waxaasa hee somaali aah...haa noolatoo SOMALIA!!!!..amiin..allah plz help us to reunite us....we are thirsty to see peace thoughout the great SOMALIA.
@samana1fromsomalia horta yameeyska ma meel dalxiis ku wacan ba, oo naago top ah ma laga helaa sxb mise waaba bila xarako meeshu soomalidu meel bila qaniinyo iyo nashaad laan ah oo cidla ah bay iska amaanaan.. kakakaka
waxaan jeclaa inantaan inaan studio aan kuu leyahay magalada montreal aan uguu duubo heesaha free wayoo studio fican heesan kumaa dubnaa lakiin codkedaa waa heer saree
gabadhaan aad bay u qurux badantahay wayna codmacdahay balse gabadhaan ma ogi in la qabo balse haday madaxbanaantahay waan aroosi lahaa saqda dhexena ii hees ayaan dhihi lahaa
Naagtaan waa naag qurux badan anigu marka aan maqlana codkeeda xaada ayaa i istaagta balse naagtaan anaga nagama foga waayo dhiigeyga ayay soo jiidattaa kolay aniga way iga wayntahay balse aabahay ayaan u guurin lahaa waayo si uu u dhalin yaraado saqda dhexe ayay u heesi lahayd kkkkkkkk
She is Somali does that matter which clan she belongs to? Yaab badanaa umadaan dhan qabiil waashay meel kasta la tagan yihiin. Ilahay ka cabsada iska daya qabiilka akhiro gudka idin lama galayee iyo beenta. Somalia4life
aniga waxan ka qeyliyay ILOVXAMAR balenkan dhan asaga aya furay gabadhana waa habar gidir waxey katagay sacad kan hestan subiyay anke liban cabdi xusen aya la dhaha asagana wa sacad labadaba waxey ku nol yihin kenya lakin ninkan hesta la qadayo waxa la dhaha cabdihakim cabdidiini ow ku magac dher yahayasaga qabilada yaryar ah ayow labadan macalin uyahay waxan tagna nagtan oo ninkan mel xaflad ah ku baryeyso oo dhaheyso ila heys asaga dhahayo lacag an raba
Nacalaa ku taal qabiil, Somalida Islaam ka dheer. nabi cusubna la idiin soo diri mayo. kii laydiin soo dirayna maqli weyde. ifkana noolol weyde. qiyaamahana waxa laydin soo tubayaa idinkoo af qalalan leh oo reer hebel Ilaahay la hor tegaaya. markaa waa naarta taga ilayn ifkii khyr kalama aydaan imane.
waxay ku leyihiin waa hawiye hawiyaa yaa yamaaska yaa baray kama dhaxayso dhulbahantae ama isaaq labadaa aa iska dhalaan umalaaynayaa weliba waa reer bari.
the queen .....kkkkk walaahi waad iga qoslisiyad ku te wa dhulbahanate naa iska aamus aniga ku maqlay yahuu waa gabar hawiye oo h.gidir ah oo sacad siciid and she isnot from afgan ,,, lair she in kenya and she is cousin anigaku wacaay any time dadka kala baro lair
she's not hawiye or isaaq..keep dreaming hoes..i know her..she's dhlubahante her names hodan..from afganstan..so stop claiming her...singers is nuthing do 4 qabiil
@yusug001 on the contrary, yameyska - is a low laying mashland or a swamp in somali - sometimes small streams are also called yameysyada - that's why she is saying - "yameyska iyo wabiyada intaad Yara abuurtaan yaambada ku ciil baxa" she is not refering to a specific place rather any swamp/mashland or streams and rivers - and giving ecouragement - don't misinterprate the song - it's a beautifull song - ha isku dhajinin duqa is qor ma fiicnee
Yameeska galmudug u kuyaala
eagel143 1 month ago
she has genuine sexy voice - abdi diini not bad either, nice combination
zullfa 1 year ago
yaa salaam waxaay tahay hees aad u wacaaan hoodan cilmi waxaay tahay fanaanad aad u fiican maansha allah by abwaan mudiir shevodinio mohammed ahmed
shevodinio 1 year ago
waxaasa hee somaali aah...haa noolatoo SOMALIA!!!!..amiin..allah plz help us to reunite us....we are thirsty to see peace thoughout the great SOMALIA.
BurcoSomaliland 1 year ago
Cabdi Diini: Yididiile gobanimo, Qarankaan yagleelnaa, Loo yaabaa maantee, Yaa maali jirayey. Ama yuuska maandeeq, Ee yacyacoodka lugu cunay, Yiri wey damqaayaa. Yeydiyo waraabaha, Sabadkeenna yuurara, Yur ku waaban maayey, Dalkan heedhe yaa u maqan. (Doqonbaa yabaashoo, Yasta xornimadeedee, Yar-yareysi ma leh hawl).
F.G: Waa heestii ugu horreysey ee WADANI ah oo lugu tiriyey xarafka (Y)
Raadraacafanka 1 year ago
woow, i miss galkacyo , 10 ago ayaa igu dan besay i like wax ka hadllo iska dhaf wax kalee i mis u gusy all youu
SuperPuntland 1 year ago
Hodan: Ummad yahay yar iyo weyn, Inta Yuurarsatey meel, Yib iney ciyaartiyo, Yool-yoolka daa`imey. Marna yey dadeed iyo, Deeq laguu yaboohaan, Dhereg looga yaabine, Beeraha ku yaacoo, Yameyska iyo webiyada, Intaad yara abuurtaan, Yaambada ku ciil baxa. (Doqonbaa yabaashoo, Yasta horumarkeedee, Yar-yareysi ma leh hawl). Erayada. Liibaan Cabdi Warsame
Raadraacafanka 1 year ago
umad wada reerbaadiyaala wada cuqdad badan ayaan kadhashay war heesta dhagaysta kana taga qabiil maxaad ugashaan
ilwadqurux88 1 year ago
Yameyska is in puntland. it is a lake
samana1fromsomalia 1 year ago
@samana1fromsomalia horta yameeyska ma meel dalxiis ku wacan ba, oo naago top ah ma laga helaa sxb mise waaba bila xarako meeshu soomalidu meel bila qaniinyo iyo nashaad laan ah oo cidla ah bay iska amaanaan.. kakakaka
madheedhle 1 year ago
doyska iska agtaagan yaa iga dhiga aayar baan dhexda soo qaban lahaa oo deetana isku dhajin lahaa kkkkk
inaguluyux 1 year ago
waxaan jeclaa inantaan inaan studio aan kuu leyahay magalada montreal aan uguu duubo heesaha free wayoo studio fican heesan kumaa dubnaa lakiin codkedaa waa heer saree
amina7879 1 year ago
waaaw Jecliyaa calanka
gorgornews 1 year ago
gabadhaan aad bay u qurux badantahay wayna codmacdahay balse gabadhaan ma ogi in la qabo balse haday madaxbanaantahay waan aroosi lahaa saqda dhexena ii hees ayaan dhihi lahaa
yuuladams 2 years ago
Naagtaan waa naag qurux badan anigu marka aan maqlana codkeeda xaada ayaa i istaagta balse naagtaan anaga nagama foga waayo dhiigeyga ayay soo jiidattaa kolay aniga way iga wayntahay balse aabahay ayaan u guurin lahaa waayo si uu u dhalin yaraado saqda dhexe ayay u heesi lahayd kkkkkkkk
yuuladams 2 years ago
Viiva Hodan an Cabdi diini what a voice masha allah
MsSamiiya 2 years ago
i like gabadhan heesaheeda balse music waa qeeylo miidhan inaadeer bahalka iska habeena.
ishwaaq2007 2 years ago
Naagtaan Sacad uma eka, way nuuraysa camal,,,,,,,,,,,,,,,kkkkkkkkkkk Sacad waa wax madmadoow haday reer alore tahay waa sheekhaal. Laakiin umalyn mayo lahjaday wadato waa DRD
FADUMO954367 2 years ago
She is Somali does that matter which clan she belongs to? Yaab badanaa umadaan dhan qabiil waashay meel kasta la tagan yihiin. Ilahay ka cabsada iska daya qabiilka akhiro gudka idin lama galayee iyo beenta. Somalia4life
missgarowe 2 years ago
WHat the Fock has Qabiil got to do with these Artists?? War waxaan LO-da ah ee Qabiil aan ka dhammaaneyne maxee ahaayeen. Cudur aad Qabtaan!
Somalida cudurka Qabiilka in la daweeyo weeyaan sida ugu dhaqsiyaha badan.
kgiuma 2 years ago
aniga waxan ka qeyliyay ILOVXAMAR balenkan dhan asaga aya furay gabadhana waa habar gidir waxey katagay sacad kan hestan subiyay anke liban cabdi xusen aya la dhaha asagana wa sacad labadaba waxey ku nol yihin kenya lakin ninkan hesta la qadayo waxa la dhaha cabdihakim cabdidiini ow ku magac dher yahayasaga qabilada yaryar ah ayow labadan macalin uyahay waxan tagna nagtan oo ninkan mel xaflad ah ku baryeyso oo dhaheyso ila heys asaga dhahayo lacag an raba
cabaaz 2 years ago
shaarba catiirkaan gabarta wa ka dheeryahay Nooh Masha allah gabadhan quruxle waye waraa qabilka ka Daaya meshabn!1 wa fananad soomalieyd!
iluvxamar 2 years ago
VIVA ILJEX HAHHA
VIVA SOMALIWEYN
salawaat1 2 years ago
Gabadhaan waa Reer Xaaji Saleebaan(Habargidir)
faaiido10 2 years ago
hanbalyo hees fiican labadiinana cute ayaad tihiin keep it coming
MISSHERMAN2007 2 years ago
gabarpuntland i love you cadeey
qasaaroaduun 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk l .love somali songs yameys
abdikanic4 2 years ago
dhalac . asxabta dhaman ciida fanatata yar ee soo baxday taqana qabilkeda ha isooqorto fadlan
dagan20 2 years ago
dhalac . asxabta dhaman ciida fanatata yar ee soo baxday taqana qabilkeda haisooqorto fadlan
dagan20 2 years ago
war gabadhaani sidii nimca jaamac ma u heesaysaa mise anaa mooday actionka ay bixinayso wuxuu u egyahay kii habar jabuuti kkkkkkkkkkkkk
shidane22 2 years ago
umadan somaliyed qaarked cudur aan baxeen ayuu qabiilka ku noqdey somali inta cadow ay leedahey hadii ay ugaan lahayen wey midoobi lahayeen ilaahey somalida nabad iyo isku xirnaashu ha u keenu aaamin
freakyfaarax 2 years ago
The World BEAUTFull LADIES R SOMALIAN Ladies !
Yes Viva All somali yar yareesi Howl maleh ,
GabarPuntland1991 2 years ago
qabiilka maxaa la idinka siiyaa umadyahay xoola jirka is ku badashay
subxaana laaaaaah somalidii waaba ka soo dartay
bile055 2 years ago
Youtube ka waxaan uga mudaharaadaynaa qabyaallada waayo heeskasta qabyaalad baay soo gelinayaan waan ku xanuunsaday waxan
erigavo2003 2 years ago
I love your songs their like the best!!!!!!!!
kale1100 2 years ago
fiirri markay ay dhahaysay maryan mursal bartan ku dhashiyo yamayska bartaan u baahnahay, taa ayaa ku cadaynaysa qoftaan magaaladeda, waxay tahay ayada ayay khusaysaa,
sanbuqoboy 2 years ago
kaalay dadkan xage ayay ka jiran yihin qabiil ayaa dilooday.
qoftaan waaa reer galkacyo, mudug waayo qof kale ma yaqaano waxa la yiraahdo yamays ka. lakin waa ceeb in la yiraahdo qabiil kaa weeye.
sanbuqoboy 2 years ago
waaw she is Queen, and very smart, waa fanaanad soomaaliyeed qabiil ha ku sheegina come on lets grow up
Bararka 2 years ago
i will be a singer if all somalia become pracy and singer so do i like lol
iska45 2 years ago
what is wrong with this fucked up people .i dont give a damn her fucking tribe.
camelon87 2 years ago
Nacalaa ku taal qabiil, Somalida Islaam ka dheer. nabi cusubna la idiin soo diri mayo. kii laydiin soo dirayna maqli weyde. ifkana noolol weyde. qiyaamahana waxa laydin soo tubayaa idinkoo af qalalan leh oo reer hebel Ilaahay la hor tegaaya. markaa waa naarta taga ilayn ifkii khyr kalama aydaan imane.
madheedhle 2 years ago
ninki qoftan hela nasiib badana .. codkaan aa sariirta logu hesaa lol...
shaafi 2 years ago
arooya hawiye iyo daaroodba meelba iska dhiga... yaa heestaaba marax ehe. hereh naga dhaafa naagtu waxey rabto ha ahaatee ninki qabey ku cid tahay ee walee ma ogidiin.
srksxb 2 years ago
waxay ku leyihiin waa hawiye hawiyaa yaa yamaaska yaa baray kama dhaxayso dhulbahantae ama isaaq labadaa aa iska dhalaan umalaaynayaa weliba waa reer bari.
saabiriinn1429 2 years ago
whu gives shit abt her qabiil. all that mattter is she's sooooooooooooooooooooooomalllli and i liiiiiiikee her aloooooooooot.
Xawaaro 2 years ago
the queen .....kkkkk walaahi waad iga qoslisiyad ku te wa dhulbahanate naa iska aamus aniga ku maqlay yahuu waa gabar hawiye oo h.gidir ah oo sacad siciid and she isnot from afgan ,,, lair she in kenya and she is cousin anigaku wacaay any time dadka kala baro lair
ARAAJO 2 years ago
she's not hawiye the queenogboorame is right..plus know this bitch...she made anti song for idoor ppl...she's faqash
dhilosomaliyeed 2 years ago
waaaaaaaaaaaw
manaal881 2 years ago
she's not hawiye or isaaq..keep dreaming hoes..i know her..she's dhlubahante her names hodan..from afganstan..so stop claiming her...singers is nuthing do 4 qabiil
thequeenofboorame200 2 years ago
yameyska waa meel aad u qurxoon oo wada beero qurxoon kuyaalan waxeyna leedahay meel lagu dabasho runti dalxiis ayey ku wacan tahay waxaana kuyaala guryihii madaxdii magaalada iyo dadka qurbaha kasoo guura halkaas ayey u badan yihiin waaxana sidoo kale kuyaala gurigii madaxweynihii shaqada ka fadhiistey oo horey u ahaa madaxweynihii puntland waa maduane abdullahi yusuf.
sido kalena wa xaa kuyaala iskool yameska layiraahdo oo aad u balaaran ayna dhigan macalimiin ajnabi
puntland forever
yusug001 2 years ago 2
Thanks boy
GabarPuntland1991 2 years ago
@yusug001 on the contrary, yameyska - is a low laying mashland or a swamp in somali - sometimes small streams are also called yameysyada - that's why she is saying - "yameyska iyo wabiyada intaad Yara abuurtaan yaambada ku ciil baxa" she is not refering to a specific place rather any swamp/mashland or streams and rivers - and giving ecouragement - don't misinterprate the song - it's a beautifull song - ha isku dhajinin duqa is qor ma fiicnee
zullfa 1 year ago
yartu cod macaane. masha'allah. i dub her the next magool still. yaa arhama raxiim 2 hamilo sharrif(magool) still. yartan cusub allah hadaayo.amiin.
Xawaaro 2 years ago
kkkkk isaaq beel, gabdhaan waa gabar habar gidir oo sacad ah
marka iskadaa isaaq aad lardeysid
abumuntaaz 2 years ago
lol waa gabar hawiye ah oo h/gidir ah oo sacad siciid ah yahuu isaaq kula haa dadka kala baro
ARAAJO 2 years ago
SHE IS ISAAAAQ GRIL
duR35 3 years ago
yameeyska waa meeshaan ku dabaalan jiray markaan yaraa i like yameys i luv somalia
rerjalam 3 years ago
yamayska mmmmmmmmmmmmmmmmmmm
who ,s know yamayska Somalia oh my Allaah i luv this song
PuntlandGurl4Ever 3 years ago 2
this shitt is best ever but i didn't get some of them
qasaaye7 3 years ago
what is this? is this new somali words i think she using new somali
soomaaliz2 3 years ago
this beat is now ok, and the song is great. you can be had well wth hesitations.
nice peace of work
radsama 3 years ago
all somali asses is gay...lol.! plus they all eat pork in secret..Stupid kaffirs!
rasobasiczar 2 years ago
mansha allah waa hees qaali ah aadna u shurxoon kana turjumaysay hoosha somaila oo dhan yar iyo weny ba
zamzamcadey 3 years ago
yayda iyo waraabaha waxay kawadaan itoobiya iyo kenya iyo gaal oo dhan oo ciida somalia rabo
zamzamcadey 3 years ago
caadi maahaa heestaan thanks SomaliTotalMusic
MIIGANE1 3 years ago
waaw heestan been alaa caayee waa dabacsan tahay kaaga sii darane waa wadani yamayska aad iyo aad hade ogaada waa yamayskii gaalkacyood ninkaan ku dabaalan wali ayaa ciil qaba enjoyyourself every body
mudugguy 3 years ago
Yeah man U sheeeg
thanks for explain
PuntlandGurl4Ever 3 years ago
heestaan murti muhiim'ah ayaay sidaa.
mpendwaa 3 years ago
doqon baa yabaasho yasto horumarkeedee yar yaraysi maleh howl
nice song keep it up guys
malick84 3 years ago