Successfully removed.
Sorry, an error occurred.
|
HafsaMuslim favorited a video
(4 days ago)
لا إله إلا الله محمد رسول الله - سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم - ل...
more
لا إله إلا الله محمد رسول الله - سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم - لا حول ولا قوة إلا بالله
Follow me on Twitter - https://twitter.c...
less
|
|
| |
|
HafsaMuslim liked a video

(1 week ago)

http://www.abdul-... Mashruuca ( Soomaali baan ahay waana ku faanayaa)
Mas...

Mashruuca - Soomaali baan ahay waana ku faanayaa مشروع صومالي وأفتخر - Album kii ugu horeeyey ee Munshid Cabdirashiid Muxiyadiin.. -------------------------------------------------------------------------- Ka dib fiditaankii ballaarnaa ee nashiid-ka Soomaali baan ahay waana ku faanaa (صومالي وأفتخر ) , waxa ay go'aansadeen Al-munshid Cabdirashiid iyo koox abwaanno iyo musicyahanno ahiba iney u badalaan fikradda "Soomaali baan ahay waana ku faanaa" album dhameystiran kana kooban ilaa 10 nashiido oo kala jaad ah.
- Hadaba waatan fikradda Mashruuca:-
Album nashidoyin ah oo kana kooban kuwo wadani ah oo ka tarjumaya qadiyadda soomaaliyeed kuna diyaarsan Luqadda Af-soomaaliga iyo Af-carabiga.
- Ujeedooyinka album-ka:
1- Ku garab istaagid qadiyadda Soomaaliyeed dhanka Fanka wax ku oolka ah iyo saxaafadda. 2- Kor u qaadidda himadda Dadka soomaaliyeed. 3- Nashiidooyin lagu qeexayo dalka soomaaliya. 4- Abuuridda walaaltinimo, is jeclaan iyo wada shaqeyn ka dhaxaysa dadka Soomaaliyeed. 5- Dabar goyn cunsuriyadda iyo Qabyaaladda iyo baaq u sinaansho xuquuqda iyo waajibaadka. 6- Ku soo celin jaceylka wadaninimo Quluubta dadka soomaaliyed. 7- Faafin afkaarta/Mabaadi'da diinteenna islaamka iyadoo la adeegsanahayo nashiidooyin. 8- Ku Sameyn Muuqaal video ah mid ka mid ah nashiidoyinka si u macnuhu u gaaro malaayiin dad ah iyadoo la adeegsanayo Televisionada.
-Tiirarka ugu muhiimsan ee uu Albumku ka hadli doono:-
Wadanka oo la jeclaado , Ku faanidda wadankaaga hooyo , Walaaltinimada iyo Is jeclaanta , Dabar goynta ama soo Afjaridda Qabyaaladda iyo Cunsuriyadda, Baaq niyad dhisitaan ah dhanka Mooral ahaaneed in ka badan dhanka maaddiga.
- Waxyaabaha uu gaarka la yahay mashruucaan/ Albumkaan:-
1- Waa Album-kii ugu horeeyey ee ka hadlaya qadiyadda soomaaliyeed ee dhanka fanka. 2- Munshid Cabdirashiid Muxiyadiin waa Soomaaliga kali ah ee ka shaqeeya u soo bandhigidda caalamka qadiyadda soomaaliyeed . 3- Albumka koowaadi wuxuu ka kooban yahay Nashiidooyin isugu jira luqadda Af-carabiga iyo Af-soomaaliga. 4- Mid ka mid ah nashiidooyinka ayaa laga sameyn doonaa Muuqaal video ka dib marka la dhameeyo soo saaridda iyo duubistu Insha'Allah.
- Kooxda shaqada qabanaysa (Isku dubaridayaasha):-
* Munshidka Soomaaliyeed -- Cabdirashiid Muxiyadiin * Laxanka :- Cabdirashiid Muxiyadiin iyo Fanaanka soomaaliyeed iikar iyo rag kale. * Erayada iyo Midhaha :- Abwaan Cali al-Xazmi iyo Abwaanad Najla' Nuuradiin * Muusikada iyo Editing-ka waxa ka qeyb qaadana rag badan oo khibrad u leh.
* Soo saarista, taageerada iyo Kharashka : Mu'asadda Nahaawandi ee adeegyada Fanka .
-Miisaaniyadda uu mashruucu u baahan yahay si uu u hirgalo:-
^ Duubista hal nashiido waxay ku kacaysaa ugu yaraan lacag dhan $250, iyadoo la adeegsanayo istuudiyo casri ah . ^ Album-ku waxuu ka koobnaan doonaa ilaa 10 nashiido oo ka hadlaya cinwaanno kala duwan oo aan ka baxsaneyn Mawduuca mashruuca , markaasi Albumkoo dhameystiran waxa uu ku kacayaa lacag gaareysa $2500 (Una dhiganta 10,000 Riyal saudi )
Fiiro Gaar ah :- - Albumku ilaa iyo hadda ma helin kharashaadkaasi waxan ka aheyn $250 oo u kaafisa duubista hal nashiido oo keli ah , halka dhameystirka Album-kan ay ka dhimman tahay lacag gaareysa $2250 . - Album-ku wuxuu u baahan yahay dadka soomaaliyeed ee u danqanaya dalkooda kuna dadaalaya siday qadiyaddooda u soo bandhigi lahaayeen iyagoo u marsiinaya taageeridda mashruucan koowaad ee fanka oo ah noociisii ugu horeeyey ee Soomaaliya quseeya . _ _ _ _ _ _ _ _ _ _ - Si aad uga qeybqaadato taageridda Albumkan kala soo xiriir Munshid Cabdirashiid Emailkan: abdulrashid_2@hotmail.com ama Talefonka gacanta ee numberkiisu yahay 00967735254222 . _ _ _ _ _ _ _ _ _ _ - Waxaad ku caawin kartaan / Taageeri kartaan $50 iyo ka badan si uu Albumkani u hirgalo loona dhameystiro duubiddiisa. - Hadaba haka laba labeynin inaad taageerto qadiyaddaada. _ _ _ _ _ _ _ _ _ _ - Si aad u caawiso / taageerto mashruucan maaddi ahaan : Abdirashid Mohyadin San'a -- Yemen _ _ _ _ _ _ _ _ _ _ Mashruucaan waxa la bilaabay 1-dii Janaayo 2012 , waxana aynu sugnaahina waa taageeradiinna ilaa uu ku dhameystirmo Album-ku gacmihiinna hadii Rabbi Idmo.
Ugu dambeyn Waxan rajeynayaa inaad qeyb libaax ka qaadato qadiyadda soomaaliyeed ee Album-kani curadka ah, ahna kiisii ugu horeeyey oo noocani ah. - Hadii aad ka aaminsan tahay in Albumkani yahay wax iska caadi ah , hadaba dib isugu laabo walal ..
Ha hilmaan inaad noo soo gudbiso Fikraddaada ku aaddan sida aad is leedahay way ku habboon tahay soo saaridda Album-kan ?
===================

(2 weeks ago)
|
|
تمسك بحبل الله واتبع الهدى ::: ولا تكُ بدعياً لعلك تفلحُ
ودن بكتاب الله والسنن التي ::: أتتْ عن رسول الله تنجُ وتربحُ
SubhanAllah great background