Added: 5 years ago
From: qaranimo1
Views: 13,678
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @qaranimo tell me da name of this soong n da singer kool

  • wax far soomaali ladhoho majiraan farta carabigga ayaa tan ugu dhow ugu macquulsan marka laeego taariikh ahaan iyo degaan ahaanba.

  • Woow Shukri maxamed afrax ahaa. Telefishinki qaranka an so  xasustay

  • Naxariistii Janno Allaha siiyee Waa Cumar Dhuule Cali Fanaankii Koowaad ee Qaranka Soomaaliyeed

  • ninka heysay waa omar dhule so ma aha?

  • maxaa farta carabiga meesha loogu soo qoray??

    anaga soomaali baan nahay oo waxaan leenahay af iyo dhaqan gooni inoo ah oo ka duwan cadhada carabta astaanta u ah mise diintii iyo carabnimadii baa la isku xiray??????

    sheekooyinka lagu yaqaano kooxaha ku qaraabta diinta waa iyaga oo isku talaala diinta ISLAAMKA iyo dhaqanka carabta oo ay ka dhigaan mid kaliya waana meesha wax walibaa ka qurmeen markii aragtida noocaas ahi ummadda soomaaliyeed lagu faafiyey.

    soomaaliya soomaali baa leh.

  • AAD baan kuugu raacsanaha ,

  • farta carabiga eh maku dhibeysaa??

  • Mansha alah we have beatiful country but Allah hanaga dhigo kuwii garto oo uturo dalkooda HOOYO.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more