga waxana weyan xidigad ku caan baxdey codkeeda dahabiga ah ee Dareenka badan ku dheehanyey & Heesaheda aadka u wacan & weliba Muuqaal wacnideeda so jiidashada Badan.
Nimco Dareen waxey ku dhalatey Harar,Ethiopia iyada oo 10jir ah ayay waxey so gashey wadanka Finland oo ay uso raacdey walaasheed o ka weyn markaas wadankaas ayey ku Barbaartey oo ay Tacliintedi & wax walba kaso dhamaysatey markas iyadoo da' yar ayey bilowdey Fanka oo waxey ku Bilowdey iney la Heesto Group oo Ajaanib ah ama cadaan ah oo wadankaas ahaa waxeyna ku heesi jirtey afka Finnish-ka oo ah afka Finland lagaga Hadlo lakin hadana mar walba waxa ku Jirey Riyo ah iney noqoto fanaanad Somaaliyeed oo afkeeda hooyo ku heesto.
Nimco inyar ka dib markey joojisey afka Finnish-ka ku Heesitaankiisa waxey bilowdey iney fanaaniin somaliyeed la xidhiidho o codkeeda la Tijaabiyo heestii 1aad ee codkeeda lagu Tijaabiyo waxey aheed Hees ay ledahay Fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed Jaamac Heestasi waxey ahay (((Naf ku Jecel Aduunyada))) markaas aad & aad ayey codkeeda ula dhaceen waxeyna ku dhiiri geliyeen iney hore usii socoto oo Fanka wado ,Heestii kale ee kusoo xigtey eey qaado waxey ahayd heestii Kinsi Xaaji Aadan & xidigo ee imika dhudhumiyo miyan so dhawada,Heesti kusii xigteyna waxey ahayd Hees ay ledahay Fanaanada caanka ee Khadra Daahir ee , Nimco 6 Bilood ka bacdi waxey noqotey fanaanad iyadu cagaheeda isku taagta oo Hees leh heestasi waxey ahayd (DAREEN).
Nimco Step by Step ayey u socotey Heeso Kooban ayey so saartey lakin se midba mid ay waxba ma tihid ay dhahdey oo aad & aad u macaan oo dhamaan umada Somaaliyeed u bogtey l, Nimco waxey noqotey fanaanad ka mida fanaanadaha somalida kuwa ugu tageeraha badan ee laga wada daba dhacey
Heesheda waxa ka mida :-
1-Booli
2-Ma garan Caashaqan i helay
3-Qandho
4-Ubad
5-Ruuxyahaw aanan necbaan karin
6-Dadka laba is doorta
7-Salow & Heeso kaloo badan.
8-Heesta wadaniga ah eee Nabad
Nimco waxey kalooy lasoo sameysey heeso si lamaane ah fanaaniin aad loo jecelyey heesahas waxa ka mida
1-Daahir Lucky - Dhabtuu Jacaylku Yaala
2-Ku Tabey qalbiga ku Tabey - Caydaruus Halyeey
3-Qoomaal - Saado Sawjadeydi
4-Qoomaal - Heesta Arooska (Ukaca arooska)
5-Jooqle - Galeyt Dumar
6-Jooqle - Muxubada kalgacal
7-Gaadaco - Ilwaad
Nimco waxey Soo Cusbooneysiisey Heeso Dhawr ah umaney geyn Faqri ama Lacag la'aan waa heeso ay jecleyd oy doorbidey iney diib usoo Nooleysiiso Heesahas waxa ka mida
1-Jacaylka maxaan Baxnaanshey
2-Allahayow Naf sareeya maxa qoorta ii sudhey
3-Dhabtuu jacaylku yaala
Nimco Dareen hadii Nolosheeda Gaar ahaneed laga Hadlo Nimco waxa weyan Hooyo waxeyna ledahay Gabadh yar oo la Dhaho ♥ Najma ♥
------------------------------ -------------
(((♥♥♥Dookha Nimco Dareen♥♥♥)))
------------------------------ -------------
Midabka = Buni
Gaadhiga = Farari Cars
Cabitaan = Caano Geel & Ciir
Cuntada = Soor & Sabaayad & Suqaaar
Kooxaha Kubada Yurub = Barcelona
Kooxaha Igiriiska = Arsena

------------------------------
(((♥♥♥Dookha Nimco Dareen♥♥♥)))
------------------------------
Midabka = Buni
Gaadhiga = Farari Cars
Cabitaan = Caano Geel & Ciir
Cuntada = Soor & Sabaayad & Suqaaar
Kooxaha Kubada Yurub = Barcelona
Kooxaha Igiriiska = Arsena
About Me:
Country:
United Kingdom
Albums:
Channel Comments
|
HavedClub
(5 days ago)
nimco waan ku tageera walal ilahay wuxuu ku siiyay qurux iyo cod, heeso badan ayaanu ka sugayna
|
|
hosni977
(6 days ago)
wow nimco nolow walaalo u r a star my favourite female somali singer.
|
|
mahad509
(1 week ago)
nic
|
|
superugaaska
(1 week ago)
Nimco Dareen Mansha Cod wanagsan Ayad leedahay Xaabiibti Lkin inaad timaado Cairo aya ku hadhay
|
|
NimcoDareenChannel
(1 week ago)
Thanks All Fans <3 You guys <3
|
|
Waranle
(2 weeks ago)
Quruxleey Qalbiga kusalamay :)
|
|
nubeeri
(2 weeks ago)
fananad qaranka
|
|
ayan874
(2 weeks ago)
wawwwwwwwwwwww
|
|
Heropro25
(2 weeks ago)
horta marka koobad aad iyo aad ayan ku salamayaa fananada soomaliyed nimco yar runtii heeso ad u macan ayad wakhtiyadan dambe gar ahan laga bilabo socdalkagii jigjiga ad nagusoo kordhisay aniga iyo dhaman bulsho waynta somaliyedba aad u amaanen ku odhan maayo somali land bad hes u qaaday oo hargaysan kugu soo dhawaynayaaye adon hesna u qaadin ayan borama kugu soo dhawaynaynaa dee sidi jigjig mise jigjiga waa fiishiii
|
|
xareedsom022
(2 weeks ago)
maansha illah walaal nimco il iyo cawriba la,aw oo cadow kuma arko
|