Boorama(Oodweynenews)- Fakhriga iyo dhaqaale darada ka taagan gobolka Awdal, gaar ahaanna magaalada Boorama ayaa sannadihii u dambeeyayba si caadi ah looga dareemayaa magaalada Boorama, taas oo keentay in tobannaan ama boqolaal meherado yaryar ah albaabada loo laabo kaddib toddoba sannadood oo ay ku hoos noolaayeen xukuumadda Daahir Rayaale.
Boorama(Oodweynenews)- Fakhriga iyo dhaqaale darada ka taagan gobolka Awdal, gaar ahaanna magaalada Boorama ayaa sannadihii u dambeeyayba si caadi ah looga dareemayaa magaalada Boorama, taas oo keentay in tobannaan ama boqolaal meherado yaryar ah ...