-
2 days ago
Cabdi Khaaliq iyo Nimco Dareen- Waagacusub Tv
Heesta Beledweyne iyo Majaajilo Jaceyl oo Cabdi Khaaliq iyo Nimco Dareen, Jilayaan ,waxaana heesta loo sameeyay Music hit ah.Waagacusub Tv
Waagacusubmedia • 76,839 views
Barkhadd
commented:
-
2 days ago
Sado cali (xamdi) 1/2
this is one of my favourite somali songs but only when sado is performing!
warergoi • 22,784 views
Barkhadd
commented:
fanaaniinta reer waqooyi Maxamad Axmad Kuluc iyo Saado Cali talantaali ah heesta
-
4 days ago
Axmed iyo Khadra
Axmed Cali Cigaal #6
LBchannel • 21,623 views
Barkhadd
commented:
hees Khadra Dahir Cige & Axmad Cali Cigaal: "WELBAA NIN BAA YIRI ADIGUNA WARAABA IYO HA IS CUNSIIN WEERAHA..."
erayadii abwaankii Xasan Cabdilahi Ganaay
riwawayadii Jin iyo Jacayl
-
4 days ago
dhagaweyne • 6,076 views
Barkhadd
commented:
Maxamad Axmad Kuluc iyo Saado Cali si talantaali ah
-
4 days ago
Saynab Labadhaqax - Dhabarkaaga igu qaad
ShanHore Somali Media Presents - Best Somali Heeso Soomali ah, Somali Video Somali Audio Somali Mp3 Somali Music Saynab Labadhaqax - Hees Dhabarkaa...
shanhore • 20,515 views
Barkhadd
commented:
heestii Kinsi Xaaji Aadan Xuseen (AUN) & Siciid Mire Xaydar (AUN)
erayadii Bashiir Cabdi-indhobuur (AUN)
-
1 week ago
dhagaweyne • 4,453 views
Barkhadd
commented:
ERAYADII MIRIHII ABWAAN REER WAQOOYI EE MAXAMAD HADRAAWI
-
2 weeks ago
aboowaboow1 • 1,371 views
Barkhadd
commented:
heestani Cumar Xasan Roraye iyo Khadra Dahir Cige waxay ku jirtay riwayadii "Dirqi maaha Jacayl" in 1980's
fikradii & erayadii abwaan Maxamad Adan Dacar
-
2 weeks ago
kastam iyo amina kuluc
heestan waxa sameeyay abwaan siciid sheekh(ILKO JIIR]
hormal22 • 199,279 views
Barkhadd
commented:
@awdalboy1 abwaanka heesta Siciid Abuker Ismaaciil ilkojir iyo heesaaga Kastan waa iidoor that's all i was saying, saxib
-
2 weeks ago
hiddaha & dhaqanka battle
this is from Riwaayaddii Masiibadu adduunyada iyadaa u macallin ah.
sngers: cadar kaahin, Fadumo Haldhaa, Kinsi X. Aadan, & ? tell us who.
bartamaha • 158,235 views
Barkhadd
commented:
@Malilander07 iidoor is an alternative word for isaaq
that's all, wax ceeba ha u qaadan, saxib
-
2 weeks ago
Manqaboojiya - (Abdi Khalid & Farxiya fiska)
Abdi Khalid & Farxiya fiska
Somali Music 2010
copyright eyeforaphoto
eyeforaphoto • 1,001,626 views
Barkhadd
commented:
Farxiya Fiiska hooyadeed waa isaaq
-
2 weeks ago
Farxiya Fiska Armuu i diida
Heestii farxiya fiska ee armuu idiida
SomaliMusic143 • 77,667 views
Barkhadd
commented:
@taagere iidoor waa naanays (nickname) for Isaaq, saxib
Isaaq ayaa abti u ah heesaga Farxiya Fiska
-
3 weeks ago
-
3 weeks ago
dhagaweyne • 9,012 views
Barkhadd
commented:
yaa salaam fanaankii reer waqooyi ee Xuseen Yuusuf Tarabi
-
3 weeks ago
dhagaweyne • 10,406 views
Barkhadd
commented:
originally heestan Sahra Axmed Jaamac iyo Mr Samatar
waxay ku jirtay riwayadii "Waraf iyo Shinbiro, War isuma Hayaan'" 1978
fikradii & erayadii abwaankii iidoor ee Cismaan Adan Xuseen Askari (Allah ha u naxariste)
book ayaa riwayadaa laga qoray oo waan xasuustaa
-
4 weeks ago
aboowaboow1 • 4,596 views
Barkhadd
commented:
Sawirku might be Magool but heesta waa Sahra Axmad Jaamac
uploader "aboowboow1" wuu qaldamay
-
1 month ago
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
Wareysi Gaar Ah Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf By Hereri
ibrahimbaafo • 10,006 views
Barkhadd
commented:
QAYBTA 1 XAGEE LAGA HELAA, PLZ?
-
1 month ago
Iga Maqan Hees ( By kinsi)
Hees Xusuus mudan
Mudugboy • 208,057 views
Barkhadd
commented:
meeshan waa show ama concert UAE lagu dhigay in 1986
heesaha badankaa waxay ku jireen riwaayado hore oo Somalia ku soo baxay
-
1 month ago
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Mataleyaan - Q2
RUWAAYAD
Waa Maadeeys Adduunyadu, Dadkuna Way Matalayaan, Dhuusa Mareeb, Soomaaliya, 1984.
Hobollada Qaranka ee Waaberi.
MUUSIKADA
Daa'uud & Ducaa...
XasanBurhaan • 27,363 views
Barkhadd
commented:
Sahra Axmad Jaamac
-
1 month ago
Abdi Qaboojiye & Nimco Yaasiin
Abdi Qaboojiye & Nimco Yaasiin
Qarandoon1 • 358,096 views
Barkhadd
commented:
yaa salaam
nice song
-
1 month ago
mukhtar osman adan 2007
wabiyada 2007
somalilanmh • 62,415 views
Barkhadd
commented:
NICE MUSIC. It's more like gacanta lagu tumayo than music machine tumayo
Nice Song
-
1 month ago
Saadi Cali - Lifetime Achievement Celebration - Part 2: 5th Clip
Toronto, Canada - June 4, 2011
djrallyn • 1,142 views
Barkhadd
commented:
heestan Saado Cali waxay la qaadi jirtay Muuse Ismaaciil Qalinle (AUN) oo aay jeclayd
-
1 month ago
waaberistudioatl • 236,422 views
Barkhadd
commented:
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk -
1 month ago
Aroos: (Sasabane) Sahra Axmed & Axmed Yaasiin
Aroos: (Sasabane) Sahra Axmed & Axmed Yaasiin.
guledcase • 149,256 views
Barkhadd
commented:
originally waxay this song ku so baxday riwayadii la magac baxday "ha waalnaado caashaqu aaynu weerar ka aadnee" 1978
Sahra Axmad Jaamac iyo Cabdinaasir Macalim (AUN)
abwaan Maxamad Cali Kaariye (AUN)
-
1 month ago
Hees amina dhool Iyo Qaboojiye,Ubax.flv
Waa heestii ubax ee Aamina Dhool iyo qaboojiye
gabalaax • 141,821 views
Barkhadd
commented:
mirihii erayadii & laxankii abwaan iidoor Siciid Abuker Ismaaciil (ilkojiir)
-
1 month ago
Ikraan caraale aabaheed Maxamed caraale farta iyo wadnaha
Ikraan caraale aabaheed Maxamed caraale farta iyo wadnaha
Shaaciyetv • 17,121 views
Barkhadd
commented:
eryadii lyrics abwaankii iidoor ee xasan cabdilahi Ganaay
-
1 month ago
SAADO CALI - CUNAABI -by Arrowtail
saado cali her first song ( CUNAABI )
arrowtail • 98,989 views
Barkhadd
commented:
Muuse Ismaaciil Qalinle ayaa heestan la qaadi jiray Saado
-
1 month ago
dhagaweyne • 12,923 views
Barkhadd
commented:
originally heestan waxa lahaa Xuseen Yusuf Tarabi & Maryan Mursal Ciise
-
1 month ago
DARWIISH: Saadi cali Warsame
Hees cusub saado cali warsame DARWIISH Somali 2011 lifetime achievement award ss Toronto
faliidh1 • 17,353 views
Barkhadd
commented:
heesta leh Darawish jabiyay ingiriis waa qalad. Darwiishta waxaa la jabiyay 1920 & ina cabdule xasana la dilay Somalia waxan independent heshay afartan sano ka bacdi
-
1 month ago
John Major, Tony Blair, National Health service debate, PMQ, Westminster
Prime Minister John Major arguing with Tony Blair on the National Health service in November 1996.
atlantic1952 • 9,589 views
Barkhadd
commented:
@chohashi No, the lady sitting on the left side to Blair is Tessa Jowell
-
1 month ago
Dhamac jaceeyl farxiyo fiska
Waa hees aay ku luqeeysay fanaanada da'da yar ee sanadka Farxiyo fiska daawasho wacan http://directorzone.cyberli...
cisaleey • 73,018 views
Barkhadd
commented:
iidoor ayaa abti u ah Farxiya Fiska
-
1 month ago
Shankaroon Collection
Xulka heesaha Shankaroon
LBchannel • 5,177 views
Barkhadd
commented:
Shankaroon iidoor ayaa abti u ah. Hargaysa ayay ku dhalatay oo ku barbartay.
-
1 month ago
aduunyooy waalaleey
aduunyooy waalaleey
bartamaha • 46,623 views
Barkhadd
commented:
abwaan kaliya ayaa erayadaa alifi kara Somalida and he's xasan xaaji cabdilahi Ganaay
-
1 month ago
Banadir24Music • 47,964 views
Barkhadd
commented:
hablaha isaaq qurxoonaa
no wonder Djibouti president madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele wuxuu uuga guursaday one
-
1 month ago
Banadir24Music • 53,476 views
Barkhadd
commented:
Saado is cute
-
2 months ago
Khadra Daahir & Cabdi/Qaadir Jubba : "Waa Deeq Illaah"
Waa erayaddii iyo Laxankii Cismaan Aadan Xuseen (Cismaan-Askari), Eebbe naxariistii Jano Ha Ka Waraabiyee.
Tixraac • 3,841 views
Barkhadd
commented:
heestan waxay ku jirtay riwaayadii "ABUUR WAANO LA YAAB"
Fikradii & erayadii abwaankii weeynaa ee Cismaan Adan Xuseen Askari
-
2 months ago
samatar iyo sahra ahmed.2000 london
samatar iyo sahra ahmed, haatuf,samatar,khadra daahir,sahra ahmed,somali lagend,2011
MrDalka • 23,179 views
Barkhadd
commented:
heestan waxay ku jirtay riwayadii "Waraf iyo Shimbiro War isuma hayaan, waayo aragnimo la'aaneey ba' " 1977
erayadii abwaankii reer waqooyi ee Cismaan Adan Xuseen (Cisman-Askari)
good to see them back together again
-
2 months ago
hees baafin kaltuun bacado iyo farxaan xidig .mp4
heestii baafin ,fanaaniitii xidigaha Jabuuti, Farxaan muse (XIDIG) iyo Klatuun Bacado
waable • 207,884 views
Barkhadd
commented:
reer waqooyi quruxbadanaayeey
i'm in love Kaltuun
-
2 months ago
Hadistudio • 13,833 views
Barkhadd
commented:
Kaltuun quruxbadanaayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey
i'm in love
-
3 months ago
Hees qaraami By Abdi raxman dheere iyo Sahra Axmad
waa hees qaraami ah oo ee qaadaayaan Abdiraxman dheere iyo sahro axmad
sxbyaal hadii aa ka helin heesta ama aa ka helin sida aa u habeeyay ha dhih...
MrAbdulkhadir • 49,573 views
Barkhadd
commented:
@garoodi & eryadii abwaankii Cabdi Cali Weyd
-
3 months ago
Udgoonoow
DHEGAWEYNE ~ ROOTS of SOMALI MUSIC
Original, traditional, classical & comtemparary Somali music of all Times.
Visit us at:: http://www.dhagaweyne.c...
dhagaweyne • 9,569 views
Barkhadd
commented:
yaa salaam boqorada codka Sahra Axmad Jamac
-
3 months ago
dhagaweyne • 16,596 views
Barkhadd
commented:
hees jacayl between Xalimo Khalif Magool & wiil isaaq ah
heesta Beledweyne erayadii abwaankii reer waqooyi ee Maxamad Hadrawi