Taallabuur1
10:01
Added: 3 years ago
From: suldaan2008
Views: 11,612
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Halkaa waxaan ka arkaa caaqilkaygii Cheif Caaqil Cabdiraxman Hawsar. iyo abtigay Cheif caaqil Xasan Dhuuxyare.

  • Hassan haji mohamed dhuuxyare suldanka Axmed farah cabdile

  • Ascwrwr: Ilahaybaa mahadle inaga dhigay kuwo isfahma oo kala garqaata, hadaynu sidaa kusii wadno waxba inaga xumaan maayaan. Abokor cabdile waa rag raga oo arinkasta laga filo, Abtidoon iyo cabdi xildiidna waa kumahad san yihiin hawshii loo diray oo ay kasoo dhalaaleen

  • @vaysal walala waxan u maleynayaa in ay ka qaldan tahay lahjada muduga sida loogu hadlo nimankan hadlaya iyo abwaankaba waxay ku hadlayaan lahjadii burco umana dhawa lahjada muduga waliba woqooyiga oo dhan isku lahjad maaha burco iyo berbera ayaa isku dhaw laakiin hargeysa waa gaar wey ka duwan tahay , boorama waa lahjad gooni ah , ceerigaabo waa lah jad gooni ah sidaa ula soco walal.

  • Geedkan ee uu abwaan Hadraawi ka sheekeynayo, waxaa xaggeena koofureed looga yaqaanaa Xamur Gob, dadka qaarn waxay u yaqaanaan sida abwaanka sheegay "Gob" Waxyaabo badan ayaa loo adeeggsadaa oo dadka anfac u leh. Midhihiisuna wey macaan yihiin. Abwaan Hadraawi baa hadalka haleeli yaqaanee isagaa eebee hoodo ugu hibeeyey. Abwaan Hadraawi waxaa lagu yaqaan horseedaha nabadda. Allow cimrigiisa dheeree.

  • Arinta aan layaabo waxaa weeye maxay dadka waa-weyn & suganyahanada kasoo jeeda waqooyiga ugu hadlaan lahjada muduga oo u diiday tii reer waqooyiga bal cajalada si wacan u dhuuxa maxaad ka dha-dhansateen

  • waaaaaaaaaaaaw war gelu qurux badanaaa waa qalimo & nirgo qurbacna kama marna waaaaw

  • dhirta geed balkayaa jira iyo lama garaacan dadkana birmagayda jiriyo lama guhaadshaan ,)Good words ,

  • wa cajiib cajiib walee wa abwan sare waka muuqata haybada abwaanimo socdaalkisi somalia ayaan ku arkay gobolada Pl , ,aad baad umahadsantaha abwaan abti intaas aad no yara sharaxde .

  • Hadraawi, he is just the greatest poet and songwriter ever.... a great man!

  • Waxay ku jirtay intaasi gabayg uu isgu tiriyay. muxuu yidhi Hadraawi

    Dhirta geed barka ah baa jira, iyo lama garaacaane

    Dadkana biri ma gaydaa jirta, iyo lama guhaadshaane.

    My god bless you Hadraawi. I got sooo much love for you. you'r a HERO. not just somaliland HERO. but somali HERO.

    walaahi hadaan helayo madaxa meel aan ahayn kaama dhunkadeen. NOOLOOW

  • walaal aad iyo aad baad u mahadsantay marka horaameed, togdheer waaw qurux badanaa waan ogaa inay meel qurux badan tahay laakiin yaa sidan iyo wax la dhigma moodayey ba hadii utube lasoogaliyay taallobuur waxaa hadhay xaydhducato iyo dhoqashay baan filayaa

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­k

    alayle waa geel kiiiiis

  • Exellent , Thank U Prof. Dr. Abwaan Nabaddoon Hadrawi for ur Short GOB lesson.

    Hadrawi oo dhulkiisa Hooyo Land Cruiser ku Wata Waa Allah Mahadii. Marwalbana uu hooreya nabadeenta dadka is ka hor yimaada.

    For me u are NOBEL PEACE WINNER, Inshallah The next Somaliland Governement will reward U soon whit the Highst Medaille of Honor of Peace and ur achievement.

    Odayasha kale oo Garta ku jireyna aad bee uu Mahadsan Yihiin. Nabad runta waa tii Dhagan ka aan uu Laheen

    Maxamed Harguees

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more