Suaashaas ilaa hada waa loo la`ayahay jawaab wlhi (( Bal aan idin suaalee maxaa saaka wadataa subaxaa qiyaamaha la hor tagi subxaanta )) ilaahayoow kuu naxariiso qabrigaa kuu iftiimi been kuma aadan sheegin dhulka aan ku socono samada waa ka culus yahay ilahoow yuusan sibiq naku galin AAMIIN AAMIIN YA RABI
viiva c/qays he invented this song the year 2000 in carta jabuuti and then show it to the world by alla ha u naxaariistee bye sanka ninkii fahmayaa fahmaya
su´aal aan cadi eheen ´´ bal aan idin su´aalee maanta maxaad wadataan....´´ allaha u naxariisto sanka heestaan waligey intaan fanka somalida dhageesanaayo taan ugu jeclaay ayay eheed and still is!
waxaa loo jidmarayaa ku dhawaanshaha wadada ilaahay soomaaliyeey ilaah ka baqa meel kasta aad joogtaan Sankana ilaah u baryaya in uu u naxariisto waa adoon ilaahay heesahana ha badsanina danbiga ka kala yareeya plz
illahey kabaqa somaliyey ma ogdihiin inaysan fiicneen in la dhageysdo qof dhintay heesihiisa wax idin ku filan inaad u ducaysaan marxuumkan sanka allaha u naxriisto aamiin
will somaliz listen, there God is Qabiil
MrRhamu 1 month ago
sanka alaha unaxariisto aamiiin
sihaam1000 3 months ago
Suaashaas ilaa hada waa loo la`ayahay jawaab wlhi (( Bal aan idin suaalee maxaa saaka wadataa subaxaa qiyaamaha la hor tagi subxaanta )) ilaahayoow kuu naxariiso qabrigaa kuu iftiimi been kuma aadan sheegin dhulka aan ku socono samada waa ka culus yahay ilahoow yuusan sibiq naku galin AAMIIN AAMIIN YA RABI
nvr4getyou 1 year ago
allow ku naaxarisssso
08nimo 1 year ago
waaaaaaa runtiis alaha u naxriisto AAMIIN ,,,,,,,,,AAMMIIN,,,,,,,,AAMMIIN
Superaliyare 1 year ago
maskiin gacan ka gardarran sabab ku noqotay, ilaahow u naxariiso C/qaadir aka Sanka.
Socialboy08 1 year ago
ilahow u naxariiso axyaa fanaan
ahmedishqi 1 year ago
illaahay haa kuu naxariisto
Dawlad1 1 year ago
my allah bless you cadiqadir sanka, aamiin inshallah
xoxkma09 2 years ago
alah ha u naxariisto aamin aamin
koosar125 2 years ago 3
aaamin aamin
black09101 2 years ago
God bless your soul. he passed away.
janua81 2 years ago
heestan ereyadeeda waxaa leh oo ay maskaxdiisa kasoo maaxatay abwaankii waynaa CABDI AADAN XAAD (cabdi qays).
psIronman 2 years ago
waa qaldamoosaa waa Abwaanka aweyn Cabdalla Nuur Diin
kirkudkac 1 year ago
alluhu akbar!! what a great song what a great singer!! AUN may allah bless him.
ultratribalist 2 years ago
illahy wuxuu yiri : sahay soo qaata sahay laqaatana waxaa ugu khayrbadan taqawada, iga cabsada kuwiina caqliga leh.
marka walayayl illahy aankawada cabsano, aana fahano aduunyadan inaya laba bari tay oo aan katagayno dhaqso ,
cibadada illhay un ayaa ina racaysa,
wallahi this song made me cry,
sallaam.
IslamicRose 2 years ago 3
viiva c/qays he invented this song the year 2000 in carta jabuuti and then show it to the world by alla ha u naxaariistee bye sanka ninkii fahmayaa fahmaya
lethal1997 3 years ago
su´aal aan cadi eheen ´´ bal aan idin su´aalee maanta maxaad wadataan....´´ allaha u naxariisto sanka heestaan waligey intaan fanka somalida dhageesanaayo taan ugu jeclaay ayay eheed and still is!
almed2 3 years ago
waxaa loo jidmarayaa ku dhawaanshaha wadada ilaahay soomaaliyeey ilaah ka baqa meel kasta aad joogtaan Sankana ilaah u baryaya in uu u naxariisto waa adoon ilaahay heesahana ha badsanina danbiga ka kala yareeya plz
ceelqooxleboy 3 years ago
please walalayaal waxaan idinka codsanayaa inaydan wax badan daawan sabatoo ah markay sii fidaan heesihiisu danbi ayaa u kordhaya qalbi xanuun ayaan dareemay markaan daawaday .
mushtaaq143 3 years ago
inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun aduunyadan wax layska ogyahy ayaan jirin marka ilaahay ayeynu naxariis uga dalbayna fananka c/qadir shiikh cali ilaahay sidaa haybada iyo quruxda saa u siiyey hadana ha u naxariisto naxariistiisa jano haka warabiyo subaxaa qiyaamaha la hortagin subxaankeen baal aan idin suaalee maxaad saaka wadataan?hadaladiisa xikmada ku dheehan waa wacdi caadi ah music ayaa xaaraameeyee .
mushtaaq143 3 years ago
mushtaaq143 runtii qof wanaagsan baad tahay.
psIronman 2 years ago
heestan ereyadeeda waxaa leh oo ay maskaxdiisa kasoo maaxatay abwaankii waynaa CABDI AADAN XAAD (cabdi qays).
psIronman 3 years ago
illahey kabaqa somaliyey ma ogdihiin inaysan fiicneen in la dhageysdo qof dhintay heesihiisa wax idin ku filan inaad u ducaysaan marxuumkan sanka allaha u naxriisto aamiin
awalfm 3 years ago
alaha unaxariisto sanka heeso macan wuu no hesay balse manta aqiro ayu jiraah alle hakuraxmado
siyaadfaras 3 years ago
sidee lojid marayah alle xagisoo lagu dhawado aya lojidmarayah marka alle kuraxmado
siyaadfaras 3 years ago
he sux
haibeh96 3 years ago
allaha unaxariisto a/qadir sheikh ali sanka. inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicoon.
guryosamo 3 years ago
R.I.P I love Sanka
forumlahore 3 years ago
hi s the best in the somalia
musinho18 3 years ago
good voice somalia 4 life
youngfamouse 3 years ago