waa hees fiican lakin heestan waxan ku arkay fanankii waynaa alleh ha u naxariistee ahmed mooge oo qaadaya iyo juba iyo sahra ahmed iyo aamina c/laahi waana ruwaayadii beeney waa run marka heesta ma xasan baa leh mise ahmed waayo xasan qudhiisa waxan arkay isaga oo qaaday bari hore sida kale heesu waa funny
Samatroow heestani way fiican tahay lakin gabdhaha sidaas ka daa, guurkana haddii laga labto waxaa loo socdaa waa meel aad u xun oo daran, ilbaxnimada iyo xadaaraduna maahan sino iyo tumasho, laakiin sida kale heesta Muusigeedu waa cajiib
H.samatar is comedian, look at his body expression and actions.
Gutsyndicate 11 months ago
wooooooow hassan waku dad satey gabdhaha kkkkkkkkkkkkkkkkkk
farhiyo25 1 year ago
looooooooooooooooooool xasan adan samatar kudaadso wa loobaahan yahaye immisad baryeysay kkkkkk
aydarous2 1 year ago
KKKKKKKKKKKK XASAN VIVO
THESABRINASRI 1 year ago
walahi inaba cadi maahin garaad dumar baa sidaan iyo actionka aaba i dilay waanba ka helaa heesta la iskufagaareeyo YAA salaam jacda iska xoqa naagoow
niyaaaal 2 years ago
geraad dumarbaad sidaan miyeysan aheyn cusirinimo?waase sidee garaadka dumarka?
baajka10 2 years ago
waa hees fiican lakin heestan waxan ku arkay fanankii waynaa alleh ha u naxariistee ahmed mooge oo qaadaya iyo juba iyo sahra ahmed iyo aamina c/laahi waana ruwaayadii beeney waa run marka heesta ma xasan baa leh mise ahmed waayo xasan qudhiisa waxan arkay isaga oo qaaday bari hore sida kale heesu waa funny
sacad1000 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk action ku bixinaya ayanba ka heley samatar inaba caadi maha
AaSiYaH100 2 years ago
LOL...he's funny! Great singer and entertainer! Go Hassan!
NasimTheDream1 2 years ago
sxb xasan haddii aadan rabin guur ma waxaad rabtaa islanoolaansho sida waqooyiga ameerica
baajka10 2 years ago
i didnt knw Xasan Aadan Samatar was a comedian too.. i love the way he acts when singing..
enough respect Samatar loooool
muuseaha 3 years ago
wooooooooooooooow waa u qalman i sidaa loola hadlo dumarku sababto ah xumaanta ayay wax ku leeyihiin
MrNooblet123 3 years ago
I have no comment.. Waayo way isku duba dhacaysaa.. markaa waa bilaa faaqidaad.
Boodadheere 3 years ago
this song sucker
Djibouti88 3 years ago
war wuu maydhay
geesi100 3 years ago
Samatroow heestani way fiican tahay lakin gabdhaha sidaas ka daa, guurkana haddii laga labto waxaa loo socdaa waa meel aad u xun oo daran, ilbaxnimada iyo xadaaraduna maahan sino iyo tumasho, laakiin sida kale heesta Muusigeedu waa cajiib
frankie3005 3 years ago 3
wow this is cool
lovesagal 4 years ago