Added: 4 years ago
From: waadhoor
Views: 2,062
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa calool xumo muqdishoo sidaa u ekaatay oo cidlo noqotay magaaladii camireyd ilaahoow adaa weyn oo waaxida

  • is qabqabsiga iyo iyo fikrada qabiilka waa gumaysi iyo dib u dhac ummada kusoo kordhaya,,,,,,,,waaa yaabe ummadu miyasan wax fahmayn oo waligood baranayn in qabiil wada xun uusan jirine, dadku mid wax hagaajiaya iyo mid wax qariba yihiin yahuuuuuu allow kuu magan

  • ilaa hada dadkeenu meesha nalaga haysto ma oga mana dareensana...war anaga gaalo ayaa noo tashatay,, gaalo raacyana madax bay noo noqdeen ee taas ogaada........gaalo somaliya oo hagaagta ma rabaan dabkana ayagaa ka wada

  • hawiye oo kaliya maahane alaah ka baqa, hawiye dad fiican iyo dad xunba way leeyihiine dadka qabiilkooda u dhaafa...teeda kale seed u qaboobi waa adiga lehe ma hawiye kaliyahaa dhibaatadu haysataa..halkee qaboow oo somaliya ka mid ah meel walba qiiq baa ka baxayee allaaah al mustacaan

  • hawiye shaabuuga ilaahay makaa dhamaanaayo ...sideed hawiye u qaboobi xaaraan aad ka dharagtayee

  • Nacalad ku dhashay was qabiil youtube hadana dhax keentay qaldaan ku dhalay was

  • nice, i really like it and felt it through my iner most part of heart. long life somalia, i asked my allmighty allah to give us back our dignity insha allaaaaaaaaaaah

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more