adinka waxa aa rabtiin maa iska sheegeesaan heesta waa somali oo xamari laakiin video ga waa sawahili maxaa yeelay heesta dadkan video ga ku jira ayaa is leh somali dheel xamari ma taqaano sida adinka oo kale oo iska caaytamaayo dadka kale wax lama rabtaan
waa suntaaas waraa maxaa loo dhahay raga been badaan
qoftaan tusaale ma uha miyaa been badaana