-
5 days ago
juba cafe acton wax walan
waan kacsan yihiin waa shidan tahay waa west london ealing acton iyo crown street
macaani1 • 2,856 views
100jire
commented:
-
5 days ago
Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv
XULKA HEESAHA Dj WaRsAmE IN NAIROBI
SHEGOBANDSTUDIO1 • 108,344 views
100jire
commented:
hahahah wareeeeer she!!!!!!!
-
5 days ago
Heestii Saylo Sahra Axmed Iyo farxaan Xidig
http://www.oodweynenews.com/ , somali, somaliland, somalia, Hargeysa, heeso, Riwaayado. Djibouti, jabuuti, Somali songs, burco, Somaliland, Somali...
oodweyne • 65,227 views
100jire
commented:
sahra axmed boqorada codka walee wali is muu badalin codkeedii waana sidiisii kan la qadayaa lakin wuxuu u bahan akhris badan oo heesta ah inar nagahan mesha buuxiyey ayaan la yaabay mesha ad33r haday dabadu imika idin adagtahay way idin jicli dontaa ee daya mujahidada sahra waa wax kusoo socda i...
-
3 weeks ago
Somali Men are Disgrace to Somali Women
Shame on you Somali men for insulting ME. I love making videos and nothing will ever stop me from it. I was made to be in front of camera. I gotta ...
MahuboFabulous • 38,039 views
100jire
commented:
cuduudubilaah siday u foolxun tahay ayay hadalkeeduna u yahay bila midco horta xabadan ma gaastay cabtaa walaahi yaa yaab talow isma daawato miyaa waxa ayaa dhalay talow waxay ka hadasho oo dhan waa malayacni waxaan ku odhan lahaa somali ha ceebayne meel ka fadhiiso sidaa caan laguma noqdee
-
3 weeks ago
2011 10 24 Suugaan-Hadraawi Qeybtii 3aad.
Suugaan-Hadraawi.
aliciid • 4,141 views
100jire
commented:
@salad288 dee laangaab daarood ah baa tahay e ma xikmad baad taqaan iska dhagayso uun hadad adeerka wax u qaban lahayd markii la wasaayey ayaad wax ka celin lahaydee gabay iyo qoriba waa la idinku duleeyey e
-
3 weeks ago
MAXAMED MOOGE LIIBAAN (HALYEEY) Ma Dadkaad Wax Dheer Tahay
Download Audio: http://vibedeck.com/blink/t... - http://www.maxamad-mooge.com
blinkerdj • 1,976 views
100jire
commented:
tani umalaynmaayo inay dambi loogu qorayo waayo wax fiican ayuu sheegayo music maaha lagu ciyaarayo waxaan qabaaba in ajar u socdo iyadadoo dhan soo gali ilaahay waxaan uga baryaynaa in janadii uu ka wareebiyo
-
3 weeks ago
Dar Allaad Uhurudaa- Codkii Mxamed Mooge Liibaan
Dar Allaad u huruddaa, Waxba dunida kama ogid, Dugsigaanad nicinoo, Dibindibabyadaadiyo, Col ku doonayaan jirin, Dila baan la odhanoo, Duubcas aan...
xusuushore • 5,643 views
100jire
commented:
woooooow mujaahid m mooge thns sxb xusuushore
-
3 weeks ago
100jire
liked
-
-
3 weeks ago
Geesi Loo Baxo Al-Ustaad Maxamed Mooge Liibaan.
Waa Hees Ka Hadlaysa Isbiimaynta Iyo Kartida Raganimada
Hobalkii Hobalada Ilaah baa Cod Ugu Deeqay Allayarxam Maxamed Mooge
xusuushore • 909 views
100jire
commented:
@xusuushore waar niyow camii thns camii walee heeso qaaliya ayaad soo galisay sxb heesta dar alaad u huraa kuwa kale ma kala dhacay wax cajibad qabatay
-
3 weeks ago
Doqonow Jacaylow. Maxamed Mooge
what a song......doqonow jacaylow dumarkaba ma laysidee ma ragunbaa laguu direy.........
Sugmaha • 6,077 views
100jire
commented:
sugmaha waar sxb way nagaga kaa dhacday ducadu camuu walee waa hees waxaas oo dhan waxxaa ka horeeya illahow naxariis sii kani inuu janada galayo shakiba kuma jiree ma ninka waxaas sheegaya cajiib
-
1 month ago
Mohamed Mooge - Dhulkii Hooyo
Mohamed Mooge - Dhulkii Hooyo...Waa Kan ee... Waan Idin Dhaariye....Ha Is Dhalan Rogina........!!!
NagibNuh • 8,137 views
100jire
commented:
nagib qiimo badan ayaad qabatay runtii m mooge allow naxariis ilaa hada wax gaadhaya ma jiraan
-
1 month ago
hctvcayto1 • 10,427 views
100jire
commented:
wooow sahra ali hasan waa fanaanda aan ugu jeclahay dhamaan waxa heesa
-
1 month ago
ila dheel
Shamsa Mohamed Foot iyo Hussein Shire
hees (Dhaanto) somali music 2011
eyeforaphoto • 79,330 views
100jire
commented:
islaantan ala maxay adhi badan raacday ila dheel kulaa dhulka ka fadhiiso duqyahau dhaqan maaha in la isqaawiyee laakiin niyow waa ayeeeyo kurus ahba islamahan markay yurub yimadan ayay waasheen cajiib
-
1 month ago
Dabaal Daga Sanadka Cusub 2012 - Party One - (SLNTV London)
Waa damaashaadka sanadka cusub iyo fanaaniintii ugu cad cadayd ee reer london. waxaa daadaheenaya barnaamijkan gaar ka ah Muniir Ahmed Cigaal
SaraarMedia • 32,359 views
100jire
liked
-
3 months ago
QAACI MA OGTAHAY DARAADEED RIYO INAAN KUDAALO
hees qaaci cusub2010
munasar10001 • 10,385 views
100jire
commented:
waar heest intaanad qaadin fahan midhaha horta sida geel dar loo horay weeyin kaban baan loo garaacaya lakin heestaba ma garayo kan
-
4 months ago
Sheeko Gaaban
Majaajilo
LBchannel • 23,064 views
100jire
commented:
aar inaar plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz heesta soo gali camuu hadaad hayso
naagihii somalidu maxay waasheen inaar kuwa ugu foosha xun maxay mesha iska so dhigaan xital bila micno aar waxa yaa dhalay talow