waan arkey wiilkan waxan ku arkey mombasa mar u imaadey makadara waa wiil aad iyo aad illah u barakey eyey dad badan ayuu ku muslimiyeye ilaah qeyr ha isiiyo
JARER waa ciyaarihan aad iyo aad uwanagsan waan aminsan yahay hadalkiisa aniga kole ma ihi shaqsi degan seattle lakin kooxda seatle oo u ciyaaraayey jarer ayaan la dheeley ciyaaraha koobka minnesota waxaana la ciyaaraayey kansas city stars seatle vs kansas city
waan arkey wiilkan waxan ku arkey mombasa mar u imaadey makadara waa wiil aad iyo aad illah u barakey eyey dad badan ayuu ku muslimiyeye ilaah qeyr ha isiiyo