Added: 1 year ago
From: Banadir24Music
Views: 162,284
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (110)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Nimco dareen waxaan kula talin lahaa inaay u weecato xaga heesaha wadaniga maadaama ay aad u qurux badantahay dhinacaa waxaana kula talinayaa inay asturaata xigsato mar weliba sababtoo ah waa wax uyaala hadhow dambe ee plz walaashey macaan cover your body and try to repent.

  • Maashallah waa wadiniyiin rasmi waxaan Alla katuugayaa inuu ducadooda u ajiibu si ay u helaan waxa ay hiigsanayaan. aad baan ujeclahay kooxda qeylodhaan qaas ahaan shamsa foot iyo ciyaar jecel. waxaan kaloon kula talinayaa hadii ay awoodooda gaarsiisantahay inay wacyigelintooda kudaraan asaasida koox qeylodhaan 2 ee dalka gudahiisa si aan ugu wada qeyb qaadano.

  • وعاااااشت الصومااااال

  • عااااااااش الصوماليين وعاش الصومالييييين

  • hesso, gabayo, buraanbur iyo heelo waxba kama qaban karaan Dalkan. dunidoo dhan baa isku haysata Somalia.... mid mucatab xidhan iyo mid khamiis iyo cigaal xidhan, waa loo dhanyahay..............yaa Somali ah? Reeer hebel iyo reer hebel..........waxay ku socotaa in reer Axmaaro, ama reer Maraykan iyo reer lama yaqaan dalka u hadhi doonaan. Thanka Duude

  • ilaahayoow khawaariijta dadka ka soo qabo,habyn qudha intay seexdaan yay soo toosin.waa dad qalato waxay dhaafayaana ma jirto caruur iyo corooleba,calaamo idinka iftay waa shayaadinal insi,

  • caadi mahee malamaqlaa ee waa nice heesta

  • Time to question our lifestyle, look how we live....we can change It's up to us to clean up the streets, it ain't the same Too many murders, too many funerals and too many tears.............viva somalia

    LOVE FROM SOMALILAND

  • Comment removed

  • @MrMusdapha Even though this a great song...It is still business, they get paid you would not turn down a job if you were getting alot money to sing couple lines...

  • @939924ha  That's right! exactly

  • Ilaahayoow umaddaan wax fahansii somali Qabiil kama weynaato war wiil iyo gabar soomaliyed oo hees wadani ah Qaadaaya maxaa aflagaaddo ugu geesanee kuwa maalin kasta ummadda Qaraxa iyo Balaayada la daba Jooga maa wax ka sheegtaan caku somali waxaaba I heesa Inaan Haiti Iska Dhiibo oo Dhalasho somali Iskaga Tago

  • somaliya waxay ku heeshiisay in aan dib danbe midnimo la iskugu qaldin ee daroodow dhan isku raaca idinku calaa calka joojiyo ilaahay somaliwayn ha u naxariisteeee

  • 4-October-2011- Maalintii Madoobeed ee Muguga.....Baroor diiiiiq.... Maanta hoyoyin badan ayaa oynaaayo murugsanna Guriyo badannaTacsi ayaaa taaaaaaaalo :( allaha ugu badalo ubad kheyr qabo :(

  • heesta waxay xanbaarsan tahay micna badan oo dhan waliba taa banaayo marka waxaan ilahay ka baryeenaa inuu nabd nasiiyo hadaan somali nahay waanalaga yaa ban yahay caalamka oo dha n dad isku diin ah oo hdana isku af ah oo hada aan heshiineen , waxaan mah gaar ah u soo jeedi nayaa kooxda qaylo dhaan mar waliba u taagan sida ay u dareen siin lahayd uma da so maliyeed waxa xaqiiqda ah waxan la yahay mae labaad aad ayaa u mahad san tihiin

  • Viva Somalia

  • Heeshan iyo kuwa la midka ah waa gubaabo waana loo baahan yahay in bulshada lagu kiciyo. Waxaase meesha ka maqan ficilka dhalinyarada ay iskaga tuuri lahayeen heeryada gumeysiga iyo gumeysi u shaqeeyaha sida ka dhacday wadamada woqooyiga Afrika. Duco iyo inkaar waa meesheed waxaase loo baahan yahay ficil

  • Amin illahaw somalia ugargar i'm original from somaliland. One day they 're be come before inshallah

  • I think somalian awaken is on way in the coming year.people are geting tired of the violence.

  • tuugadii waa kuwaanaa qabiilistayaalka ahaa war baxa iska cuna jaadkiina iska tuugsada single mother aa beenta usheegtaan wacalayhow qaniisiinta ah aqas yaa qaldeysiin waa niila ogaaday inaad qabyaaladda idinka wadaan banaanbaxyada idinka wadaan aqas walee mareexaan ceeb ma karto aqas

  • Comment removed

  • من اجلك يا وطني ….. افديك بروحي ودمي

    Youth of somalia revolution , freedom for peaceful land..Welcome to our group .facebook

    معناها ..شباب الثورة الصومال، وحرية الأرض. السلمية..

    من اجل الوطن قم لا تنتظر احدا ……

  • @TheMoord 

  • @TheMoord may I ask the name of this (youth group) in the facebook. cos i realy would like to join. thx

  • Alaa naguberaye Dalkee yoo anaga iskale dalkee ola lintaa noga daa dalka yaaaaaaaaaaaah ya idinmaqlayo dhagahii ban qabiil u dhibnaye Ilahan ka baryeenaa Inuu Ilahey noo aqbalo.

  • masha laah ilahow wadankena nabad noga dhiig somaalina qabiil ka madobey ilahow waxa meshaas na dhigay waa qabiil iyo quruun yaa rabi nabad na siiiiiiiiiiiiiii dhamaan fanaanintana wey mahadsanyihiin

  • masha allah best wadani song ever caadi maahan adiga dhan waxaa ku qabee inee wadanka u dhimatid wlhi

  • Alaa nagu beerayoo islaam naga dhigee hadaa insaantihiin xalna islaam nooga dhigee. soo tijaabine waxwalbee qabiil iskulaynee kan abaabulaayee aayahaa dalkeenee qasayaa nabadee indhaha naga ridaayoo saan xalka islaam u arag umadeena waa kuwada ogsiinyihiin. aqalkiina guba oo ehel iyo xigaalkii dumarkiina fuula ma islaanimo iyo bini aadanimo tiri. ALLAA nagu beerayoo islaam naga dhigee ololinta nooga daa bahuukoow. ALaa nagu beerayoo anagaa iska leh dalkee ma dhamanaynee ololinta noogadaa dalkee

  • Alaa nagu beerayoo anagaa iska lee ololinta nooga daa hahahahaha. dalka waa la isla leeyahay inkaarqabayaasha iyo arxandarayaashu waa badanyihiin marka waxan ka baqi in adinka xataa kan ababulaya ee arxandaro ee nabada qasaya uu idinka danbeeyo somali goorma bay daacad noqon, inkaarqaba arxan daran waxa ah gafurweynaha shiikh shariif gadaal taagan iyo wadamada dariska ee urugada iyo amaan daro nala jecel. hala idiin so gurmado been markay nabad dhacdo sida xiligii maxkamadaha hala idin ololiyo

  • Comment removed

  • maxaa dhakh nabiga baraty dalka aad ka sheekaynaysaa waa maxay dareen kaalay dhakhyahay ii nuug qoodhaha ah ah ah ah aan kaaga yeedhsiiye ok baby

  • ninkii wadani ah ama jecel dalkiisa waan dareemayaa inuu jirku dibaaxayo ninkastaa wadankisa oo nabad ah wax u dhaamo malahan illahy hanagu toosiyo wadada saxda ah dalkenana nabad waarto hanooga dhigo aamiim aamiin aamiin

  • ninkii wadani ah ama jecel dalkiisa waan dareemayaa inuu jirku dibaaxayo ninkastaa wadankisa oo nabad ah wax u dhaamo malahan illahy hanagu toosiyo wadada saxda ah dalkenana nabad waarto hanooga dhigo aamiim aamiin aamiin

  • heestaan aadbaan ujeclahay runtii waxay igu abuurtay wax aan inta kusoo koobi karin runtii waa wadani heestaan dadka lalahadlaayo in ay wax fahmaan ayaa wanaagsan waxaan leeyahay kooxdaan hasiiwadaano heesaha wadaniyiintaa waxaan kusoo gaba gabaynaa dadka lalahadlaayoow noogadaa dalka waxa aad kuwadaan anagaa iskaleh thanks all by mo

  • caadi ma,ha jooqle waa fanan somaliyeed 

  • today waa sanadguuradii kasoo wareegatay maalin umada somaliyed u leh xasuus dheeraad ah waa maalintii la lalaayay oo cadowga somaliyed aydileen hormuudkii umada umada waxaa oogu mahiimsan 1ardayda iyo macalimiinta 2 dhaqaatiirta wariyeyaasha iyo bulshada rayidka ah marka waxay ahad xasuuq loogaystay umada somaliyed(ubaxii koraayiyo- ardaydii tacliintiyo barahii aqoontiyo uruka caafimaadkiyo ogaalkii warbixinta iftinkii dalkoo idil odoyada kanlaayee qaraxii la eegtoow - fill sat

  • waa hees wadani ah qofwalba oo somaali ah quseeyso

  • aad iyo aad ayaan heestaan u jeclahay mar walba oo aan firaaqo hello waan dhageystaa,aad ayey ii taabanaysaah

  • mashalah waa xees qiirabadan

  • @Dhmamyasin qariirka aaan unacay somali waan ku garanayaa fanaanad ayaad tahay lkn codka iyo bulshada ilaahbaa dadka siiya lasoco taaaaaaaaaas qariirtoooow waaxid ,NInkii waxaan ahay intuu habeen kula seexday siilkaaga urukiisa ka yaabay eed hadana iileexta aad haysay ,kuwa hadda kugu fataalana waan aqaanaa kkkkkkkkkkkkkkkk shut ur silly vagina

  • @mr nuuriye666 kasaar waxaas meesh hadii kale gacan bir ah ayaa kugu dhici walaahi ciyaal sharmuuto waaxid ,,,haday ku diiday sxb anna ay igu haysato xoog miyaaa jacaylku nacalad ayaa kugu taalleee doofaar xun oo bilaa awood ah waxna aan wasi karin ,kiiskaaga gacanta ayaan ku hayaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkk naag cml inaad dumarka ula cawayso waxbana aadan katarin kkkkkkkkksariirta

  • alshareey ololinta nagadaa xisbulshaydaanoow ololinta nagadaa alshabaabeey naga saara ajnabigaad wadataan adenka iyo xisbul islaam kuwa isku sheegay islaamka ilaahay haka saaree waxaad wadataan kuwa aan u naxayn soomaali saa maxaa kagalay ma iyagaa soomaali ah waxaad wadataan dad aan dhulkooda qiima kalahayn oo danbiilayaal ah oo dhuuntooda u shaqaysta yaal ah alshabaabeey adinka iyo xisbul islaam baa inoogu wacnaa in ay itoobiya iyo ugaandha inootimaado naga joojiya dagaalka iyo dhibtaunaxauma

  • waa hees aad u qiimo badan

  • Hees aad iyo aad u qiimo iyo heybo badan. Eebboow dalka noo hagaaji, wixii qaxar iyo ibtilo wadana naga qabo -- aamiin, aamiin.

    Saas kusii wada ayaa idin leeyahay dhamaantiin ku jiro Hobollada Qeylodhaan. Aad ayaa u mahadsantihiin, Soomaalina idiin mahadineyso.

  • 1. banadir24 asxaabey dadka fanaaninta caynaya commentigooda meesha ka tirtira. 2. Sababta ka danbeysay in Alshabaab iyo Xisbul xasuuq ay in kabadan 16 fm radio ee muqdisho ka joojiyeen sii deeynta heesaha waxaa cad iney ula jeedaan in aysan suurto galin in ay maqlaan heestaan oo kale iyo kuwa kalee ay ku luuqeeyaan fanaaniinta qeylo dhaan. Waxaan jeclaan lahaa in Radio muqdisho iyo shabelle ay soo daayaan heesahaan si weliba isdaba joogjoog ah.

  • Comment removed

  • nimco dareen qofka difaaacaa hadaba ha ogaado waa sharmuuto is nacday waxa guursadey la,dahay habareey noqotey sharmuutada hadana qof raba maleh ma ogi iney mid naag kale waayay inuu iska guurado sharmuuto waaaaaaaaaaxid nimco dareeeeen

  • @MrNuuryare666 walaashaa iyo hooyadaa intaas haddii la yiraahdo sidee noqoneysaa dhiiga ku kari lahaa hadaba waxaad ogaataa nimco dareen dadbaa dhalay ay la dhalatay ayna u dhashay waana hooyo,

  • @af644 jaahilaa tahay iska aamus

  • @MrNuuryare666 annigu ragga ma booro ee qolo kale raadso

  • @MrNuuryare666 annigu ragga ma booro ee wax ku curjiya raadso.

  • @MrNuuryare666 annigu ragga ma booro ee wax ku curjiya raadso.sac baad tahay aan wax laga hadlayo karaneynin adiga iyo waxa aflagaadada meesha ku qoraaya, annigu waxaan sheegay ceyda qofka wax caayay, dadka kale aflagaadeyn maayo. Dadka garaadkoodu hooseeyo oo fanaaniinta ummadda caynaya maad ceydid mise adiguna raali baad ka tahay, dadka in la caayo islaanimadu mey oran, waxaase qaladkoo dhan aan saarayaa qofka chanalkaan iska leh oo fanaaniinta in la caayo barnaamijkaan u sameysatay, curjis..

  • fmoham01 halayabin sxb isagaa futada ka dhiidia mar kuu arko jacal uu uqabo.

  • DhammeYasin, you are a typical hater. Advice you to kid, put your energy to better use instead of wasting it on writing countless hateful comments on youtube.

  • naagtii NIMCI DAREEN ee futada ka dhidida markay AAX tiraahdaba maxay waalatay , bal maxaa ka galay somalia ayadu waxay ka mid tahay qowmiyadaha af somaliga ku hadla somali maaha wayo kumana dhalan mana arag xataaaa .NAASO la kobciyo iyo futo laga dhidido unbay taqaaan kk

  • @DhammeYasin HADDII JOOQLE QAMRI CABO, HOOYADANA WEY LA CABTAA ADIGUNA HOOYADAA CUDUDA AYAAD U QABATAA MARKA LA BOORAAYO. WAXAA TAHAY BULAACAD IYO SHAQSI GARAADKIISU HOOSEEYO OO RAG RIF AH, JOOQLE WAXAA JECEL QOF KASTA OO AFSOOMAALIGA KU HADLA WAANA FANAAN, ABWAAN, MULAXIN AAN QARNIGAAN LA ARAG. MASEYR IYO DACIIF XUN OO ADAA KALAA WAXBA KAMA QAADAYO. HADAAD QOF WAX ISKU FALAYA TAHAY HORTIISA KA DHEH WAXA AAD LEEDAHAY, AQOON BAAD U LEEDAHAY JOOQLE WAXA UU KUUGU SAMEYN KARO, GUSKAAD U NUUGI RUNTII

  • @DhammeYasin NIMCO DAREEN WAA FANAANAD AAN CAADI AHEYN CAYNA WAXBA UGAMA QAADI DOONTID EE BULAACAD, RAQIIS, DACIIF, FUTO, QANDHO, DAMIIR LAAWE, INA DHILO/INA DHILO, MASEEROW, URAAYE, TUUG, MOORYAAN, NACAS, QANIIS,BEERWEYNE, FULAY,DOOFAAR,FUTOBUUR, INA SHARMUUTO,SHULAAG,SHACIIF,BARI­S,DHUUS,AFXAAR,CUURYAAN, DAMIIRXUME, SHAGSHUUKO,BOOSANEERO, XAAR,LA BUURE, MIIRLAAWE,UUNREYS, DAWAC,DULI,DHARKEEN,TIITIIN,ME­YD WAS, XABAALE QODE, MEYD CUNE,DACIIF, FOOLXUME, WAXAA TAHAY INTAAS IYO WAX KASTA OO CAAYA.

  • naagtii NIMCI DAREEN ee futada ka dhidida markay AAX tiraahdaba maxay waalatay , bal maxaa ka galay somalia ayadu waxay ka mid tahay qowmiyadaha af somaliga ku hadla somali maaha wayo kumana dhalan mana arag xataaaa .NAASO la kobciyo iyo futo laga dhidido unbay taqaaan

  • ALKOLIISTE JOOOQLE muu asaga ku dhaqmo waxa uu heesaha ku sheego waxaanse la yaabaa sida uu heesaha uu qaado dad u dhagaystaaan shaqsi noocaas ah oo nolosha ka dhacsan n

  • ALKOLIISTE JOOOQLE muu asaga ku dhaqmo waxa uu heesaha ku sheego waxaanse la yaabaa sida uu heesaha uu qaado dad u dhagaystaaan shaqsi noocaas ah oo nolosha ka dhacsan

  • SARKHAANKII JOOQLE dadka madaxa u ruxaya hees uu qaaday waa qof xanuun oo qofkii wax ku yiraahdaba inuu u naxariisana moodaya , jooqle naftiisa ha ku maareeyo waxa uu somali ugu heesayo alkoliiste aan barafka aqoon xataa inuu ka soo xerooodo oo dulli ah weeeye , walahi kan u khushuuca heestiisaana ka liita n

  • nimco dareen fanaanad soo baxday mashaa alaah qurux, cod iyo qiimo ayaad isku darsatay walaal soo dhawoow,, well done indeed,,,, baayo iyo boowayaal soomaalinimo ayaa loo baahanyahay maanta dadka way ku yartahay rabow ur u bixi .

  • runtii way itaabatay qaasatan inta danbe "Allaa nagu beerayoo anagaa iska leh dalkee ololintaa nooga daa anagaa iska leh dalkee anagaa iska leh dalkee,,,

    Good job, and well done.

  • nimco dareen oo maanta timaeeda xiratay wa arin agu farxo maashaa allaah nico dareen walhi cod man badan ayaad leedahy maashaa allaah lkn tinta aad qawineeyso isk daa waxad tahay walaasheeyda oo kale illaahey wxa uu dhahay qofta qawso timaheeda waxey la mid tahay qof ayada oo dhan is qaawisay marka abaayo aduunyo ha is raacinin ee ku fikir sikin kasta in uu alle kaa qaadi karo nafta naftaan waa wax lagu dhiibtay sidaa ula soco illaah hakuuugu soo hanuuniyo wada toosan walaashiisa

  • anagaa is kaleh dalkee ololinta nooga daay alshavaav

  • JOOQLE ilaah hakaa badbaadiyo alshabaab uk isaga noolaaw Hiiraan ha isku imanin ayaga kataliyo

  • WAXAANU EEDNAY IYO ABTIRSIIMO NOO CUSKADEE ADUUNKA NAGA DIBDHIGAY OON IYO HARAAD NA BADE ARMIGA HUBKIYO BANBADA ASQIYO DAMNOOGA DHIGE ALAA NAGU BEERAYOO ANAGAA ISKALE DALKEE OLOLINTAA NOOGA DAA

  • marka hore waxaan hambalyo u dirayaa intii u istagtay in ey soo diryaariyaan wadaniga ah heestaan waxaa ka dhihi karaa waa mid aad iyo ad u qiira badan qorkii war gartana dareemi kara

  • The guy @ 1:41, sounds and looks like an Ethiopian

  • @Gutsyndicate Not a chance, he sounds more Somali than you

  • Comment removed

  • aad bay u macan tahy qof wax garad ah haduu dhageesto wuu il mee nayaa heestaan macaan

  • Inaad tahay inkaar qabe

    Arxankiisa daran yahay

    Umada wey isku raacdee ...Talow kuwaas ma Al-shabaab baa mise Xisbul Islaam kolba wayadan dambe ayagaa hurmuuud u ahaa waxa ka socda soomaaliya .????

  • S SO SOM SOMA SOMAL SOMALI SOMALIA SOMALI SOMAL SOMA SOM SO S
  • Ilahow wadankeena nabad nooga dhig waa dhibateysanahee, amiin yaa rab

  • Allow somalia u maciin , dhib ayaa heesto war masiibadu halkay ka timid ay ladagi ladahay Xamar? waa su,aal da weeyne yaa iiga jawaabi karo?????!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • I salute you all- Great performance

  • waxaan aad ugu hambalyaaynaya abwaanka sameeyey heesta abdirahman sheekh ahmeed gaas(shekhaal) iyo fanaaninta qaraanka ee qadaaya ama xidiiga london..

  • mashaa allaah hestan qiiro bey ledahay wana kumahadsan tihiin fnnta qaranka nolada

  • ilaahoow wadankena nabad nooga dhig jooqle masha alah ilaah ha idin dhaafo adiga intii ay wali soomaali nimada ku dambeeso

  • aduunyo maxay is masakiiniyeen qowlaysato aa tihiin asxabeey qayrka ku dadaala dadka danbiga haku badininee wlh diintena suban waxay no shegtay heesaha inay xaaraam yihiin marka naga dhafa oo nashiido ama dikri ku qushuuca inta hees u qushucaysan alle ka baqee

  • @kralsom adiga hadaad wadaad tahey oo aad hees neceb tahey , bal noo sheeg waxaad ku aragtey, sow macnaheeda maaha inaad raadisey oo aad dhageysatey!!!!!! Marka labo wajiilanimada naga daa ee anaga jecel ee adiga orod aad meesha laga digriyo!!

  • Heestani caadi maaha inaaba caadi maaha somali ilaahay haka dhiigo nabaad coladana ha inaaaga qaado walaalahay somaliyeed.

    aad ayaan ugu hambalyaynayna fananiinta wadaniiga dhamantood

  • great performances and nationalistic desires. keep the good job

  • waa hees wadani ah balse dalka jooqle walagatay kali gaana bad baadin kartid sxb alah dhibka dalka haka qabto soomaali meeday walaalyaal war dalka dalka

  • drxarago waxaad tahay nacas fanaan ka weyn ha ugafin

    fanaan ku waxuu qaaday hees wadani ah oo ki cineyso

    damiirka wadaniga marka waxaad tahay nacas

    mida kale jooqle ma walaa shaa ayuu la tun tay maxaad ku

    ogaa tay in uu hablaha la tunto

  • @dhaadeey1

    dhaadeey duli ayaa tahay waxaa damiirka qofkaa kiciyo ama badalo waa ayaadka alle maahan nijaaskaan farruuran hadakiisa nacalaa ku tiil gaalka murtadkaa

  • jooqle faruureey in uu naagaha la heeso tuudoonane la tunte diintee oratay

  • Fanaaniinta qaranka aad ayaad ugu mahadsantihiin,,,, heesta qiirada leh dhab ahaantina xambarsan macna weyn kana tarjumeysa dhibka naheysta maanta........ Anaga ayaa iska leh Allaa naga beeray ee nooga daa ololinta..... inkaar idinku dhacday inta wada xumaanta.......

  • waa hees wadani ah

    oo dhiiga wadaniga kici neyso

    cabdi shire jaamac jooqle

    wadani wadani wadani

    ilaah ha noo ka adeys to

    halkaas kawad wacyagalinta

    umada somaliyed

    oo manta aay ku soo dushay qawaarijta aan

    u naxeeyn

  • waa wadaniyiitaas dheh nacalaa ku tiilay gaala raacyada dhilooyinka

  • I love it ....first time in 20 years i see more and more Somali that are united.

  • this song is great luv it, thx yo

  • yo lover2933 it wasnt my ass getting fucked> more like i was fucking the bitch that gave birth to u over and over and over. fucked her so bad that i put the bitch's pussy in coma. u mother fucker watch wat u say next time b4 i slap u bk to somali. "Sacker"

  • ubaxii koraayoo ardaydii tacliintiyoow barihii aqoontiyoo ururka caafimaadkiyoo ogaalkiyoo warbixintiyoo iftiinkii dalkoo idil .... qaraxii la eegtoo aniga iyo dalkayga iyo dakayga waan kuwada ogsoonee @ runtii waad na kiciseen waana qiirooday ilaah baa talo ku filan idinka waad dadaasheen dadaalkiina kii lagu guulaysto eebo ha ka dhigo taariiqdana marnaba idinma hilamaamays oo meel fiican baad ka gasheen ilaah ha idin dhowro

  • i don't know wat i said just silent hadii ilaahay umadii sommaaliyyed sidaan ilaahy ka dhigay thanx dadka is hawley keep going

  • Great song i love it. i listen to it every day about 50 times

  • @abdihaddad u should read the quran that many times one is enought

  • nimca habar uekatey markaan

  • jooqlow aad ayaad noo kicisay hadaan somali nahay

  • waa hees aad iyo aad u qiimo badan walaal waxay na tusaale siinaysaa waxyaabaha ka dhacayo dhabad iyo galisoor

  • Someone sent me here to hear a sample of music of Somalia. Musically, this is beautiful! Please tell me what the song is about.

  • waxaan amin sanahay umada somaliweyd in lagu kicin karo heesaha ee dadalka wada wadna kumahad san tihin

  • fake ass hoes and nigas,yaah need to stp singin this shit songs,,somalia is a fucked up country .done

  • @MrSexyazeeza You need to realize that everything can be repaired no matter how long it takes, I guess u not one of us, coz u wouldn't have said that, so shut ur mouth and get life.

  • @MrSexyazeeza i bet ur ass was fucked tooo many times that might be how came up with word fuck and used for someone else ........or maybe they told u that word tooo many times so u are saying it some people who u have no business insuting so tell that urself in ur room not here sacker

  • @MrSexyazeeza You are more fucked up than them nigaz though

  • cajiib aad iyo aad ayaan u ladhacay fariinta guud eey xambaarsan tahay heestu

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more