-
Bkaariye2 liked 2 months ago
Ciidwanagsan Ciida(Jowhar.com & allsomalimusic.com)
Ciidwanagsan Ciida(Allsomalimusic.com)
-
Bkaariye2 commented 3 months ago
Maasha Allah, Raxma Xasan waxa Ilaahay hibo kuu siiyay nimco ay yar tahay inta uu siiyay, haddii uu siiyayna, inta og ee garowsani ay yar tahay...Hore ayaad u socotaa ee Ilaahay ha kaa xijaabo Isha Xasadka, xumo-yaqaanka iyo ficillada inta Qalbigoodu buko. Ilaahayna ha kaa dhigo mid uu fahamkaaga...
Qaybta 2aad ee Waraysi Barkhad M. Kaariye la yeeshay Rageh Omaar - Hargeisa Feb. 2009
Hoyga Wararka, Waraysiyada iyo Barnaamijyada
6,901 views
Bkaariye2 said:
@muhis96, aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay walaal..Waa mahad-celin daarran wakhtiga aad gelisay in aad daawato muuqaalkan, waa mahad-naq ku sal leh fikirka talada huwan ee aad dhiibatay...Haddii aan idhaahdo wakhtiga ayaa aad noogu yaraa (Rageh haleelkiisa markaan ka hadlayo), waxay u muuqanays...