Added: 3 years ago
From: macaane007
Views: 9,210
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • a/fanax sxb fanaan cod macan ayaad tahay noolow

  • rer hargaisa xoolo cirdoon sanaa oo fanan jecelaa

    cabdi fanax miyaa ah rer hargaisa sxb

    cabdi fanax waxa uu ku dhashay jigjiga ama uu ku hana qaaday marka

    cabdi cusman gudaal (cabdi fanax) waxa uu fanka ka bilaabay jigjiga waana rer jigjiga

  • waa fanan kii reer jigjiga cabdi cusman gudaal (cabdi fanax)

    nice song n original song 

  • wallahi live baan u daawanaayyay maalintaas 1999 bay ahayd

    fuad cumar xitta muu heesi jirin waxaan maqlay fuad wuxu yidhaahdaa anigaa iska leh , haddii ay runtahay waxba kama jiraan.

    HEESTAN WAXAA ISKA LEH AL FANNAN CABDI CISMAN GUDAAL(cabdifanax)

  • @HAASHKA bro waxay ahayd haabaanaha habeenkaas

  • Fuaad vfadlan heestan aad ayaa ku ciyaartay ee waa inaad xaal bixisaa

    Origenal is Awlays Origenal

  • fuad omar stole lyrcis of this song, our talent great artist abdi fanax who created this song no copy right in hargaisa that why fuad stole abdi fanax maskiin sxb thank you for postin this video

  • klashnekoff39 FUAAD OMAR ku was viva fuaad

  • Horta soomali waba ma raali geliyaan maxaa iska ag dhigysaan fu,aad iyo fanax labadiuba waa laba fanan oo somaliyeed haduu heesta midkood ku fiicanyhy ama uu midkood leeyhy isba ma xuma wanu iidiin heesy oo dhegysateen qaarkiin iibsateen albumka fo,aad fanaaniinta hala daayo soomliyeey....

  • aax heestan waa super fuad cumarku uu ku ciyaaray fanax iyo hargaysa ayaan ku xasuustaa ...yaa salaam yaa salaam copy ga ha la iska yareeyo hahahah

  • i dont think fuaad umar can sing like that without software affect

  • aar waaa kan fanan yaaaa ilaaahiiii

  • fuaad heest dhulka ayuu la dhacay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more