M Mooge and Magool were the only two Somali artists with tribal mindset. Both will be remembered for their role in the ugly and barbaric civil war which lead to the break up of Somalia into tribal enclaves. I respect and love all other Somali Artists. But it is despicable for some to project the Image of Notorious Figure like M Mooge as a hero. what a joke???????????? come on guys, you can't find a better hero than M Mooge in this world.
Heroes will always be remembered, cowards are forgotten. Maxamed mooge will always be the jewel in the crown of Somaliland, his memory will outlive us, as he said qayrkay kamaan hadhin, in fact qayr kiisa wuu dhaafay oo baal dahaba ayuu tariiqda ka galay.
alle ha u naxariisto isaga iyo dhamaan halgamayaashii ururka dhaqdhaqaaqa wadaniga ee SNM.. maxamed mooge liiban wuxuu ahaa astaanta jihaadka iyo halganka SOMALILAND , sidoo kale mujaahidku wuxuu ahaa mucalim iyo aabo sharaf leh .. waxaan ka codsanaynaa SLNTV in ay soo badiyaa muuqaalada xafladaas iyo xafladaha kale ee loo dhigo mujaahidiinta intooda kale.
ilaahay ho naxriisto maxamed mooge iska iyo wuuxi umada nabi maxamed ahba
hodan55 2 years ago
allow u naxariiso
DIBJIR1 2 years ago
M Mooge and Magool were the only two Somali artists with tribal mindset. Both will be remembered for their role in the ugly and barbaric civil war which lead to the break up of Somalia into tribal enclaves. I respect and love all other Somali Artists. But it is despicable for some to project the Image of Notorious Figure like M Mooge as a hero. what a joke???????????? come on guys, you can't find a better hero than M Mooge in this world.
abdikadar2 2 years ago
Did you forget to mention your Faqaash ppl killed this great Somali legend??
We will forever remember our heroes the Mujahadeen who fought for the liberation of our motherland.
ghettowun 2 years ago 2
Comment removed
abdikadar2 2 years ago
horta tvga qeybtiisa netka lama isticmaali karo maxaa sababey taas
cadnaanehel 2 years ago
Heroes will always be remembered, cowards are forgotten. Maxamed mooge will always be the jewel in the crown of Somaliland, his memory will outlive us, as he said qayrkay kamaan hadhin, in fact qayr kiisa wuu dhaafay oo baal dahaba ayuu tariiqda ka galay.
YEELKEED 2 years ago 2
IiLaahi ha u Naxariisto, Jana-tu-l Fardawsa ha ku Waraabiyo
yoursadam 2 years ago
yaa arxama raximiin, long live the king...
drGacayte 2 years ago 2
Alayaa raxma raxiim Mujaahid Mohamed Mooge. We will never forget about you. You will always live in our hearts. -,-`-;@
SanaagSomaliland 2 years ago
MA majuaahdiki reer HARGIESA.. A...moge-libaan
asiajaya 2 years ago
idinkaa mudan dhamaan bahda SLNTV
CAGMADHIGE09 2 years ago
laakiin noo dul qaata inta aanu shaqada ka wadno Website ka iyo dhamaan adeegyada internetka sidaad uga heli lahaydeen Xog iyo Warba
Waad Mahadsantihiin
Madaxa isku xdhka Shabakada Internetka iyo SLNTV
Ugaas Maxamed Majabbir
SLNTV1 2 years ago
Hambalyo ku socota SLNTV oo noo soo bandhigay xuska AUN mujaahid Maxamed Mooge Liibaan waxaanaan idin leeenahay hawsha sii wada oo xusa dhamaan mujaahidiinta dalkan u soo dhimatey Inshallah
SonsOfSNM1988 2 years ago
Cagmadhige bro waxaanu kuu balan qaadaynaa hadaanu nahay bahda Somaliland National Television ( SLNTV )
Qaybtiisa Internetka adiga iyo dhamaan Reer Somaliland meel kasta oo ay aduunka kaga nool yihiin iyo weliba inta kale ee jecel horumarka somaliland inaanu idinka haqab tiri doono Barnaamijyo iyo wararba.
SLNTV1 2 years ago
alle ha u naxariisto isaga iyo dhamaan halgamayaashii ururka dhaqdhaqaaqa wadaniga ee SNM.. maxamed mooge liiban wuxuu ahaa astaanta jihaadka iyo halganka SOMALILAND , sidoo kale mujaahidku wuxuu ahaa mucalim iyo aabo sharaf leh .. waxaan ka codsanaynaa SLNTV in ay soo badiyaa muuqaalada xafladaas iyo xafladaha kale ee loo dhigo mujaahidiinta intooda kale.
waanad mahadsantihiin ..salaamu calaykum.
CAGMADHIGE09 2 years ago