asc marka hore salamaulahi A/salan aato marka xigta waxan ka codsanayaa iand ii shegto heesta aha sidii dhowr guyo da,ay wadnaha lagugu dheehoo meehs aan ka heli karo ama fananaka sxb merci
CIID WANAAGSAN DHAMAAN SOMALIDA ku dhaqan dhaafa dunida gar ahaan swedan an ku suganahay iyo nawaxigedaa marka xiga waxaa soo xasuustay markan dharka ciida lii soo gado markan yaraa oo an jogay somaliya in an qofna tusi jirin hadan tusana waxan amin saneyn in uu mid keyga oo kale soo ib sanaayo qofkan saxibkeyga ah kkkkkkkkkkk
Masha allah wan ku faraxsanahay ani ahan sida uu wax uwado walaalkey abdisalam aato Barnamijkan wargilin ugu magc dartay waa top halkiisa ka sii wad waxna ku soo saaidi sida dhanka spotska mahad sanid
kkkk masha alaah sheekadaan aniga waa imartay run ayaan u maleeyey mamada waad salamantahay a/aato saasayaa lagaarabaa barnamijka ila qosol ku soo dar boss pls
gazali an cuna mise ma taqaaniin dadki dambe aa tihiin sunday pple good luck
aniga1008 6 months ago
reer xamar maalayacnii badanaa,kkkkkkk
ali27may 1 year ago
@ali27may hahahahaha
64620955 1 year ago
cabdisalaan caato,
I know your audience is mostly Hawiye , and you post alot of videos about your subclans (puntland, ogadenia, etc.)
but it would be nice if you can add other regions in your videos like Somaliland and Djibouti. 27 June , 18 May , events, speeches, etc.
Expand your horizon brother.
ghettowun 2 years ago
The guys says " Waxaad aragtey canug yaroo Baydhabo laga soo sawirey ee Somaliya sidaa ma aheyn".
Cawaan Cawaan dhalay baad tahay, canugga Baydhabo laga soo sawirey kuma dhalan sidaa oo barwaaqo ayuu ku dhashey, laakiin waxaa sidaa u galay waa adiga iyo ilma adeertaa. Baydhabo waxaa loogu magac daraa Baydhabo Janaay, lagama aqoon gaajo.
Abdisalam, you need to interrogate the guy about Baydhabo, you gave a free ride to abuse people from Baydhabo, shame on you Abdisalaam and Bartamaha.
sharka111 2 years ago
well done ....waxaan is dhahay mar waa chanel somalida europe loooogu talagay.....kkkkkk gud job
duqa111 2 years ago
"Cambahaad iska guranaysaa, mooskaad iska guranaysaa" yaab badanaa ma waxaadan lahayn oodan abuuran baad iska guranaysaa? lol.
maahadyare 2 years ago
asc marka hore salamaulahi A/salan aato marka xigta waxan ka codsanayaa iand ii shegto heesta aha sidii dhowr guyo da,ay wadnaha lagugu dheehoo meehs aan ka heli karo ama fananaka sxb merci
MrGambella 2 years ago
It is not tarkigaa it is turkey..lol
Pronunciation brother. by the way good show
mysalah06 2 years ago
cidiyo,kkkkkkkkkkkkkkkk
XOGOGAL 2 years ago
Asc masha allaaaah walhi waan kahelay barnaamijkaan caadi mahan qaas ahaan Cabdisalaan aato markii uu ku soo qatimay nasteexad walahi waa runtaa sxb qof wax lasiiyo waligiis ma hilmaamo ee hala iscaawiyo. dhamaan Soomaaliyee Ciid wanaagsan
gacameey007 2 years ago
CIID WANAAGSAN DHAMAAN SOMALIDA ku dhaqan dhaafa dunida gar ahaan swedan an ku suganahay iyo nawaxigedaa marka xiga waxaa soo xasuustay markan dharka ciida lii soo gado markan yaraa oo an jogay somaliya in an qofna tusi jirin hadan tusana waxan amin saneyn in uu mid keyga oo kale soo ib sanaayo qofkan saxibkeyga ah kkkkkkkkkkk
sabaabuu 2 years ago
Masha allah wan ku faraxsanahay ani ahan sida uu wax uwado walaalkey abdisalam aato Barnamijkan wargilin ugu magc dartay waa top halkiisa ka sii wad waxna ku soo saaidi sida dhanka spotska mahad sanid
sabaabuu 2 years ago
kkkk masha alaah sheekadaan aniga waa imartay run ayaan u maleeyey mamada waad salamantahay a/aato saasayaa lagaarabaa barnamijka ila qosol ku soo dar boss pls
yaskacade 2 years ago
MASHALAH barnaamijka isbuucaan xiisso weyn ayuu ahaa ciida awgeed
waadmahadsantahy cabdisalaan cato iyo dhamaan intii lug kuleh barnaamijka
duuudeeey 2 years ago