-
2 weeks ago
Raadraacafanka • 1,322 views
Jaangoan1
commented:
-
3 weeks ago
Hees Somali - Cumar Xasan "Rooraye"
SOmali Song
dalmar46 • 4,347 views
Jaangoan1
commented:
Kuwa Muusikadda tumayaa, foorteembo weyn ayey galayaane,
-
1 month ago
somali wadani song
hees wadni somali caadi mahan
somali wadani son
bakaryare5 • 30,833 views
Jaangoan1
commented:
@psIronman ka joog:
Waa ereyaddii Allah u naxariiste abwaankii Cabdi Bashiir Indhabuur iyo waliba muuskadiisii. Waqooyiga Soomaaliya abwaano waaweyn ayaa ka yimid, umana baahna in lagu magaaco heeso iyo erayo eysan laheyd. Abwaanimaduna waa hibo aan heyb iyo qabiil mid lagu helin
-
1 month ago
Daalo Aragtideeda
Hees Macaan
Banaaye • 212,582 views
Jaangoan1
commented:
@psIronman
Ka joog in Adeer:
Waa eryaddii Abwaan Cabdilkhaadir Xirsi Yam-Yam Allaha u naxriitee, iyo Laxankii Abwaan Cabdulkariim Faarax Qaarey „Jiir“
-
1 month ago
janadoon • 78 views
Jaangoan1
commented:
Heeskani waxa uu ka mid yahey, heesha ay khadar si wanaagsan codkeedu ugu soo baxo. Waxaana u sababa eryadda oo ah kuwo si wanaagsan loo soo xuley“Abwaan Mustafa Shiikh Cilmi“ iyo laxanka halaasiga ah ee Saalax Qaasim Naaji. Iyo dabcan, codka qiimaha iyo qaayaha leh ee gabdha /Fannaanadda SOOMAAL...
-
1 month ago
Webiyo Isu Ooman, iyo Xareedinta Qaraaxadda iyo Maanyeynta Codkii Magool_21511
HEESTA: Webiyo Isu Ooman MIRAHA: Xuseen Aw Faarax Dubbad (AUN) EEGIYE: V.2 932011.mpg TIRISKA: 09/03/2011 LAXANKA: Bashi...
amywayeel • 60,903 views
Jaangoan1
commented:
@FingArthur
Walaal maxaad rabtaa, inaad ogaato? Mahadsanid!!
-
1 month ago
Khadra Daahir Cige.flv
Heestii aheyd;- "Isha sacabka mari" & fanaanadkii codka hallaasiga ah laheyd ee "Khadra Daahir Cige".
XILDHIBAN • 11,771 views
Jaangoan1
commented:
waayo,waayo, halkani waa i maqashii, i madadaali Cuuke iyo sacdiyo Salaad??
-
1 month ago
SHIIKH SHARIIF OO KU XANAAQAY ARDAYDA OHIO STATE MAR AY WEYDIIYEEN SUAAL
SHIIKH SHARIIF OO KU XANAAQAY ARDAYDA OHIO STATE MAR AY WEYDIIYEEN SUAAL
bartamaha • 59,531 views
Jaangoan1
commented:
Dhalinyaraddu xaq ayey u leeyihiin in madaxweynaha su'aalo, asaga laga rabaa inuu dhalinyaradda jawaab u wanaagsan uu siiyo. Haddii kalana uu marka horeba ka cudur daarto. Dhalinyaradu ma aha, dugsiley la duubaayo, haddey su'aalo weydiiyeen.
-
1 month ago
Taariikh Faneedka Fanaanka Xasan Aadan SamatarPart1.
Taariikh Faneed ka fanaanka Xasan Aadan Samatar oo ka hadlaya tan iyo markii uu soo bilaabay fanka.
SomaliMediaStation • 14,535 views
Jaangoan1
commented:
xasan maxuu ug boodaa abwaanadda laxamadda iyo codadka u sameeya?
-
1 month ago
Hees Somali - Maryan Mursal - Saddex Cadow
Somali Song
dalmar46 • 2,775 views
Jaangoan1
commented:
Hees aad looga shaqeeyey, eryaddii Abwaan Tukaale iyo Muusikadda Abwaab Cabdulkarimm F. Qaarey"Jiir" codku waa M M ciise
-
1 month ago
dardaaran muuse ismaaciil qalinle
heeso xul ah
deeqxasan • 22,032 views
Jaangoan1
commented:
@safa748
Waxaan hubaa inuu Muusikadda Xasan Gareyd leeyahey!!
-
1 month ago
Somali Storm of Love - Magool (RIP)
Magool sings Mahiigaan Song (Khadra Dahir original)- Halima Khalif Magool is the most famous Somali female singer and vocalist. She sing a beautifu...
Jitaalloow • 85,847 views
Jaangoan1
commented:
Ereyaddii Mustafa Shiikh Cilmi iyo Laxankii Saalax Qaasim Naaji
-
1 month ago
dhagaweyne • 6,640 views
Jaangoan1
commented:
Cod aad u wanaagsan ayuu laha allaha u naxariistee. Sida aniga ila taheyna walaalkiisana asaga ayaa ka cod macaan. Laakiin siyaasi ma aheyn Axmed sida Maxamed. Janaddii eebe ha geeyo.
-
1 month ago
dhagaweyne • 23,779 views
Jaangoan1
commented:
Magool cod iyo muuqaalka masaraxaba ayuu eebe hibo u siiyey. Gaar ahaan, waxaa wejigeeda ka muuqda Caafimaad aad sareeya. Allaha u naxariisto.
-
1 month ago
-
3 months ago
Jaangoan1
liked
-
-
-
2 months ago
dhagaweyne • 2,254 views
Jaangoan1
commented:
Kaariye: Waa noolyahey Kaariye forever!!!!!!!!!!!!
-
2 months ago
Somalia's Most Famous Singer Hassan Adam Samatar.s Song Duce - YouTube.wmv
Samatar,Hobolada Waaberi,Samatar,Samatar Duceysane Wiilkayoow,Samatar Qaranimo
MrDalka • 620 views
Jaangoan1
commented:
Waa hees si weyn looga shaqeeyey, eyna iskuna kaashadeen Abwaan weyn "Tukaale". Muusiko iyo cod aad u macaan Samatar iyo gabdhaha, sidaas darteed heestu waa dhisantahey oo waa dhantahey. Laakiin Gaadaco meesha waa lagu bahdiley!!!!!!!!!
-
2 months ago
Naftu Doqonsanaa by Cabdinaasir Macalin W/Lyrics
another one of my favorite song by Mr. Macalin.
VivaSomalia1 • 28,375 views
Jaangoan1
liked
-
2 months ago
Hees Waayo Ah Wagi Nabad Aheyd somaliya muqdisho 4-07-88 Shamso Cumar Axmad
Hees Waayo Ah Wagi Nabad Aheyd somaliya muqdisho 4-07-88 Shamso Cumar Axmad
M56221 • 11,808 views
Jaangoan1
commented:
Qofku dadku jecelyahey, qiimeyn iyo wanaag mudan
Malagu maxa uu qoomaa, nafta uga qaadaa!!
Qaska iyo dhibaatadda, qaraxa iyo dagaalkaba
Qalaasaha kuwa jecel, ugu quuraa nolosha!!
Adaa qaadire Eebaaw, Qaldane hanuuni,
qaarkii tageyna janadda gee!
-
2 months ago
Samatar iyo Magool AHUN Caashaqa ha baayicin.
Samatar,2011,Magool alaha u naxariistee,Samatar iyo magool,Caashaqa ha baayicin,Ma og tahay Cuuryaankuba, caga looma waayine,
MrDalka • 18,274 views
Jaangoan1
commented:
Walaal Heestan waxaa qorey Abwaan Xasan ganey, Muusikaddan macaanna waa abwaankii weynaa alla u naxariistee, Axmed Nuur jaangaw.
-
2 months ago
Hees Somali - Xalimo Khalif Magool
Somali Music
dalmar46 • 95,366 views
Jaangoan1
commented:
Waryaa Habaarane:
Haddey Magool noolaan laheyd, waan kuu jawaabi lahaa, laakiin haddii aad qof dhimatey, ceyneysid, uma qalatid in laguu jawaabo, waana sababta qof ku caaya maahane, uu san qofkale kuugu soo warcelineyn.
-
2 months ago
Somalia's Most Famous Singer Hassan Adam Samatar.s Song Duce
This Song is describing A patriotic Somali Father Who was a courier Military man and Giving advice to his Son After Graduating high School.
I am no...
Baahalow • 259,487 views
Jaangoan1
liked
-
2 months ago
Xassan Aadan Samatar.flv
Hobollada Qaranka ee Waaberi ee dalka U.A.E, sanadkii 1974.
XILDHIBAN • 18,564 views
Jaangoan1
commented:
Xasan markaan aad ayuu yaraa, heestana si xarago leh ayuu u qaadayaa. Waana sidii Macalinka weyn Qaarey u qabadsiiyey habdhaca Heesta. Xasan hadda markuu heesayo heesaha waa ku jeesteeyaa, taas na aad ayaan ugu xumahey.
-
3 months ago
MaryanMursal & Khartuum, Suudaan - Q2
Heesaha fannaanadda Maryan Mursal Ciise, Muqdisho, Soomaaliya, TV-ga JDS. Heesaha "Adaa...", "Waan Ku Daalay Raadiskaagii, Way, Way, Yeey, Yeey".
...
XasanBurhaan • 92,806 views
Jaangoan1
liked
-
-
4 months ago
Abdi Hassan Dige
Heestii xusuusta
wadanisomali • 88,714 views
Jaangoan1
commented:
Abdi Hassan Dige, fannaan cod wanaagsan,!
Abwaankii heesaan qorey waa magaciisu iga maqan yahey, laakiin waxaa u ahaa kooxdii Horseed "Badey" ayaan u maleynayaa.
-
4 months ago
Jaangoan1
liked
-
-
5 months ago
dhagaweyne • 26,957 views
Jaangoan1
commented:
cod macaanaa, waa fannaad qaali ah Seynab cige??
-
-
5 months ago
MAGOOL OO WACDARO KA MUUJISAY HEESTII DOOYOW
ALLA HA U NAXRIISTEE MAGOOL WAXAY AHAYD SHAKHSIYAD JECEL DHAQANKA SOMALIDA NOOCWALBOO AY AHAADAANBA
AMAANDHOOREY • 120,286 views
Jaangoan1
liked
-
5 months ago
Magool Jacayl Dhiig ma lagu qoray.wmv
Hees Jacayl
gorgornews • 16,048 views
Jaangoan1
commented:
@Jaangoan1
Iga raali ahaada erayada heesta waxaa qorey, Hadraawi laxanku waa qaarey.
-
5 months ago
SaciidKuwait • 8,168 views
Jaangoan1
commented:
Codsi haddii aad telefoon Daaud iis gudbiya.
warsame1@gmx.at
-
5 months ago
MAGOOL xalimo khalif by fosi
miyaanad ka baqayn inaan boksadoo...
RADUG101 • 22,141 views
Jaangoan1
commented:
Magool nabad baa, meel qaboow ma joogtaa?
Ma ka nasatey hawl aduunyoo, miro jano ma gurataa?
Yaa laxanka heeskaan sameeyey?