walaal aar maanta waan ku salaamaya... marka xigta walaal heestan waan ku arkay video Ahmed Mooge Liibaan oo qaadiya heestan magaceedana waxaa la idhaahdaa "waayaha dunidaba" videoga heestana waxaan kuugu soo dhigiyaa respond ahaan .. anigu walaal abwaan ma ihi laakiin waxaan filayaa in intaasi ku caawisay .. mahadsanid !!
Aarmaanta plz make a new song about waxbarashada plz so we can use part of somali youth org in the summer of 2012 , i asked many arts but still no answer yet? I live in Seattle,WA USA. thanks
AAR salaan qaali bro wad ku mahadsantahay horta heesaha qiimaha leh eed qaado ama qaab faneedkaga i like it heestan waxay ka mid tahay heesaha ay fanaanintu igu yeedhaan raaxeeye waxayna uu badantahay in fanaan badan soo qaaday laakin fanaanki ugu dambeeyey ee heestan qaada wuxuu ahaa aun ahmed mooge liibaan, aar fanaan bad tahay runti waliba uu heesay ama ka heesay qaab cusub ooy adagtahay in laxan la saaro ilaa dad maahee thanks aar libaax
Heestani waa "cakuye barashada bar baa cuduroo, cishadaan ku arkaan canaantaaye , hee e hee, cishadaan ku arkaan ahaa-haan canaantaayee." Waa heesaha loo yaqaan qaraamiga. Ina Mooge shaqo kuma leh. Waa raggii ka waaweynaa ee 60-maadkii. Heestan waxa qaadi jirey Cismaan gacanlow ama qof la mid ah. Waa heesaha qof waliba qaado ee "pool-ka" ah.
Walaale anoo qof kale la hadlaya ayaan adiga reactionkeygu si khalad ah aad u heshay Heestuna waa "Waayaha Duniduba"Maxamed Mooge waana laguu sameynayaa miraha sorry the last rong reaction of mine
I think it's one of the old Khadra Daahir songs? I remember my sisters singing along to Radio Mogadishu long long time ago. @burco, AAR needs to make money - how else will he survive walaal? Aren't we all paid for what we do? Is that something to be ashamed of? Also singing someone else's song is the highest form of praise for the other artist. If I did a rendition of a Maryan Mursal song for instance, that is a big big complement to our sister Maryan and her talent, so give AAR a break please.
@gamoufar alla maxaan kula yaabay ma sidan baad ku sheeganaysaa abwaan adigaa u baahan in lagu caawiyo walee, fanaankan dhalinyrada ah haduu codsaday in laga caawiyo heesta maaha inaad wax ka sheegto oo aad hadana tidhaahdo isku kaaya keen, mid kalena waan kugu daraya ninka abwaanka sheegtayoooo hadii aadan ka helin fanaanka waxa jira dad badan oo kumaan kun ah oo ha hela , ixtiraam yeelo fadlan fanaanka dhalinyarada ahna niyada ha ka dilin ku biiri wixii aad ku dhaanto adigoo waxba ka sheegin
Inkastoon jeclahay heesta muusigga aad na maqashiisey oo ah "Dad hadaad is qabataan, Ileen waad la doodaa, Dugaagoo ku weerara , Wax baa lagu dabaalaa, hadana wax ka sii qurux badan inaad dalbataa ka fiican mida kale Heesahaaga waan arkay kamana helo xaqiiqdii
video hadaad rabtid channelkayga tag ...mahadsanid
CAGMADHIGE09 10 hours ago in playlist Liked videos
This has been flagged as spam show
walaal aar maanta waan ku salaamaya... marka xigta walaal heestan waan ku arkay video Ahmed Mooge Liibaan oo qaadiya heestan magaceedana waxaa la idhaahdaa "waayaha dunidaba" videoga heestana waxaan kuugu soo dhigiyaa respond ahaan .. anigu walaal abwaan ma ihi laakiin waxaan filayaa in intaasi ku caawisay .. mahadsanid !!
CAGMADHIGE09 10 hours ago
Comment removed
CAGMADHIGE09 10 hours ago
wowoowowowowowow, fanaan iga dheh aarmaanta
mohmegan 3 days ago
WE LOVE AAR BROTHER GOODMAN
grandchamp3 1 week ago
we somALIENS DULE?
grandchamp3 1 week ago
DULE?
grandchamp3 1 week ago
WE SOMaliens LIKE AAR, BEAUTIFUL DID, ALWAYS WITH US AAR
grandchamp3 1 week ago
Aarmaanta plz make a new song about waxbarashada plz so we can use part of somali youth org in the summer of 2012 , i asked many arts but still no answer yet? I live in Seattle,WA USA. thanks
gambadh09 1 month ago
waraa aarmaanta, i'm sorry bro walaahi ma'aqaan!
gambadh09 1 month ago
waaaaaaw waa wax aad u qiima badan qofka in oo ka hadlo waxa wadnihiisa ku jiro AAR MAANTA waxaa tahay the best sxb .
boqortoyada 1 month ago
This song has been recorded by Omar Dhoole, and it's called "MIRO II DAARAN" THAT IS MY BEST
garweyne 2 months ago
AAR salaan qaali bro wad ku mahadsantahay horta heesaha qiimaha leh eed qaado ama qaab faneedkaga i like it heestan waxay ka mid tahay heesaha ay fanaanintu igu yeedhaan raaxeeye waxayna uu badantahay in fanaan badan soo qaaday laakin fanaanki ugu dambeeyey ee heestan qaada wuxuu ahaa aun ahmed mooge liibaan, aar fanaan bad tahay runti waliba uu heesay ama ka heesay qaab cusub ooy adagtahay in laxan la saaro ilaa dad maahee thanks aar libaax
zakaria6037 2 months ago
Heestani waa "cakuye barashada bar baa cuduroo, cishadaan ku arkaan canaantaaye , hee e hee, cishadaan ku arkaan ahaa-haan canaantaayee." Waa heesaha loo yaqaan qaraamiga. Ina Mooge shaqo kuma leh. Waa raggii ka waaweynaa ee 60-maadkii. Heestan waxa qaadi jirey Cismaan gacanlow ama qof la mid ah. Waa heesaha qof waliba qaado ee "pool-ka" ah.
hooraaye2 2 months ago
This has been flagged as spam show
Well Done AARMAANTA u deserved to call you OUTSTANDING SINGER
im big fan of u and i would like to tell u dat i Voted u This 2011 Somali Best Singer Award from HAYA COMMUNITY GROUP
From Hargiesa
IsaqismRule 3 months ago
Comment removed
IsaqismRule 3 months ago
Cool, you play kaban!
pashun88 3 months ago
I love ur songs..You have a gift I hope you sing more wadani songs and kaban is amazing and seem really good at it. Goodluck
TheSoulsdie 3 months ago
Walaale anoo qof kale la hadlaya ayaan adiga reactionkeygu si khalad ah aad u heshay Heestuna waa "Waayaha Duniduba"Maxamed Mooge waana laguu sameynayaa miraha sorry the last rong reaction of mine
gamoufar 3 months ago
I think it's one of the old Khadra Daahir songs? I remember my sisters singing along to Radio Mogadishu long long time ago. @burco, AAR needs to make money - how else will he survive walaal? Aren't we all paid for what we do? Is that something to be ashamed of? Also singing someone else's song is the highest form of praise for the other artist. If I did a rendition of a Maryan Mursal song for instance, that is a big big complement to our sister Maryan and her talent, so give AAR a break please.
seflabod 4 months ago
@gamoufar alla maxaan kula yaabay ma sidan baad ku sheeganaysaa abwaan adigaa u baahan in lagu caawiyo walee, fanaankan dhalinyrada ah haduu codsaday in laga caawiyo heesta maaha inaad wax ka sheegto oo aad hadana tidhaahdo isku kaaya keen, mid kalena waan kugu daraya ninka abwaanka sheegtayoooo hadii aadan ka helin fanaanka waxa jira dad badan oo kumaan kun ah oo ha hela , ixtiraam yeelo fadlan fanaanka dhalinyarada ahna niyada ha ka dilin ku biiri wixii aad ku dhaanto adigoo waxba ka sheegin
kimyangsang 4 months ago
@kimyangsang mahadsanid walaal!
aarmaanta 4 months ago
This has been flagged as spam show
you just monetized your videos, how many earned you till now?
burco143 4 months ago
Comment removed
burco143 4 months ago
Hey Armaanta. I am a big awbaan , but always i am very busy . Sorry .I pray for you to get more abwaan
kingabdikani 4 months ago
Inkastoon jeclahay heesta muusigga aad na maqashiisey oo ah "Dad hadaad is qabataan, Ileen waad la doodaa, Dugaagoo ku weerara , Wax baa lagu dabaalaa, hadana wax ka sii qurux badan inaad dalbataa ka fiican mida kale Heesahaaga waan arkay kamana helo xaqiiqdii
gamoufar 4 months ago
Waxaan kuu sheegayaa ninka kula hadlaya waa Awaan farxaan gamuure waxaan ku leeyahay isu keen keen nin baryootama ALLE waa kaa weyneeyeye
gamoufar 4 months ago