Added: 1 year ago
From: bakaaramarket
Views: 3,876
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkk xayawaan kasta waa iska neefsadaa allooow caqliga hanaga qaadin waxaase ka sii daran kuwa qabyaalada ku sii taageeraayo ayagaa ka war bagi doona inta dabadhilifyada ahna saasaan u rajaynaynaa iyo mid ka soo xun insha allaah

  • Waad salaaman tahay halyeyga somaaliyeed halyey maxamed dheere maanta haddii ay soomaali ku xiri laheyd sharaftaada ayay wax u dhimi laheyd balse waxa ku xiray waa gaalada amisom oo arkay inaadan fikirkaaga la gambaneyn noolow our Hero maxamed dheere ka naxoo nafta waa cadowgaaga hoos eebe haka dhigo umadda somaliyeedna inta low and orderka jacel wey ku garab taagan tahay noolow 4EVER

  • ahahah qalanjo xashiish jawaan maha wlh hadii lagugu xiri laha wa kaadi lahayd xanuun ku maqan lee bahashaas waa ka darantahay jeebada hada nuuxnuuxsato waa kugu sii ceejismee anay igu xireen kuwa kirishtan ah allah ayaa mahadleh oo iga soo fakiyay

  • kkk murtadkaan saas ayaa udambaysay--murtad shariifna gacanta ciidanka islaamak ayuu ku bixi insha allahu

  • @islamicpress1 waad kumahadsantahay booqoshadaada iyo comment ga jzklah

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkk

    walaahi funny aan aacdi aheeyn xashiishkii jawaanka aalagu xirxiray kkkkkkkkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more