Profile
Channel Views:
9,922
Total Upload Views:
480,161
Age:
26
Joined:
Oct 15, 2006
Latest Activity:
3 weeks ago
Subscribers:
45
Taariikhda guunka ah iyo haddaad, guntaba eegto
Geeska Afrikaad uumiyaha, Guulle ku abuuray
Gumaysiga dadbaa lagu yiqiin, inay garaacaane
Axmed Gureey rag badan baa la go'ay, geesigii horre e
Sayidkii guyaal badan dagaal, soo galaa bixiyaye
Kol haddaanan geesh aad dirtaa, gaal la dirirahayn
Kol haddaadan gaban kaa dhintiyo, gabadhna sheegahayn
Gobonimada inaad taabataa, kuu gar ma ahayne
Maxaa godobta nimankaa xarbiya, garabka kuu saaray?

Hometown:
?
Country:
Qatar
Subscriptions
(51)
Channel Comments