-
1 month ago
barn.fanka iyo suugaanta abwan wedhsame dambe dhn.mpg
abwaanka qarniga
hctvcayto1 • 43,813 views
HADLIYEH
commented:
-
1 month ago
hees cusub XASIL by Ikran iyo Abdi holland [ Official Video ]
Directed by Abdisalan Aato
Edited By Abdinasir Cirro
nasircirro • 254,429 views
HADLIYEH
commented:
MARKAAN DAAWANAAYEY GAAJO AYAA SI XUN II HAYSAY OO SHAQO AYAAN KA IMID WAXA KALIYA EE II DARAA WUXUU AHAA WAXAN CUNO ,MARKAA WAXAA AAN FILAAYEY BAL WAXA AY REERKANI KARSANAAYAAN IN AAN INDHAHA KAGA DHARGO LAKIIN WAX AAN BASAL LA SHIILAYO AHEYN MEESHA KUMA ARAG,TOLOOW MA BAASTO DALACA AYUU KU CAS...
-
2 months ago
LEDI WAAYEY AWGAA (HEES)
M.N.JANGO & SULEEKHA
Mudugboy • 104,745 views
HADLIYEH
commented:
Gabadhani aad iyo aad ayey u cod macaantahey casarkii marka aan qayilaad u badheedho haddey codkaa ila soo garab fadhiisato ilaa inta codku ka xumaanayo ee ay gaboobayso waan iska hoos joogi lahaa .......nice one
-
2 months ago
somali music-QARAAMI
somali music-QARAAMI
ABDALA72 • 84,798 views
HADLIYEH
commented:
Yaasalaam rag iyo dumar is dhex fadhiya hadaad la caweyso wax ka macaan aduunka ma jiro
-
2 months ago
Huuma Sheeq Hilowlw (Fadumina)
Huuma Sheeq Hilowlw (Fadumina)
Qarandoon1 • 46,550 views
HADLIYEH
commented:
HUUMA wad ka baxsatey islaamihii gambada waaweeynaa
-
2 months ago
Qarandoon1 • 58,145 views
HADLIYEH
commented:
Waxeey ku heesayso mawada fahmin laakiin aad ayey ciyaarteedu ii cajabisay saas yaa loo baahan yahay ineey dumarka soomaliyeed ee fanka ku cusubi iney u dheelaan. nice one
-
2 months ago
Haraad by Hussein Shire Jama iyo Shamso Mohamed Foot 2010
Download MP3 Song: http://bit.ly/aiuz2R
Heestii Haraad. Codkii macaanaa ee Hussein Shire Jama iyo Shamso Mohamed Foot. Heeso Cusub for 2010!
SomaliMusic1 • 72,463 views
HADLIYEH
commented:
Islaantan bidaartii awoowgay lihi meesha cod kuma hayso
-
2 months ago
shukri shiino-unug jaceyl
wa hees aad u macaan & codkii halaasiga ahaa ee shukri
cigale2006 • 20,436 views
HADLIYEH
commented:
Shiine cayilan weligay maan arag
-
3 months ago
DHUUBOY ILA DHEEL
CILMI IYO CAADO
Mudugboy • 78,453 views
HADLIYEH
commented:
DHEX AAD QABSATID OOD ISKU DHAJISO MA ISAGAABE LE WUU ISKU WADA RAKIBANYAHEE.
-
3 months ago
Heestii Saylo Sahra Axmed Iyo farxaan Xidig
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 65,816 views
HADLIYEH
commented:
codku waa kii sahra ahmed laakiin ma iyadiiba ruuxan heesaysaa mise waa qof kale?
-
4 months ago
dhagaweyne • 10,406 views
HADLIYEH
commented:
Yaa kuyidhi waa bacado sxb kaltoun maha gabadhani waxa la yidhaahda KINSI 4 mars ayey bacado kuwada jirayeen.
-
4 months ago
Hassan Dhuxul (Dad jacayl) 2011
Codki iyo Erayadii Hassan Dhuxul
Laxan:Wada-noloole iyo Music:Cujeeri Cajami
Waa hadyadii Hamze iyo Sahra
Editing:Abdirahman Maano
maano20037 • 19,099 views
HADLIYEH
commented:
Ninkan dhuxusha lagu shegayaa dhalaal weynaa miyuu is cadeeyey waa sidee xaalku.
nice one
-
4 months ago
Heeso Cusub" My Love Kuu Dhigmaa Jira " Al Fanaan Abdulqadir Saahil 2010
Abdulqadir Saahil 2009 3
Heeso Cusub" My Love Kuu Dhigmaa Jira " Al Fanaan Abdulqadir Saahil 2010
haldoOor • 173,261 views
HADLIYEH
commented:
Saaxiib markey calooshu halkeeda soo dhaafto shaatiga waa la sii daaya ilaa jilbaha ama afar jeeble ayaa la soo xirtaa.
-
4 months ago
xaawo kiin iyo Farah Murtile heestii xilkas
waa hees cusub oo ku luqenayaan xaawo kiin iyo farah murtile waa heestii xilkas 2011
haashimi2010 • 171,068 views
HADLIYEH
commented:
Ninkan dharka cad wata ee dirayskii ku labisan raga hoteelada hor istaaga ee dadka soo dhaweeya ma wax kaluu soo xirto ayuu dhulka ka waayey mise waa casriga hada aaynu jirno sida loo xaragoodo.
nice one
MAASHAA 'ALAAH GABADH ASTURAN QURUX BADANAA ALA HAKU DHAWRO HUUNO.