heestaan waxaa is kale SIIDII CALI WINKEY waana fanaanka qaadaya heesta waxaan ku xasuustaa markoo ka tumi jiray mogadishu kaaxda banaadir star ee ka dhis neeyd muqdsho noolaaw sxb siidii
walalhay waa rune farsamada alle marna lalama yaabo sida somalidu wula yaabto qaarada bal ma ayagaa is abuuray alla abuuree wuxuuna saas ugu egaysiiyay waa imtaxaan lagu imtaxamayo qofkastow waxad ogata in hadii aad foolxuntahay iyo hadii aad qurux badantahay ba in ay imtixaan kugu tahay oo lagugu eegay saad ugu dhaqanto gabdhaha qurxa badanowna waxaad ogaataan in aad ka danbi badantihiin kuwa foosha xun wayo hadii laba gabdhood oo midina foolxun tahay midna qurux badantahay in quruxda ah al ega
ninkaan ma reer banaadir baa mise, ma xuma fankiisu Wallee, waa heer sare laysma xasdee. wuxuuna wataa very good music artists. Excellent reallt, I like it
waaa hees ka hadleeysa sida uu ilaahey u kala duwey aad migu dadbaaa ilaahey xoolo siiyey dadbaa ilaahey faqiir ka dhigey dhinac kale waxaa uu ka hadlaa dadka ilaahey quruxda u dhameeyey iyo dadka ilaahey foolxumada u dhaliyey ..
Axh heestaan heesaha kale wax badan ayey ka duwantahay...waxaan u maleynaa reer muqdisho heestaan iney aad u jeclaayeen waaw waaw biiis biiis. siidii cali winkey we love you man. i am sure when ever it takes u will be coming to hamar insha alaah markuu wadanka noo nabadoobo. hees mucjiso leh runti kama daalayo inaan ku celceliyo ..heesta waa dardaaran iyo ficiltan jaceyl wato...mmmmmmmmm
heestaan waxaa is kale SIIDII CALI WINKEY waana fanaanka qaadaya heesta waxaan ku xasuustaa markoo ka tumi jiray mogadishu kaaxda banaadir star ee ka dhis neeyd muqdsho noolaaw sxb siidii
TheLiqaaye 3 months ago
Waa hees cajiib ah, muusikada, miraha iyo codkaba waa ay kala daran yihiin.... Siidi waa fanaan leh cod aan caadi aheyn wuxuuna ka yimid xaafada Via Liberia/Waaberi, walaalkiis ka weyn Cumar(RiP) oo ahaa cayaaryahan kubadda cagta oo caan ahaa (Madbacada & Xulka Qaranka) ayaa bilowgii 1991 da ku dilay degmada Waaberi madfac ay soo tuureen ciidamaddii Siyaad Barre.
Jiimka 8 months ago
nice song weeye xikmad badan, originally waxa qaadi jiray fannaankii waynaa ee maxamed mooge liibaan lkn si fiican ayuu u qaaday isaguna walaw aanu lahayn, waa xikmad miidhan waana run
haykal34 8 months ago
codka sare ee sidi ali yarkii sanadka
2sharmaarke 9 months ago
waa fanaan qaali ah nin kaan walaahi
qoryoley2011 11 months ago
alaha kaa cafiyo beenta fanaanka heeska asagaa iska leh
daadoos1 11 months ago
heestan waxaa qaadi jiray Abwaankii Mujaahidkii Fanaankii waynee ee MAXAMED MOOGE LIIBAAN Allaa yarxamu
psIronman 1 year ago
nacam farsamada alah waa cajiib malala yaabi karo waa sax siidi cali wikey alayaa cizak
Hawiil1 1 year ago
Fanaanintu iyo abwaanadu haday diinta qabsadaan hal markama fuqaan. Example sulfe. Balse say ku hanuunaan baa adag cuz fanku waa furayaasha shaydaanka midka mid ah.Kulegeen hanuun Eebe ha nasiiyo.
maxamed1986 1 year ago
walalhay waa rune farsamada alle marna lalama yaabo sida somalidu wula yaabto qaarada bal ma ayagaa is abuuray alla abuuree wuxuuna saas ugu egaysiiyay waa imtaxaan lagu imtaxamayo qofkastow waxad ogata in hadii aad foolxuntahay iyo hadii aad qurux badantahay ba in ay imtixaan kugu tahay oo lagugu eegay saad ugu dhaqanto gabdhaha qurxa badanowna waxaad ogaataan in aad ka danbi badantihiin kuwa foosha xun wayo hadii laba gabdhood oo midina foolxun tahay midna qurux badantahay in quruxda ah al ega
puntlandable 1 year ago
Maasha alaah heestaan waxey ka hadleysaa
ineysan fiicneyn Isla weynida, oo ilaaheey
agtiisa isku mid laga wada yahay,, marna
waa Waano oo la waaninaayo dadka Kibirka
iyo isla weynida ku dhaqmo.
Macoow06 1 year ago
ninkaan ma reer banaadir baa mise, ma xuma fankiisu Wallee, waa heer sare laysma xasdee. wuxuuna wataa very good music artists. Excellent reallt, I like it
maguled 1 year ago 2
maasha allah innaba caadi maahan viva siidi fannaan jira
jamaal2071 1 year ago
waaa hees ka hadleeysa sida uu ilaahey u kala duwey aad migu dadbaaa ilaahey xoolo siiyey dadbaa ilaahey faqiir ka dhigey dhinac kale waxaa uu ka hadlaa dadka ilaahey quruxda u dhameeyey iyo dadka ilaahey foolxumada u dhaliyey ..
MsGuure 2 years ago
allaa faxane ruuxii
qurux uu ku faaniyo
filsan loo abuuroo
lagu faro-yareystoow
hala yaabin foolximo
fajac yeeysan kugu noqon
farsamada ilaaheey
dadka laguma caayee!!!!!
yaa salaam caadi maaha hesta
raalliyo 2 years ago 2
the best song
maxamed 2 years ago
heestaan waa wacdi camal caadi keep giong siidii
busul7 2 years ago
he got a point and i real love the song
only Allah knows where and how whom
will turn out to be
Allah Bless everyone
bilane85 2 years ago
bilane that is true and we hope our beloved ladies have to understand thid realty lol
jajabiye 2 years ago
we do understant but it see men dont get any more that us women we understant
bilane85 2 years ago
wow <<<<<<<<aaabaaa yaaaabay nice song siidi cali adis ababa camuu waad ka raysatay iyo faashii aad duhurka dadka ku qaban jirtay bolly dhexdeeda akakakak djibouti waa lagu nastay
yoursadam 2 years ago
loooooooooooooooooooooolz alla yakucayey talow
daryeela 2 years ago
hees macaan,,,,, siidi cali sxb ubaxa dagmada waaberi meshaad kasoo bilowday fanaanimada, ii bashaal bro,
liibaan998 2 years ago
heestan waxaa qaadi jiray Mujaahidkii,Abwaankii, Macalinkii,faanaankii, waynaa ee MAXAMED MOOGE LIIBAAN. Allaa yarxamu
psIronman 2 years ago
warunta tasiyee waan kuguracay ilahaay waxu bixiyaay lagamahadlikaro qofki kahadlana waxa kal xisabtamidona ilaahay isaga bixiya israqade kika hadalana isaga kajawabidon manta malina ahayiine
faraxahmed09 2 years ago
the best song I had may god bless sidi
somtrader 2 years ago 2
ninkani sid hada wuxuu qaba, gabadha rooda maash ee heesta, lakiin murogo hore ayaa haysa.sidi ali weynke
sacaylgal 2 years ago
waaw waxaas ayaa hees ah sidaa ayaa loo heesaa ama waa layska dhaafaaa
maana99 2 years ago
cowrala
abaayadiis ninka fanaan maaha musikiiste waaye laakin dhowr hees ayuu leeyahay ayagan dhana dhib asiga ku sabsan uu ka sameeyey
gangsboys 2 years ago
heeso somali oo kale muyusan samaynin inta halkan ku jirta moye,haday jiran meel laga heli karo?
cawrale09 3 years ago
FARSAMADA allaah dadka laguma caayo. Eebbe ayaa faxan faanku mafiicna farajkana allaha inoofuro dhamaanteen{muslimiinta}.
ezaley 3 years ago
vet
aasia123 3 years ago
Axh heestaan heesaha kale wax badan ayey ka duwantahay...waxaan u maleynaa reer muqdisho heestaan iney aad u jeclaayeen waaw waaw biiis biiis. siidii cali winkey we love you man. i am sure when ever it takes u will be coming to hamar insha alaah markuu wadanka noo nabadoobo. hees mucjiso leh runti kama daalayo inaan ku celceliyo ..heesta waa dardaaran iyo ficiltan jaceyl wato...mmmmmmmmm
abshir9 3 years ago
I am so in love with beautiful song.
may Allah reward whom ever made, composed it, and spread. It has great meaning and very nice voice too.
mryamg 3 years ago
This has been flagged as spam show
sidii bro walaahi ad abaan uga xumahay wax walbo waa xag alle ilaah jareer iyo jileec asiga ayaa wada oomay qof walbo wuxuu geysto waa laga awaal marinaa insha sida aad jeceshahay waad heleysaa duduble awalba faaido maleheen xamar jadiid shaneemo derbe ayaa soo xasuusta markaa ku arko ama codkaadi maqlo qisada meesha ay kadhacay wan joogay sorry bro
lakalzii 3 years ago

lakalzii, bro ninkaan walaalkiis Awees aan saaxiibo nahay ee maxay aheyd qisada ku dhacdayna? Qabiil ayaa lagu caayay miyaa?
Shineemo Muqdisho aan xusuustaa mar ay imaan jireen (habeen walba oo Sabti ayaan u maleynaa) Banaadir Star.
MaliAussie 3 years ago
ruuxu faraqu maran yahay ha ufanin weliga ileen farashka ebba lagu dhoola furaye
xaaleeskaqaada 3 years ago
Siiddi you are super singer with no similarities. Keep up the good work brother.
I like the high pitched sexophone. waa Cajiib.
Macaane19 3 years ago
dndnbdnb
NUNUA111 3 years ago
sidii is my best singer
hestaan xasuus ayeey igalisay ruma ahntii
waa hees nolshayda kuwayn anigoo kamida aqyarta markaas soo kacayay aan dhagaysan jiray
dhicis7 3 years ago
Siidi Cali Winkey, keep the good work bro, Somalia misses you but you are not far, still in Djibouti- anation that is also Somalian.
Socialboy08 3 years ago
FARSAMADA allaah dadka laguma caayo. Eebbe ayaa faxan faanku mafiicna farajkana allaha inoofuro dhamaanteen{muslimiinta}.
ikran100 3 years ago 2
waaah waaaah wat a wonderful voice my brother 4rom another mother siidii cali winkey wooow 4rm madiino 2 thats right, keep it up brother
00252162 3 years ago
marsamad allaah dadka laguma caayo. Eebbe ayaa faxan faanku mafiicna farajkana allaha inoofuro dhamaanteen{muslimiinta}.
saalahbudul 3 years ago
farsamad allaah dadka laguma caayo.
saalahbudul 3 years ago
Alfanaan Siidi waa fanaan jira oo cod wacan. waana musikiste caan ah... Viva Kooxda Deegaan Fanka soomaaliyeed hormarka ay ku wadaan.
shayo99 3 years ago 2
this is one of the best somali songs ever caleeeeeek my freind sidiii cali winkey
beeso88 3 years ago 2
Siidii Cali WIINKEEY waa fanaan jira laakin waqtigaa ku dhegan heesahiisa ayaa ramake lagu sameyeay ayaa lagu soo caan baxay sida heesta NAGMA Thanks Hassanahmedw sxb Post onother videos OF Siidii
dhangalow 3 years ago 2
This has been flagged as spam show
I'll post it
hassanahmedw 3 years ago
Siidii Cali WIINKEEY waa fanaan jira laakin waqtigaa ku dhegan heesahiisa ayaa ramake lagu sameyeay ayaa lagu soo caan baxay sida heesta NAGMA Thanks Hassanahmedw sxb Post onother videos OF Siidii
dhangalow 3 years ago 2
this is nice song man .. love it !!, keep it up
kaamil47 4 years ago 2
nice love it ,,,,,, ruux faraqo maran yahay ha u faanin waligaa
hakiimo99 4 years ago 2