waraa wilikan yar school keyaga ayuu adi jiray. Sanford middle school iyo Edison high school. kkkk hadana wankan inta ku dhageysanayo heestisa. hahah his brother barqad used to be trouble maker and funny. tolow dhibkii miyuu daye barqad. asagoo oo dhib badan ayan ogaye oo macaliminta cadan ka somali igu hadli jiray. kkk man i missed those days): now everyone i knew grew up and some of them even became parents. haha adun wakana hee. qof walbo in uu heyso ayuu rabaa. bas aniga nah wan heysaa 2012!
Here is my feedback. The images are perfect, the video quality is great. Great work all together, specially the music. Your voice is Amazing i can understand you well. I would buy your Album.
ciyal ceder hahahaha
ciyalka xafada cadi ma ahan kkkk
Mabd1202 3 weeks ago

MAASHA ALAAH jaabir waa wadani sax ah ILAAHEEY hanaga qaado dhibaatada
cadaaniyare 2 months ago
Here is my feedback. The images are perfect, the video quality is great. Great work all together, specially the music. Your voice is Amazing i can understand you well. I would buy your Album.
samiralovely19 1 year ago
War yadha somali maxamed hawiye hala dhaafo, ilaa 1991 ayaa lalahaa dowladbaad burburiseen.Waxa xiski kajira xamar iyo koonfur looga badan haday alshabaab ahaan lahayd iyo xisbul islaam. Dowladana hadalkeedaba daa oo ta somlai cid kamaqan majirto markaa haladaayo Hawiye iyagabaa khati tagan manto oo matadoodi iyo caruur todi dhamadeen oo madafiic dhameeyena. Darood+Hawiye+Isaaq= Waadad walala ah ee qabyalada iska daya.
ordaaye2000 1 year ago
hawiye diidan dawladnimadii isaaq diidan isku duubnidii gooni isu taag raadinaya waase la quusiyey.somali inteeda kale waxaan ka sheego waa dambe
TheWaiting22 1 year ago
anaa diidan dawladnimadii!!!! laakin anigu ma dabrgoyn duuqaydii iyo ubadkii...waan baraxanahay
hilibruuge 1 year ago
WIILKAAN WAA LOOO BAAHANYAHAY MUSTAQBALKA AYAA UBAAHAN
TheJaanikaka 1 year ago
waa fanaan qataraa allaha ku daysto walaal
soomaaliweyn4life 1 year ago
waaka baxsatay sxb kuwad, bro keep always forwad.
Thank you Salah Donyale, barkhad and Ciyaalka Xaafada all welldone keep it up waligiin horumarka bulshada haka Daalina
Birlibaax 2 years ago
@Birlibaax
hayaayww 3 months ago
bro dont stop you felt
ismahan12345 2 years ago
jabir mashaalah bro keep it up lulysong
js840 2 years ago