Ilaahayoow noo daa culimada xadiiska ee soomaaliyeed.
wadaadadii qaadiriyadu iyaga oo aan meeshiiba ka kicin ayaa lagu yidhi xadiiskaad leedahay muslim buu ku jiraa iyo saxiixul bukhaari soo saar markaasuu yidhi kii qaadiriga ahaa maan odhan kkkkkkkkkkkkk

qolooyinkan qaadiriyiintu marka lagu soo qabqabto ee tawxiidka ilaahay ee dhabta ah loo sheego ayay iyaguna yidhaahdaan cid ilaahay sheegatay awoodihiisa ma akhrino gabayadooda oo cidna ma waynayno aan ilaahay ahayn.
hadana gabayada ay akhrinayaan ayaa ah wada shirki.
walaahi waxba islama hayaan qolooyinkan timo waynta ee qaadiriyada sheeganaya. ilaahay haka jasaa'i siiyo culmida sheekh Umal iyo culimada kale ee la socota.
@Saanjo1 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk