Uploaded videos
1-10 of 234-
F. Waraabe: ''PL oo la jaanqaadey siyaasada caalamka''
GaroweOnline
125 views
Halkan waxaan idiin kusoo gudbineynaa waraysi uu bixyey gudoomiyaha xisbiga UCID ee maamulka Somaliland uu kaga hadlayo shirka London ka dhacay 23 Feb iyo niyadjabkiisa ku ...
-
Khudbada Madaxweynaha Ciida 30/08/2011
GaroweOnline
710 views
Khudbada ciidul fidriga Madaxweynaha Puntland ka akhriyey garoonka kubada cagta oo ku yaala magaalada Garowe.
-
Warsaxafdeed: M. PL & DFKMG ah 28 August,2011
GaroweOnline
1,567 views
Kadib markii Madaxweynaha dowlada Federaalka ah booqasho ku yimid Puntland Madaxweynaha DFKMG ah ayaa waxaa shir jaraa'id ku qabteen madaxtooyada Puntland.
-
Booqashada R/W DFKMG 26 August,2011
GaroweOnline
1,830 views
Ra'isal wasaaraha DFKMG ah Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo Wafti uu hogaaminayo kuwaasoo ka koobnaa 10 xubnood ayaa 26 August,2011 waxaa magaalo madaxda Puntland ee Gar...
-
Khudbada Wasiir Caasha Geele Furitaankii Shirka Garowe
GaroweOnline
6,670 views
Kulan dumarka Somaliyeed uga hadlayeen nabadda oo ka dhacey magaalo madaxda Puntland ee Garowe 25 Oct-27Oct ,2010 ayaa waxaa kasoo qayb galey dumar kor u dhaafaya 150."Soma...
-
Kulamo Muxaadaro ah oo ka bilowdey Garowe
GaroweOnline
1,661 views
Xigasho BBC: Kulamadaan oo ka socda Masjid Al-Hudah ayaa waxaa ka qayb galaya culimada Somaliyed oo isaga yimid gobolada Somalia kuwaasoo ka hadlaya aragtida diinta Islaamk...
-
Maxamad C/raxman oo loo magacbey la Taliye
GaroweOnline
1,606 views
Waraysi Radio Garowe la taliyaha cusub ee arrimaha saxaafada ayaa ka hadley arrimo dhinacyo badan taabanaya.
-
Qudbada madaxweynaha iidul adxa.wmv
GaroweOnline
464 views
madaxweynaha waxa uu khudbadan kajeediyey maalintii iida garoonka mire awaare ee magaalada garowe
-
Madaxweynaha Puntland oo ka hadley safarkiisa 18 Nov,2009
GaroweOnline
1,613 views
Madaxweynaha Puntland oo ka soo degey garoonka Garowe ayaa ka hadley amniga iyo arrimo kala duwan.
-
Warbixin Madaxweyne Farole ka baxshey bur-burka shirka
GaroweOnline
10,439 views
Kulan dhexmarey wufuud ay kala hogaaminayaan madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha DFKMG ah ayaa ku dhamaadey is-fahan la'aan kadib markii qodabo lagu heshiin waayey.
Advertisement










Play all(234)