@HerroHerrar sxb runta hadii la sheego iyo dhibta xaga ay ka timid. xal waa la gaadhi lakiin inta dhibta cidii keentay la qarinayo waxba inoo hagaagi maayaan . waa in booogta farta lagu fiiiqaa
@dhuungal waan ku fahmayaa walal waana lasocdaa sheekada iyo qaalada Somalia lakiin ma fiicno in oo qabiilnimo bananka la soo dhigto waxaas waa jahilinomo
@HerroHerrar walaal dee hadana dadkii baa biiyey sowkan doonaya intii inoo nabada ahayd ee ubadkeenu aynu kala baxsanlahayn diidayaa ee leh anagu meesha ololaysaa ayaanu rabnaa in la isla ololo
Mida kale, Waa wax la yaab leh marka qofku fahmi maayo xaqa uu ku leeyahay dalkiisa iyo dadkiisa.? U malayn maayo inay Soomali fahamsan tahay dawladnimada iyo xornimadaa. Ilaa aan fahamno in ilaashano dadkeena, on diidno in qof naga mid ah dhiigiisa la daadsho, ama laga xayuubiyo xornimada, nolo wanaagsan arki mayno. Starlin, wuxuu dhisay Rashiya, wuxuu ka celiyay Germany. Hadana wuxuu dilay dadkiisa in badan sidaa awged Rashiyada maanta sharaf kuma lahaa.Taariikhdeena waa inuu ka baxaa Siyaad.
Qof kasta markuu dhinto ma waajibo in la yidhaahdo Alaaha u naxariisto. Diinta Islaamka mid aad gacantiina ku samaysateen baad aaminsan tihiin baan u malaynayaa. "Alahaa u naxariisto" waa ducoo. Rag ka wanaagsan Siyaad Barre oo madax ahaa, Sidaa Xujaaj bani Yusuf, oo dilay dad badan. Culimada oo dhami ma yidhaahdaan Alahaa u naxariisto wayna habaaraan. Mar labaadka, waa nacasnimo marka uu qof yidhaahdo,' war hebel waa nin xun, in la yidhaahdo qabyaalad baad ku haysataa."
meesha kuluc ayaa shidanayaa walee waa rageedii isaga ayay ku wada daba fayleen odaygu in uu hadana kuwan kala yaacay isku soo dhaweeyo weeyaan mise wuu ka weynaaday isaga iyo gacanlaw iyo samatarba
xasuus dheer qaraan dhisan iyo dhalin aan ladhayalsan karin bilicdii masraxa boqaradii codka mogool baxdey siyaad loodarsey xasan a samataroow somaali adaa u siman soodkaagey ku seexdaan kuna soo toosaan socoo umadaan kala sikatey isku soo dhoweeyoo kasoo dhici dhurwaaga tigree
Sayidgedo, xaggee baad ka soo quftay dheemantan. Those were the good old days that may never come back. Thanks Sayidgedo for sharing this precious piece of music vedeo.
walee daroood ayaan mar danbe hawiye u talin
dhuungal 4 months ago
@dhuungal war qabiilnamada iska daa
HerroHerrar 3 months ago
@HerroHerrar sxb runta hadii la sheego iyo dhibta xaga ay ka timid. xal waa la gaadhi lakiin inta dhibta cidii keentay la qarinayo waxba inoo hagaagi maayaan . waa in booogta farta lagu fiiiqaa
dhuungal 3 months ago
@dhuungal waan ku fahmayaa walal waana lasocdaa sheekada iyo qaalada Somalia lakiin ma fiicno in oo qabiilnimo bananka la soo dhigto waxaas waa jahilinomo
HerroHerrar 3 months ago
@HerroHerrar walaal dee hadana dadkii baa biiyey sowkan doonaya intii inoo nabada ahayd ee ubadkeenu aynu kala baxsanlahayn diidayaa ee leh anagu meesha ololaysaa ayaanu rabnaa in la isla ololo
dhuungal 3 months ago
cajiib haddi aad dunida weli joogtan ma marxuumka maxamed siyaad baa wax ka sheegeesan caqliga ka shaqeeseeya anigu galmudug baa ka imid wax iima galin siyad dhinac qabiil waxaan aaminsanahey in uu muwaadin uu ahaa siyad alla naxariisti jano ha siiyo ducada ku deeqa marxuumka dowlad kama danbeen 1977 sodan sano ka dib 2007 amxaaro xamar timid si ay uga aar gudato marxuumka siyaad allah ciiloo wey weli qabiil baad wadan
DrFollowMe11 9 months ago
Mida kale, Waa wax la yaab leh marka qofku fahmi maayo xaqa uu ku leeyahay dalkiisa iyo dadkiisa.? U malayn maayo inay Soomali fahamsan tahay dawladnimada iyo xornimadaa. Ilaa aan fahamno in ilaashano dadkeena, on diidno in qof naga mid ah dhiigiisa la daadsho, ama laga xayuubiyo xornimada, nolo wanaagsan arki mayno. Starlin, wuxuu dhisay Rashiya, wuxuu ka celiyay Germany. Hadana wuxuu dilay dadkiisa in badan sidaa awged Rashiyada maanta sharaf kuma lahaa.Taariikhdeena waa inuu ka baxaa Siyaad.
Jaalediid 10 months ago
" MAXAA MAANTA KA WANAGSAN.? " Maaha su'aal meesha taalaa. Hadaad aabahay disho, aniguna diloo walaalkaa iyo aabahaa iyo wiilkaaga. Dabcan anigaa ka dambi badan, laakiin macnaheedu maaha inaad tahay nin wanaagsan. Waxaad tahay MURDERER iyo dembiile koowaad. Maxaa wacay, adigaa bilaabay. Caruurta yar ee hadaa dhalatay baa loogu sheekeeyaa, bal maxaa Siyaad ka dambeeyay. ? Qabyaalad, dhiig , nacayb, shaki buu kala dhex dhigay Soomaali. Dalkaa malahayn Siyaad bare kaligii, aniga leh, adiga leh
Jaalediid 10 months ago
Qof kasta markuu dhinto ma waajibo in la yidhaahdo Alaaha u naxariisto. Diinta Islaamka mid aad gacantiina ku samaysateen baad aaminsan tihiin baan u malaynayaa. "Alahaa u naxariisto" waa ducoo. Rag ka wanaagsan Siyaad Barre oo madax ahaa, Sidaa Xujaaj bani Yusuf, oo dilay dad badan. Culimada oo dhami ma yidhaahdaan Alahaa u naxariisto wayna habaaraan. Mar labaadka, waa nacasnimo marka uu qof yidhaahdo,' war hebel waa nin xun, in la yidhaahdo qabyaalad baad ku haysataa."
Jaalediid 10 months ago
Mida kale siyaad waxa uu waddanka yimi Soomali oo dawlad ah, ciidan leh, baarlamaan leh, iskoolo leh, dadku dhex oolin cadaawad. Muxuu ka tagay ayaan waydinayaa dadka ilaa haatan aaminsan inuu ahaa Wali.? Dal burbursan umu iman, aaway dalkii uu ku qabsaday nabadaa.. Geed bay Soomaaliyaa, geedkiinaid xidid kasta wuu gooyay, markuu dhacaynaa wuxuu yiri, ' Waa wareey geedkii waa dhacay." Ilaaahay wax garad siiyooo Soomaali
Dabayl 10 months ago
hehehehehehhe, Waligaaa u duceee. walee ma so noqdooo isaga iyo wax la mid ah.. Ilaaahay baa na dhaaafiyay Fircoon..
Dabayl 10 months ago
@Dabayl FIIRI HORTA QOFKASTA MARKU DHINTO ALLAYA RAXMA AYUKUGU LEYAHAY HADA KADANBEYSO NOSHAY WAYE YAH BESIDES NAFTADA CADAB HAKUGEYN CAY AD CAYAYSO QOFKA HOSEYA ODHINTAY INTAS WAXAN KUGU DARAYA BRO CAN U SHOW ME WAX MANTA KAWANAGSAN XUKUNKII ALLAHAW NAXARIISTE MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARRE DABAAL DILKA IYO DHACA ABAARTA KUFSIGA BURBURKA IYO WADAN LA,ANTA AN MANTA NAHAY SHALAY MA,NAN AHAYN MARKU JOGAY ALAHAW RAXMADE MADAXWEYNE BARRE SO DONT BE STUPID BRO QABIILNA YUNA KUQADINE TAKE IT BACK BRO
MsSj101 10 months ago
siyaa bare allaha unaxriisto amiin ku wiina wax ka sheegaayo gabdhahooda yio walaashood iyo hooyadood ayeey waxaa eyka gadaan qaniisyada shabaab nacalaa dhashee fucking hell
shaam1321 11 months ago
gusbaa biqley bisqin madaxa buuran tii u baahan badhtanka loo dhigo lagu badh gooyaa waa baa ba ooda
dhuungal 1 year ago
sharmuutooyin jirkooda iibiniya ayaa faniiniin noo noqonaya maya
deeqbaari 1 year ago
Daalikii dadka laynjoray miyaa siyaadku
MrBaati 1 year ago
Thank you Sayidgedo for the upload
Shirwa50 1 year ago
waa heer sare.
Mrdiiniyare 1 year ago
waabaa beryey....
bilicsan........
orooryo baxsan.....
maalin boqor ah.........
ma favorate song when I was 5 years old...
liibaan1990 1 year ago
waxaa uu ka tagay waad arktaa siyaad bare eeeg somaliya siday tahy makaa siyaadf amaaan ma lehe eee inga daa taas eeg waxaa uu katagay
AbuRihanna1 1 year ago
siyaad wadani ayuu ahaa iyo waliba somalida kulli markaa jiray
muxxubo 1 year ago
that intro could easily be a speech of freedom. nice one intro man.
thnx 4 dis sayidgedo
CALLINGALLTOLOVE 1 year ago
wow 1977
warabi1979 2 years ago
what is the names of Waaberi members?
Gutsyndicate 3 years ago
Gutsyndicate, waaberi is a name of somali band, the meaning of the word waberi means "new down is breaking"
daadiroowyare 2 years ago
marexaaaaan manta xamar ma jogaaaaan ,syasada gabyre noloooooooooooooooooow
dadirh 3 years ago
ala waa ba baryey waakukaas
shuruu 3 years ago
Ma waxaad isugu hambalyayseen gabdheheenii oo adoontii nigeria naasaha u ruxaya????????????cajab maanaga waalan mise cadan baa laga heesayaa.....
wayaane 3 years ago
wayaane, badaw ayaad tahay. Bandhigu waa is-dhaafsi dhaqan iyo hiddo. soo baro Culture.
Biggy56 3 years ago
Biggy, I'm on your side kunjeer.
WinstonKing 3 years ago
Adigu wayaanoow, xabashi baad tahaye kuwiina naasaha u qari
daadiroowyare 2 years ago
Ilaaha Janadii Fardowsa Mahamed Siyad Bare hageeyo,wax yarba kahadhay Ragii isaga lamidka aha.
2007maslah 3 years ago
meesha kuluc ayaa shidanayaa walee waa rageedii isaga ayay ku wada daba fayleen odaygu in uu hadana kuwan kala yaacay isku soo dhaweeyo weeyaan mise wuu ka weynaaday isaga iyo gacanlaw iyo samatarba
jimauSL 3 years ago
xasuus dheer qaraan dhisan iyo dhalin aan ladhayalsan karin bilicdii masraxa boqaradii codka mogool baxdey siyaad loodarsey xasan a samataroow somaali adaa u siman soodkaagey ku seexdaan kuna soo toosaan socoo umadaan kala sikatey isku soo dhoweeyoo kasoo dhici dhurwaaga tigree
abdul1234123 3 years ago
viva la somali socialist party
R.i.p. The Fouding Father of the Party
Mejor Genaral M.Siyaad.Barre/The President of somali Republic of great somali
Allow u naxariiso
DiiniXoosh 4 years ago
AAAMIIN,, HE WAS REAL SOMALIA
baabuur1 3 years ago 2
siyaad barre nin wadaniah ayuu ahaa, cabdilahi daba dhilif, gabre dhirbaaxaayo ayuu yahay, alle hau naxa riisto, from alshabaab
XOGOGAL 3 years ago
Al shabaab maxaad tahay adigu sxb...wax aan somali dhaqan u ahayn baad noo keentayn..is qarxin iyo wax carab lagu yiqiin
HolacX 3 years ago
somali people are so beautiful
ogadenqueen 4 years ago
Thank u
tatany55 4 years ago
waxaan kaloo arkaa saado cali,hibo maxamed
toghdeer01 4 years ago
1977 was a year nigerians will never forget.The start of the oil madness and the start of the nation fall.
remimartins 4 years ago
I can only recognise, Samatar, Kuluc and magool. Visibility is not great
nabadraadshe 4 years ago
Sayidgedo, xaggee baad ka soo quftay dheemantan. Those were the good old days that may never come back. Thanks Sayidgedo for sharing this precious piece of music vedeo.
nabadraadshe 4 years ago
Waabaa barye bilicsan, arooryo baxsan, maalin boqoran.
Bajuuni 4 years ago