Added: 1 year ago
From: ssctimes
Views: 74,448
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (76)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • can some1 post the lyrics ,i have trouble understanding keeping up with somali lyrics.

  • love this song

  • soomaali jamaceed yaa dhankiina j gobanimada yay jabin dalka yaan la kala jarin allah waan ilmeeyay heestan ilaahow kuwii soomaali jamciya idinka dhig ssc ha noolaato waa ku guulaysateen ixtiraamka wadani soomaaliyeed meeshuu joogaba noolow saado boqoradii shanta soomaaliyeed viva

  • saaado hanoolaato

  • eedo saado ilaah ha kudaayo walee waa mujaahidad qaali ah

    saado ali warsame waa fanaanada qaranka soomamaaliyeed

    maansha alaah eedo cadowgaa ha jabo

  • xasan sas wayeeeeeeeeeeeee ind edo wa sado hanolatooooooooooooooooooooooo­o

  • mansha allaaah ah faga cano lagu qabay sada waligeey ayaan ogaa in aad kun karoon cali tahay ilaahoow kudaaa like it sidaa isugu xiran tihiin oo add nabad u radiineeysaan halkas ka sii wad hana ka daalin noooooollooooow kun karoon cali

  • @sabnaa1 wow nice song

  • SSC FOR LIFE.... ALLOOW CADOWGOODA JABI..

  • JECLIYAAAAAAAAA HESTAN ALLAW SAADooY KUDAAAAAAAA

  • Down with isaaq's like said barre had realized the losers of the somalis the habar\clans of the north let the real somalis rule once again and shall expand our lands while the disabled itdoors cry and bi#ch as usual about said the hero of Somalia!!!!! Down with itdoor land and thier tigray boyfriends!

  • somalia haa nolaato... Viva Eedo Saado!!

  • down with iidoorland

    viva ssc

    viva somalia

  • @puntlandGeezer don't say that brother, idoor are our brothers and have thier own misguided political aspirations....in which those worked for Ethopia and destroyed Somalia still want to divide Somalia.....always respect the public and always avoid to insult or say anything about the somali people regardless of their clan....they are our people.. and we should win their heards and minds to believe in and accept Old and Never dying dreams of United Somali Republic!

  • @ilovesomaligirls kix kix kix sis aniga iyo punlngeezer cudur iidoor la yidhaa baa nagu dhacay hana yaabin yaa kix kix kixk ixk

  • Caadi ma ahan Sadi ali forever

  • MAY ALAH BLESS DARWIISHLAND,,SSC 4 LIFE

  • long live somalia!!!

  • GO SAAADO!!! BEAUTIFUL LYRICS WIT GIFTED VOICE.

    FOREVA DARWIISHLND. WE ARE BCK.

    SSC IS UNITED. THE QUESTION S WHOS GONNA STOP IT??????

    HATERZ WE COMIN 4 UR AZZ SOONER R LATER 4 REAL. PEACE & LUV ALL YO SUPPORTERZ.

  • wow nice song long live ssc

    viva darwishland

  • GOOO SAAADO!!!! BEAUTIFUL LYRICS WIT GIFTED VOICE

    SSC IS UNITED... DA QUESTION S WHOS GONNA STOP IT????? ALL YO HATERZ OUT DERE WE CUMIN 4 YO AZZ SOONER PEACE &LUV ALL SUPPORTERZ WE R BCKKK LONGLIFE SOOMAAAAALIA

  • GOBANIMADU YEEY JABIN DALKA YAANA LAKA JARIN...WELL SAID SAADO

  • Comment removed

  • Afkaaga caano geel lagu qabay.

  • hess wangsan manshallah viva SSC

  • best song ya saado cali i love't

    darwiishland haanalooto iyo somalia

  • inadeer nooloow saado ali

  • alaah ruun badaanaa,, halkaas kaa waad, this makes me cry,,

  • jannaa dagataye ee kaca jiilkii darwiishtoow jiic weeye ee jara jiilkii darwiishtoow waydinkii u jilib dhigayee ingiriiskii jebiyee talyaanigii jidh-jidhaye qarankii jaheeyee jiriqaayadeediyo jeegada amxaarada jaahuurkay wadatiyo jeegada amxaarada jidka khayrka qaadoow jiilkii darwiishtoow jiilkii darwiishtoow jibshi qaatayaashiyo jaajuuska haw tudhina jiilkii darwiishtoow jiilkii darwiishtoow tacabkiini jiil hore dhibta aad ku jabiseen jira oo ilaashada jiilkii darwiishtoow jiilkii darwiishtow.

  • tol'ay oo tol'ay, Long Live Darawiish...

  • gobanimada yey jabin, dalka yaan lakala jarin.

    waa hadal xikmadi ku dhan tahay.

  • vivo darwish and my brother dhuloos.

  • go go go saada cali indeertay ii noolow cadowga u nolow runbaa ku heestaayee yaa ku nici karaa (VIVA-DARWIISH)

  • viva darwishland

  • i love saado cali iinowow huno long live saado cali iyo SSC VIVA JABUUTI

  • Jabadkiina weeyaan. Halka ay dhuL-jiifyadu. Ku jarmaada -dhogarayn. Jidka looga, jaqafyada. Soo joogta diidee. Jare-galiya oo bara, Cashar ay ku jiiftaan. Jawaab lama ilaawaan, Hajbeene-siiyoo, Jiilkii Darwiishkoow, Gardaray -jideysteene. Jidiinkooda hoosiyo, Xaqajeebka ugu rida.{Runta jeebka ugu rida}. Jiilkii Darwiishkoow. Soomaali jamaceed, Yaa dhankiina joogtee, Gobonimadu yay jabin, Dalka yaan lakala jirin, Jiilkii Darwiishkoow.
  • Jibsin qaatayaashiyo, Jaajuuska ha u tudhina, Jiilkii Darwiishkoow, jiilkii darwiishkoow} jiilkii darwiishkoow}. Tacabkiinii Jeer hore, Libta aad ku jeebteen, Jira oo ilaashada, Jira oo ilaashada, Jiilkii Dariishkooy. Soomaali jamaceed, Yaa dhankiina- joogtee, Gobonimadu yay jabin, Dalka jaan -lakal jarin, Jiilkii Darwiishkoow,jiilkii darwishkoow.
  • Janaa dagatayee kaca . Jiilkii darwiishkoow, Jiic weeye ee jara jiilkii darwiishkoow. Waa- idinkii u jilib dhigaye, Ingriiskii jabiyee, Talyaanigii jidh- jidhayee, Faran siis jageeyee. Jiriqaayadeediyo, Waa- idinkii u jilib dhigaye, Ingriiskii jabiyee, Talyaanigii jidh- jidhayee, Faran siis jageeyee. Jiriqaayadeediyo, Jeedala am xaarada, Jaahuurkay wadatiyo, Jeedala Amxaarada, Jidka kheyrka qaadoo , Jiilkii darwiishkoow.
  • post the lyrics please

  • jannaa dagataye ee kaca jiilkii darwiishtoooow jiic weeye ee kaca jiilkii darwiishtoow nolooooooow saado qurux

  • jiilkiiiiiiiiii darwiiiiiiiishtooooooooooow noloooooooooooow saado cali warsame gurey log life

  • wow what a amazing song....saado cali waa abwaanad qaran iilahow kudaag saado caliyey quruxbadanay..inowlow huno...ma iidooor baa kugaadha khaniisiinda fuushaxun........anigu waxaan ku jiraa safka saado cali....viva darawish iyo SSC VIVA JABUUTI VIVA SOMALIWEYN

  • soomali jamaceed yaa dhankiina joogtee

    gobanimadu yay jabin dalka yaan lakal jarin

    viva saado

  • wow saado cali iinowlow huno love the song viva ssc iyo somaliweyn viva jabuuti viva saado buuhoodle nowlow huno...i love u quruxbadan wana ku salaamay.........waa gabadh heer jabuutiyoo oo jabuuti aad ku kuledeen jabuuti 2007 bishii kobaad love u saado

  • Saado cali warsame fanaanad qiimo badan oo wadaniyad ah iga dheh nooloow

  • janad dhalataye kaca.......vivaaa somalia

    edaday ilahay ha daayo

  • wwwwwwwwowwwwwwwwwwwwwwwww

  • ssc 4life

  • ssc 4 life

  • soomali jamaceed yaa dalkina jogtee gobanimadu yey jabin dalka yaan lakala jarin noolow saado guul darwiish

  • Sweat!, ereyo culus baa Abwaan Saado ka dhacay, qofkii u jawaab is yiraahda Saado waa ku ceeboobayaa waayo waa abwaanad iyadaa toos ugu jawaabeysa, waa hees culus ereyo waddani ah oo aad u qiimo badan ayaa ka buuxa, Mindimada Ummadda Soomaaliyeed ha waarto, cuqdadda, cadaawadda, cunsuriyadda iyo calan gubistu ha dhacdo.

  • Viva ssc ,Viva somalia... Down iidoorland , Fuck somalidiid.

  • caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaadi maha

  • jibsin qaata yaashiyo jaajuska ha uturina jiilkii darwiishtow noolow saado

  • Hees maxaan oo waddani ah dheh!, waxaa ka buuqa xaqiiqo, cadowga midnimada Ummadda Soomaaliyeed ha jabo. Cunsuriyaddu ha jabto. Cuqdadda halla waayo. Kanaxow nafta waa!.

  • wow i love saado cali saado buuhodle iinowlow huno love u to much...ur wadaniyad long live dawishdii layaqanay..viva heer ssc inowlowda.viva jabuti viva somalia

  • janad dhalataye kaca .........viivaa

    edaday ilahay ha daayo......long live

  • janad dhalataye kacaaaaaaaa....viiivaa heestan

    edaday ilahay ka ku daaaayo ..long live ssc

  • ooooolow

  • somali jamaceed yaa dalkina joogte gobanimadu yey jabin dalka yaa la kala goyn waaaaaaaaaaw saado noolow cadawga hajabo

  • long live the lion of somalia SSC hanolato

  • wwwwwwww waa hees qiimo badan cimri dheer iyo caafimaad joogto ah saado wadaniyad no 1 gobanimadu jabi mayso dalkuna kala go i maayo waa balan.samcan wadaaca saado caliyeey.

  • Long Live SSC....

  • @ogadenqueen long live ssc

  • janad dhalataye kaca jilki darwiishtow.....vivaaaa

    edaday macan ,,,,,,,,,i love her

  • Janaa dagatayee kaca .

    Jiilkii darwiishkoow,

    Jiic weeye ee jara jiilkii darwiishkoow.

    Waa- idinkii u jilib dhigaye,

    Ingriiskii jabiyee,

    Talyaanigii jidh- jidhayee,

    Faran siis jageeyee.

    Jiriqaayadeediyo,

    Jeedala am xaarada,

  • Jaahuurkay wadatiyo, Jeedala Amxaarada, Jidka kheyrka qaadoo , Jiilkii darwiishkoow Jibsin qaatayaashiyo, Jaajuuska ha u tudhina, Jiilkii Darwiishkoow, jiilkii darwiishkoow} jiilkii darwiishkoow}. Tacabkiinii Jeer hore, Libta aad ku jeebteen, Jira oo ilaashada, Jira oo ilaashada Jiilkii Dariishkooy. Soomaali jamaceed, Yaa dhankiina- joogtee, Gobonimadu yay jabin, Dalka jaan -lakal jarin, Jiilkii Darwiishkoow,jiilkii darwishkoow.
  • Long Live Darawiish

  • waah waah! afkaagu caano iyo malab lagu qabay

  • caadi maha sado cali cadowga hajabo

  • HEESTAAN INABA CAADI MAAHAN LOVE U SADO AND MY SSC.

  • maan shaa alaah waa hees qiimo bada ill iyo cawri lid fanaanad qaranka

    waayahay adiguna ku gama dalka cidi kala jari kari mayso inta qof naga noolyahaye.

    saado cadawgaagu jaban fanaanad abwaanad wadaniyad halganto.

    gobanimadu jabi mayso inshaa alaah.

  • Saado NOOLOW fanaanadii Qaranka Somaliyeed.... queen of Afrika

  • woooooooooow axxyaa wadanii wale taalo lagu xuuso baa lagu dhiisayaa Saado taqiikhda somalia qayp weyn baad ka tahay i long life

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more