Added: 3 years ago
From: fiirsidotcom
Views: 60,112
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • masha alla marka qaarkood waxaa ku qabaneysa maxaa aduunyada nalookeynay

  • masha allah i love this shiekh 

  • mashallah

    

  • Allahu Akbar may Allah be pleased with him

  • aad ayaan unaxay markaan akhriyay commetigan meesha uu kusoo qoray ninkaas .kama nixin kufaar nimadiisa oo waan ogahaya in aay kufaar badan jiraan oo neceb alaah iyo kheeyrl khalqilahiga css ee lakiin luuqada uu ila qorayo iyo sinjiga uu ila sheeganayo ayana ka naxayaa . i hope he is not in life know and he is crying underground . what i can say know is ''don't put your dirt loundery out to dry''

  • inaa lilaah waa inaa ilaahi raajicuun . ALLAAH AWOODIISA waaxaan ka barayaa ninkaas hadalka xun sheegaya ee nabigeena muxamed c.s.s in uu ciqaab dagdag ah ku rido oo aduun iyo aakhiraba lagu cadaabo kadin marka kuu leeyahay adunkana ka harnay jaahilkaas waa maxay aduun maxaad ka tahay nacaladi kgu dhacdaye . kaafiryohow .you life is full of griefe stress and anxiety and you will rot hell fire in akhira you can't do nothing for us for our prophet or ALLAAH subxanaha watacala

  • i love this guy, he really moves me.

  • masha,alaah shiiq kenyaawi ilahay haku dhowro ajir iyo xasanaad aan lasoo koobi karin ilaahay hakaa siiyo inshaa,alaah .

    anagana kuwii ku waana qaata oo ku dhaqma ilaahay hanaga yeelo ilaahayna hanasoo hanuuniyo aamin.

    gaal iyo gaal raac naarta alaa ku fogeeyo bal wacdiga islamka maxaadhaxkeenay meel gaalo lagu fasahaadinaayo qof muslim ah oo ka ceytamaayo ma arkeysid

    meesha muslimiinta loogu nasteexeynaayo sheydaan lagama waayo ee alow naga badbaadi aamin

  • @MrMohamed09 SUBXAANALLAH!maxaad ku hadashay,qoraalkaaga waxaan ka fahmay in aad ahayn qof muslim ah, ilaahay ha ku soo hadeeyo,hadaad saan ku dhimatid yowmul aakhiro ayaad xaqiiqda ogaan. hadaad adiga diinta islamka aaminsanayn,diintana da afkaaga kaleexi, orad aduun ka dharag haduu wax kaatarayo, haduu ilaahay hanuun kula doonay haku soo hanuunsho,hadiikalana fitnadaada ALLAH haku qabto, KHAyru KHalQILLAAHI AYAAD WAX KASHEEGAYSAA, NABIGA SCW WAX HAKA SHEEGIN

  • @MrMohamed09 Nacdal alle kugu Rid ilaahay ha ku tuso wax aad ka naxdo aamiin Ilaahay cimriga kuu soo Gaabi aamiin

  • Soomaalida iyo Muslimiinta waxaa gaajada, silica iyo cudurada ugu wacani waxaa weeye fikrada ninka xumi uu dadka u barayo ee ah "ADUUNKA WAXBA KUMA LIHIN." Taas oo macnaheedu yahay in loo shaqaysto 'AAKHIRO.' Waa fikrad aad u khaldan.

    Ninkan Carabka ah ee Maxamed diintan uu keenay ee Islaam-ka wuxuu kasoo xaday diimihii hore ee dadkii lahaaba iskaga tageen. Waar waxan aynu ka xorowno jaahilnimada ah...

  • wax walbaa waxaa ka daran magaca aad sheeganayso ma og tahay qiimaha uu ku leeyahay islaamka ilaahay ayaa wada diinta aflagaadada aad ku haysane ma ahan mid aad abood u leedahay adiga ee alihii ku keenay dunidaan usoo laabo gaal luuqadaada ku hadlaaya waa yaab yaa rabi adiga ayaa hanuunka is kaleh war hooy is qabo (mohhamed c.s.w. huwa qayrul qalqi laahi wa nuuru badrulaahi ) gaalo ilaahnimo sheegtaba waa ay soo marayn aduunka laakiin wax walba inuu alle haayo ogow diinteena soo raac

  • Mansha-Allah may Allah bless him, and who ever put this videos here.

    may Allah Protect you and all human from the evil eyes. was

  • asc walaalayaal ilaah ajar iyo xasanaad hakaasiiyo ilaah cilmigaaga hakuu bara keeyo walaal

  • asalaam caleykum waRaxamtullaahi Tacaala waBarakaatuh

    Masha Allah

    Jazaka Allah kheeran for sharing.

    wasalaam caleykum waRaxamtullaahi Tacaala waBarakaatuh.

  • masha allah jisakalah kheyr ilahow na afso anago muslim ah Amiin Amiin Amiin ya Rabi

  • maanshallaah

  • maasha alaah ilahya hanagu anfaco aniga iyo dhaman muslimanta

  • mashallah waa shieck wanagsan..alahamdulilah alaa nicmatal islam

  • walaalayaal kafogaada waxyaalaha xun xun siduu shiikhuyiri waana xadiis aad iyo aad ufiican

  • Maashaa'alah wadadka ajar iyo xasanaad alaha ka siiyo khudbada wanaasan uu soo gudbiyay aamaain amaain

  • asc walaalayaal alaah aan ka cab sano Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyawi jazaaka allah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more