walle benta maahan aqoontu maahan af qalad sida ey dhalintu qalad uga fahantay shir dhalinyaro somaliyed ama barnamij somalida quseya la qaban hadana luqad aan la garaneyn buu qof walba ku hadaqi walle alle ka yaabo luuqadina hooyo isticmala midas aya sharaf ku heleysane
Xaawo Taako waa fanaanadii kooxdii Onkod ee ciidanka asluubta, Waxaan ku xusuustaa heesihii ay la qaadi jirtey (AUN) Muuse Ismaaciil Qalinle sideetameeyadii .
kaacoo89 1 year ago
Beesani sidaas kuwad waa runtiis.
MsHalling 1 year ago
GABADHA RAXMA RUUXI AG FADHISA CAADI MAAHAN XARAKAATKEDANBA KA HELAYE XAGEE LAGA HELAA ASXAABEY AAN KA DUCEESTEE
XABEEB100 1 year ago
this is very nice
dawlo10 1 year ago
afqalaad aqoonta miyaa?
MAYA. Laxan wanaagsan iyo miro macno leh.
cabdillaahibiixi 2 years ago 3
walle benta maahan aqoontu maahan af qalad sida ey dhalintu qalad uga fahantay shir dhalinyaro somaliyed ama barnamij somalida quseya la qaban hadana luqad aan la garaneyn buu qof walba ku hadaqi walle alle ka yaabo luuqadina hooyo isticmala midas aya sharaf ku heleysane
aniga5 2 years ago