Kanna wixii wariye ka dhigtay oo Michrophone u soo dhiibtay ayaaba ka daran Alla Qaabdaro badana oo mxa lagu dheelay magaca iyo sumcadda saxafadeed Ila Daawo Ma kan baa u qalmo Suxufi sida uu u hadlayo ama uu u qaadayo wareysiga Ila Eega
Alla Ninkaan Abwaan isku sheega ee lagu magacaabo Afjiir Cuqdad badana war waqooyiga aad sheegayso iyo koonfurta dahman waa dhul soomaaliyeed ee hadaad ku jirto kuwa sheegta inay ka baxeen somlinimada ama ay ka go'een plz noo Daa Luqadeena hooyo ee afka soomaliga ee la imow afaf qalaad...