Added: 3 years ago
From: waaberistudioatl
Views: 47,728
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (77)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi qooftan wan ka heelay cadi mahan keep on abaayo

  • waa inan jacayl hayo waana jacayl adag runtii ka hayaa, kuwiinan cayaya waxaan idin leeyahay badow nimada kala fadhiista waxii qalbigeeda ku jirtay ayey ka hadashay ma ceeba.

  • caadi maahan walaahi ruuxan, raga qaarkood waa xayawaan, dumarka intooy kaxaystaan ayey waxay doonan kusoo sameeyan, ka dib way soo celiyaan, dumarkuna reerkoda uma sheegi karaan oo way qarsadaan si aan iyada dib wax loo yeelin.

  • kkkkk halaneey haluulaneey amaa tahay hee kkkkkkk

  • Wariyaha waxaa ila fiicneed in uu qaraabo kiilo maadama ay u sarbeebtay marki ay mareyso , 3:30 ama uu sida nuucan ah uusan u fadeexeynin .!!!

  • Comment removed

  • waa wartan film mee is kadhigto at list lacag ee is ka helee

  • waaaw. walaahi tani qosolkii bay i dhamaysay, sida cad cad ee daacadnimada ah ee ay u hadlayso ayaaba iga yaabiyay.Cajiib, walaigay maan arag qof somali ah ,rag iyo dumartoona oo sidan oo kale u hadlaya. Walaahi she is so funny. waaba khabiirad xagga jacaylka u baahan in laga tashado.

  • she is my hero our women should be able to freely express themselves in line with our long standing nomadic tradition inshallah ceeb maxa in gabadh ee nin jeclaato as long as ay guur halala kutuhunsantaxay!!!

  • what the bloody hell! is she serious now? i never see in my life soma people talkin about love

    Good GOD Allah is withu young lady

  • now waar tani ilgeel bay liqday waar wuxu indho adagaa maxay cuntay miyaanay daawanayn walaalaheed iyo dadkeedii

    waxaan kugula talin lahaa waxaaga maad iska qarsatid sis

    anigu uuma arko walahi tani inay fayawdahay waar dabiiba way waalatee

  • woooooooow,qosolkii ay iga dhameysay gabartaan sis walaahi you ara soooo funy,waxaan u maleynaa inaadba tahay actress,uur mariid u dhimo ku teh habaar badanaa,waaba abooto jaceyl haayo waxaaba iigu daran sidey ku ilowday jaceelkii hore,jaceylooow xaal qaado

  • alla gabdhaha reer afgooye fiicanaa maasha-allah.

    Nasraa anaa ku jecel..

  • shame on you. Please itaqi-Allah. Don't trust men forever exept few of them!! you are so young and beautiful!! it is shame on you!! and Allah will ask you in the dooms day! the day of judgement!! Modesty is obligation and important when you are good muslim whether you are muslim woman or man!! itaqi-Allah don't be actor or tell nonsence!! Please sister Itaqqi-Allah!!!

  • Waar Yaa naga soo qabanaya Reer koonfuka!?

    Jacalka aya sidaas dhahay waxa kale uu intaas raaciyay '' Khaatiyaan ayaan ka taagnay R. koonfurka Oo xita kalmado aan lay isticmaalin ayay ii isticmaalan sida BILEEDHKA AYAAN KA DHEX ARKA iyo LA'AANTA MA SEEXDO oo aan DHAB AHAYN'' !!! JACAYLKII KHAATIYAAN AYU TAAGAN YAHAY

  • Jaceylka aduunka waaaaaaaw kajol beeyba igu noqotay qofta

  • hortay kalay gabarta wexee dhahaday jaceyl imuusan kalin nin 30 jirka ahaa ka dib hadana ninka beeydhabo joogo ee jeceshahy maxaa waye waanba yabayee adigoo 16 jir ah 30 jir xagee kenee lakin sis qali

  • she felt a bit kinky not knowing Love is does not really exist, as u become more mature, more educated, u realize that love basically becomes so narrow, so unrealistic, poor and uneducated people often become more prone to love, disease, religious fanatiism and all things

  • redlina wa uun magac ey qortey gabadheyda 11 jirta bye

  • wagabarfiican masha alaah waxi ku dhacey shegtey jaceel waso wada marney yan qalad laga fahmin noolow nasra

  • Wallaahi waa yaab!

  • ha sifiican lakiin adiga maxad rabta fakar kaga ku sabsan inantan ma kulatahay in ay cay mudan tahay se maxad ka heli karta hadad caydo se ma run ba mise wa been waxay sheegayso ilahay aya og marka haku danbabin islamow haa ?zuhuurful ada mudan walalo walalo adna khayr ayan ku rajaynaya

  • Comment removed

  • darawiish wiil fiican baad tahey masha laah anigaba kugu heysta sow maaha gabdhana waa iska ciyaal maamo waa yar tahey

  • inanta yan la cayin markad cayayso walasha xasuuso iyo ta akhiraba ?ogow cay wa ceeb aduun iyo mid akhiraba?inantan jacayl keedu macquul aya la odhan kara ? wa misiin .jacayl dilay? no cay bro hadii kale dagal ? marka wa darawish kii oo leh midnimada yan meel lagaga dhicin

  • somaliyed idil waan idil su aale sinle doona waa maxay,

    bal gar waaqso warankaad gantid iyo gulaha aad joogto

  • xishoodka ilaahoow hanaga qaadin xeytahay gabadhu sey u hadlayso qaabtarro ilaahow hanoodilin

  • sax weeye

  • looooooooooool, u funny wallahay

  • walaalay anaa jacayl dhaba haku hayee ila soo xidhiidh

  • wan kuslamay wlaal nasra waa la ogayahy dhalin yarad nal dhalatay in ey wax qiyaanan lkin ilah haka dhigo midi samir yelataa

  • caawiyaha_jaceelka

    hadaan ahay sorry baby marka lawaad hadaan ahay dhalan yarta somaliyeed sorry abaayo marka sadaxaaad hadaan nahay kuwa jaceelka wax kayaqano sorry sis qaali abaayo waxaan kaxumahay 2 jaceel hadana si fudud kuu soo maray abaayo waxaan ku leyahay ilaaa niyadaada ka dagayso jaceel meel iska dhig hadii kale midkii mid kadaran ayaaa ku qabsanayo qofka haduu ku jecel yahay waad daremaysaa dadkaan wax ay iska gostaana ayay iska rawaan iska ilaali raga qaarkooda

  • Masha'allah wa runta

  • baby that was brilliant and i wish i could give up my love to you

  • sorry baby dont cry

  • Been badanaaa!!!! Beeeerka sac kaa herti

  • kkkkkkkk uur mariid u dhimo ku te hehehehe that was funny

  • lol datz funny , dnt trust dis topic ,

    dey make up lol.

  • Nasra waxaan aad uga xunnahay haddii aan nahay dhalinyrada soomaaliyeed dhibka laguu geystay sorry walaashiis illaahna ha kuu sahlo wiil ku guursada oo sharaf leh mideeda kale walaal video ahaan ha u soo duubin noloshaada wax quseeya fadlan mar kale thanks

  • shekadan waa made up story kkkk somali wax walba waa la idinka gadi karaa.

  • nasro iska sabar haraadaan kuu qabaa qabaa iskaaga cesh cesho nasro talo kale malahan aan sameeno mid fiican oo ku dhaqda baa heleee inshaa alaah

  • Comment removed

  • cajiib, maskintaan waxaa isa qasmay Jaceelka iyo Waxa la yirahdo QooQa, gabar yar oo Qooqan waaye ninkii ay aragtabo waxeey leedahay Waan Jeclahay jeceel ayaa i haya, xishoodka kii ka tagtay, ma oga miyaa Wiil ayaan jeclahay in ay ka dhigan tahay ama micnahedu tahay In la i cunno ama la i goosto ayaan rabaa, cajiib.kkkkkkkk waa jeclahay kk kulahaa, maskiin.

  • caawiyaha_jaceelka

    sorry ugu horeyn abaayo waan kaxumahay qaladka lagaa galay iyo sida fudud oo jaceelka laguugu beeray abaayo walaahi ugu horayn jaceelka waaad ku fududaatay walaahi aniga waxaan ra'yi ahaanteyda ku dhihi lahaa jaceelka lawaaad iska daaa maaxa yelay waxaa lagaa rawaa niyada inaaad dajisato afgooye amaantedana waan kaaga mahad celinayaa

  • caawiyaha_jaceelka sorry nasro mucjisada jaceelkaaga kusoo dhacday

  • caawiyaha_jaceelka

  • Comment removed

  • raga qaarkiis yaa naga qabto ilmahaan yaa jaceyl al wad yiri yaab

  • hi sorry

  • run miyaa mise kaftan...waan ka xumahay.....adaanka

  • lol she is so funny......and she seems to like the camera lol..@ sun aa cabay

  • kkkkk nasray abaayo sidee wax u wadaa intii hore si kalsooni ku jirtaa u hadashay ilike it walahi. lkn gadaal aad wax ka xumaysay oo habaar iy calaacal iyo daadis isku dartay mise waa afgooye style in mixed habar +calaacal+daadis qofka aad jeceshahay la iskugu daro kkkkkkkkkkkkk funny walahi but kacooo salaada tag eedaan ayaa ka ag baxayee

  • kkkkkkkk horta gabadhaan jaceyl maha waxay sheegooso ruux lagu daadiyay ruux kale maba jeclaado oo kii hore baa hortaagan marka gabadhaan lacagbaa lagu siiyay barnaamishkaan ee waxaan dhihi lahaay jaceylka ha u gafin ee ka cag cagee meesha nacas baa tehee

  • gabadhyeey, jacaylkaaga waa, maad waalantahay, horta mashalah , gabadh fiican waxaad kutahay , waad hagoogantahay, laakiin, naag codkeeda in lamaqlo waa XARAM. ilaahay hakusoo hadeeyo , hadu jacayl kuhayo , keep it urself, maxaad ubaafinaysa ... xishood

  • oooow waxaan idinka ilaabay school ka jacaylka lagu daweeyee aduunka aan wali laga furin baan ku rajo weenahay mustaqbalka kaftan maahan waa iga dhab, ee ilasoo xiriira hadii aad doonaysaan in aad iska ilawdaan jinka jacaylka isku sheegayo,

  • sis cajalkan markuu soo baxaan arkay oo aan daawaday hadoo mudo kasoo wareegtay na waan ku arkay aad ayaan uga xumaaday, taasina waa wax mar walbo dhacdo, jacaylka lasheegayo na waa ba jin saan aminay oo marna qofka ku dhaco marna ka tago, dawdiisuna waa heesahoo laga dheeraado quraankoo labadsado iyo rabiyoo cawimaadiisa loo ooyo, dawada jacaylka anaa soo baaray dawo taa ka fiican na waayay, kadibna qir in uu jin yahay jacaylku, dhamaantiiin taasaan idinkula talin,

  • qadra11 malaha waxaan u maleynaa waa naag qadarta rabi aan ogeen afgooyena meel gaaja u maleysa war badan ma gali karo waxaan ku leeyahay horaa loo yiri DAMEERTII FARDA LA DAAQDA FARAS AYEY IS MOODAA . murtida kala bax adiga wabilahi towfiiq

  • qadra11 miyaadan ogeyn in allaah subxaanahu watacaala qof walbo waxaa uu u soo qoray in ay mareyso ama gaajo haku jirto ama colaad haku jirto amasidaada mutakabir ha u ahaato

  • ma xishootadaan xunta ah ee qadra11 la baxday gabadhaan afgooye ayeey joogta adigane weyka wanaagsan tahay waayo adiga waxaaba laga yaaba in aad gaalada u dhigato laakin gabadhaan waa gabar dhowrsan sidaada oo kale maaha

  • AAD AYEY U QOOQAN TAHAY GABADHAN. waa in GUDNIINKA FIRCOONIGA LAGU CELIYAA OO BAHALKA LAGU TOLTOLAA. MAR DANBE JACEYLO QOOQ LAGAMA MAQLI LAHEEYD GABADHAN YAR EE QOOQDEY

  • happeness happeness but at this generation there is no thtruthful no love

    men or woman evrerthing we do drama live .when you have a relationship u should expect a lot thing coming .but this kid she had exeence

  • waxan jecayl miyaa ............... somaliada horimar ayay ka gaareyn jaceylka .kkkk Gabadhan hadi ay run ka tahay dhibka waa jiraaa

    Nasro adiga inkaarta joojo samar u yeelo jaceylka waad helaysaaa ...

  • salam walaalo waaxaan kaa xumahay inuu niinsomaliyeed saas kuu galay lakiin raagaa oo dhan ma'ahaa ee waa qaar. walaal waax iskaabaro oo dhadaal niinkasta isagaa ayaa kuu soo radiin markaad waxbaraato. ilahayna bari oo hees waaxlagumaa keene dhucayso oo saladu duuxa tukoo somalia oo rafaad aah ayaad jogtaa mantaa maliin niin loo calaacalo ma'ahaa ee xiiro dheexdaa walaal.daadkuu yaanay kaa waaliin. malintaa ilahay kuu siiyo niin fiican iskaa guurso,ilahay ayaa kuu ilaalin doona. Insha-allah

  • afgooyey joogta colaadba heeysa gaaja heeysa jaceeylba i hayeey ku leedahay

  • WOOOOOOOOOW,gulayso abayo KOOBKI jaceelka ayaan qaadnay.MAR Dhow na KOOBKI dagaalka anaga ayaa qaadi doona.

  • gabadhan waxaa kula talinlahaa intii laga soo daadin lahaa 10 caruur oo diif leh, inay dhexda xirato oo bal ay marka hore waxbarasho diin, mid saynis iyo mid kaleba xoogga saarto, haddii kale kolba nin ayaa been ku akhrin oo wkahtiga ka dili doona.

  • somali men when thay said i love you it means they hate you

  • waa geesiyad il cabsata maleh,anaaba jeclaaday say daacad utahay

  • waa gabar aad iyo aad ufeecan oo uu qalday mid jaahil ah, laakiin waxaan layaabay gabadhu jacayl badanaa ninkii hore hadii uu xumeeyay midkaan kale may iska dhaafto,anigu waxaan ogahay oo aan kuraacsanahay gabadhan hadalkeeda oo ay dhahday labo qof mid baa waligiis daacad ah walaahi waa run markasta labada qof midbaa daacad ah marka qofkastow ogow qofka aad jeceshahay iska ilaali inta aadan naftaada halagin,mideedakale afgooye dadka kunool qaarna majacaylbaa dilay qaarna ma amxaaraa laysay

  • somaliman  walahi waad iga qoslisay waxatiri dadka afgooye dagan in ma jacayl ayalaayay ina ma amxaraa lay say kkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkk somali xamar so dizgztin

  • hahahahahaah ninka wax waraysanayaa waba nin walan siduu u hadlayo,,,

    naa waxba wax ha jeclaan caruur uunbay kaa dhalayaan raga somaliyeed aad la balan bashee naftaada kii kuugu fiican ee ku danaynaya uun raac

  • loool..............dirty xamaris

  • abayo macan gacaliso ikaramafina walashay ilahaya kabaqa waxaas dhimale waa qof xun samiyalo gabadha somali hakadabxun midafiin alkusallo okay bye happ naqo

  • muxiyo jaceylka qurux ma aha,lacagna ma aha kolay dadnimadiisa way ku jaclaa kartaa mida kale gabadha hadalkeda waxa kudhadhamiye in uu wiilka uusan lacag laheen aya karabtay nolosha inay laqaybsato oo kali.sikastaba ha ahaate waa ka xumahay waxaa kudhacay ilaah ha u abaalguda iyadana mid isaga ka fiican balse waxaa run ah in hada jaceyl laqdabo ah socda.

    oo sida ay tiray gabadha mid haduu daacad kuu yahay qofkale uusan aheen oo khiyaano wato.

  • dis girl so confident

  • waan ka xumahay abaayo wiilkaa kugu xumeeyay ee jacaylka kaaga baxay,mid axmaq ah oo aan jacaylba waxba ka aqoon ayuu ahaa, laakiin su'aal ayaa is waydiinleh abaayo adigu maxaad ku jeclaatay wiilkan? ma lacag, ma qurux, ma dadnimadiisa maxaad ku jeclaatay?

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more