-
2 months ago
ABDIFATAH YARE song Kalgaceylkan base 2010
AbdiFatah yare iyo heestii Kalgaceylkan base
dhaqso iigu kadiyaa korahaa isaare 2010
HEESOKABANSTUDIO • 92,742 views
MrBurco27
commented:
-
2 months ago
MrBurco27
liked
-
-
2 months ago
Faadumo hilaac 5.flv
Studio bashiir waxarey Arhus Dk. Heestii Aniga iyo Goladetda,
Faadumo Hilaac 2011.
MrBashiir • 1,663 views
MrBurco27
commented:
nice song faadumo sis laakiin ilmihii yaraa naaska mad soo siin markaas (^_^)
long life sis
-
2 months ago
Faadumo Hilaac.mpg
Waa Hees Cusub Faadumo Hilaac 2012.
MrBashiir • 4,706 views
MrBurco27
commented:
go faadumo u have da best voice
-
3 months ago
2011-06-19 Somaliland: Xasuuqii Malko durduro oo kaamil ah.
Waa sidii malko durduro looga soo duubay oo waxba kamaan saarin.
aliciid • 6,234 views
MrBurco27
commented:
ali ciid aad baan u mahad san tahay walall waxaad i xasuusisey geeridii aabahay ilahayna janadii ha ka waraabiyo isaga iyo wixii la socdayba
-
5 months ago
Singer Mohamed Said Abdi Hassan
araweelosomaliland • 5,635 views
MrBurco27
commented:
arawelosomaliland aad baan u mahadsan tahay walaahi inbadan baan ninkan raadinayay waa boqorka codka sanadka
-
5 months ago
hees cusub XASIL by Ikran iyo Abdi holland [ Official Video ]
Directed by Abdisalan Aato
Edited By Abdinasir Cirro
nasircirro • 258,808 views
MrBurco27
commented:
waw ! i am big fan of u guys abdi holland and ikran araale
waa video ku dayasho mudan wax koleyba hadaad jlayso wax dadku ka helaan soo badhiga waana arin casri ah aad baan uga helay wana mahadsantihiin
-
6 months ago
Xaaraanta iyo khatarteda sh umal 1- 8
kuwaataro • 2,730 views
MrBurco27
commented:
asc dhamaan musliminta meel walba oo eey joogan waan salaamayaa gaar ahaan somalida iyo sh maxamed cabdi umal ajar allah kasiiyo xasanaadka uu nasoo gaarsiiyo hadiyo goor wcs
-
6 months ago
-
6 months ago
Xoosh oo ka digay Universal TV
Cabdi Xoosh ayaa ka digay telefishinka Universal ,wuxuuna kashifay dilalkii uu ku lugta lahaa Abdulkadir Hajji Masale.Waagacusub Tv
Waagacusubmedia • 31,279 views
MrBurco27
commented:
waxaa lagu mahmaahaa mindi calool haday kudhacdo caacwax uguma taal bahal xun oo nacasa ayaad tahay ee oohinta kala tag meesha
-
6 months ago
Xinne Xiirey vs Lady Humbush-Haanbush
Poetry Combat between Xiirey and Lady Humbush..
Hees dhaqameed qosol leh oo dhex martay Abwaan Xinne Xiirey iyo Humbush Haambush
mrMADAALE • 107,248 views
MrBurco27
liked
-
7 months ago
SHAWGII SAYNAB LABADHAGAX JIGJIGA.wmv
shawgan oo kadhacay caasimada DDSI ee magalada jigjiga ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka dhalin yarada horumarinta Dagmada Tuli-guleed
shawgani...
MsKaysar • 36,480 views
MrBurco27
commented:
jigjiga waa dhul somaliyed siiba ogadenia laakiin isma lahayn dad noocan oo kale ah baa jooga waa abtiyaaladay ogadenia ana waxan ku dhashay burco markaa waxan dhihilahaa dadkan dawlada gumaysiga taageersana waxan dhihilahaa dadkiina raaca oo ka toobad keena
-
7 months ago
tufaax Ilkacas 2011
habayntii hamse shafay
sadamation • 2,629 views
MrBurco27
commented:
alaaax waa fananad cusub tufaax indr go forward u will be da best insha allah
-
7 months ago
kinsi xaaji aadan 2003 hargeisa
bigabdi1 • 22,127 views
MrBurco27
commented:
allaa yaa raxma raaximiin kinsi x aadan maanta ayay ku geeriyootay hargaysa waana qof xasuus ka mudan ummada afka somaliga ku hadasha ilahay god ka ha kuu nuuro aamiin aamiin
-
8 months ago
xasan olol 2010
xasan olol 2010
asifali951 • 90,721 views
MrBurco27
commented:
rer olol kubada cagta ayay ku fiicnaayeen ee xaga fankana way ku fiican yihiin saw already hassan olol go forward indr
-
-
10 months ago
Qaybta 3aad ee Filmka
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 10,585 views
MrBurco27
commented:
jawaan iyo sooraan iyaga laftooda ayaa riwaayad ah laakiin dadku waa inay wax ku qaataan dhirta la shidayaa waa waxa abaaraha sababay
-
10 months ago
NIMCOOY (Hees Soomaali) by Abdifatah Yare (Cabdifataax Yare).
Somali Love Song.
Sound (Mastering),video and search promotion by Faysal Jeero, Owner of The Venus Channel, the best sounds.
TheVenuschannel • 131,887 views
MrBurco27
liked
-
10 months ago
Jawaabtii Heesta Garaadlaay (shukri sindiko)
Waxaa soo jawaabtay Shukri sindiko Hadaba suaasha is weeydiinta Mudan ayaa waxa ay tahay Maxaa ku dhaliyey Shukri In ay dib u ololiso colaadii la d...
somaliwikileaks • 20,678 views
MrBurco27
commented:
hahahhah walaahi wan ku qoslay sida ay u heestay laakiin waxan u fahmay inay tahay lesbain oo iyada lafteedu ay yarta u qayilayso waxani qabiilka wayne.
teeda labaad sawirka meesha saaran marka aad aragto waxaad u fahmaysaa inay nin iyo naag isla sariran yihiin markaa dee u daaya in laga aflagaad...
-
11 months ago
Hees GARAADLAAY By: Falis Abdi Maxamuud
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 433,120 views
MrBurco27
commented:
¨waar heedhe dadkan midgaha ah maxay ahaayeen waar wax hubsada oo ogaada abwaankii heesta ikraan sameeyay waxa uu usameeyay iyo inay shiine qusayso teeda labaad filis shiine may jeclayne markay garac u dhashay ayay meel ay ka dhaafto jirin sidaas na ku guursatay laakiin naag maseer tay dadka waan...
-
11 months ago
Aroos Burco part 3
HOTEL EGAL BURCO
zerihun2 • 56,537 views
MrBurco27
commented:
dadka aan halkaa ka arko waa dhamaan waa xaafadayda abu dabai waa na aroos aad u qiima badan insha allah wakhti aan fogayn waan imaanaya burco
-
-
-
1 year ago
Dookh iyo Dareen.
Fanaanka : Qaadiro jacayl
Heestii : Dookh Iyo Dareen
Erayadii : Shay mire Dacar
Laxankii : Shay mire Dacar
Music by: Xasan sharif
kuleeeliye • 94,592 views
MrBurco27
commented:
heestan walee waa funny masha alaah cadi maaha fanankani waxaa kadhiman inyar oo body puildin
-
1 year ago
-
-
1 year ago
hibo nuura - laalays -by Arrowtail
hibo nuura heestii laalays dusheeda
may be she was still vergin......
Author ; Abdulwahed Salah
arrowtail
arrowtail • 164,422 views
MrBurco27
commented:
heestan waa siyaasad dad baa is haya laba qof markaa qurux du meelkale ayay u socotaa ninikii garanaya ayaa garanaya nacas na loo sheegimaayo ee la qabsada heesta
-
1 year ago
saado cali vs cabdi nuur-alaale
somaliland
PANAPAL1 • 75,158 views
MrBurco27
commented:
waar islaanta yar yaa ku diray ninkan waa nin oday ah cabdi nuuur allaale
waar shaqakale iska yeelo yaa dhaha islaanta yar ee siiilkii ay ku shaqaysan jirtayna ka gaboobaw
-
1 year ago
oonka biyaha khaled lycki
khaled haji
MrKhaledlucky • 5,041 views
MrBurco27
commented:
khaalid waar waa madax sare ee ka leexda rer oulu hadaanay fanankaleba malihin insha alllah mustaqbalna wuxuu badalaya fananiintii waynayd waa in waraysi lagaa qaadaa
-
1 year ago
All somali music,Qoomaal iyo Maryan Mursal
'Allsomalimusic.com, Somali, Somali music, search engine, directory, portal, cars, students, news, celebrities, music, download programs, Somali wo...
Allsomalimusic • 131,579 views
MrBurco27
commented:
walaahi maryan mursal ciise caadi maaha waa lay ogalyay laakiin ciyaarteedu inay sii siyaado mooyee yaraanba maysee
-
1 year ago
Hees Cusub: SANDULAAN KU NOQON QARAN By: Abwaan Siciid Sh. Abubakar (ILKA JIIR)
La soco http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, Xisbi, Udub, Kulmi...
oodweyne • 59,141 views
MrBurco27
commented:
waa hees qaali waxayna qusaysaa qofkasta oo wadani ah keep it well
-
1 year ago
Kulan Canbareyn Dacwada M.C.Samatar
Somali TV MN
Somalitvmn • 325,563 views
MrBurco27
commented:
bakh bakh waar bal kan nacaskaa ee uu dhalay eega ee qabiilka ku calaacalaya horta hada dhimasho ayuu ku dhaw yahay laakiin waa in somali kutusaale qaadataa samatar wuxuu dadka ugaystay wixii ka dhashay insha allahna ilahay baa ka jisaa i marinaya
-
1 year ago
somali 2009 FARXIYA FISKA JIRICO SOO IMA QADINE
kaatun • 261,610 views
MrBurco27
commented:
farxiya fiska intaan noolahay wan ku taageerayaa heesahagu way igu socdaane
viva farhiya fiska
-
1 year ago
Farxiya Fiska - Gadoon.flv
cabdifataah100 • 13,591 views
MrBurco27
commented:
khadra daahir waa zidane markaa messi ayaa noo badalay oo ah farxiya fiska noolaw farxiya fananad qaali ah
-
1 year ago
Hees Cusub : HIMILO : TELEFOON : DIIRIYA 2010
hees cusub telefooon
codkii . eng mahamed aadan HIMILO
erayadii: Jamaal Ali Husein JAMKA
habayntii: bahda hiddaha dhaqanka iyo dhalinyarada Ee MURT...
murtimal • 47,204 views
MrBurco27
commented:
axyaa fanaan maxamed aadan himilo waa fanaan jira laakiin waxan jeclaanan lahaa inaad nootimaado rer finland
cabdi fataax waa fanan qaali ah mansha allah go sxb and long life