Cabdulahi xasan ganay walaahi wa gabay aad caajib, miro,murti iyo macaanba u leh oo aad ku noolaysay dhaqankii soomaaliyeed .waxaan ka marag ahay inaad u qaylo dhaamisay qaraabo is laynaysa tusay sidna inaan qaranimo qaabiil badali karin ama lagu badalan karin. wa mahadsantahay ASKARi.
He is Genius made in Isaaq.
MrIbrahimaa 3 months ago
Cabdulahi xasan ganay walaahi wa gabay aad caajib, miro,murti iyo macaanba u leh oo aad ku noolaysay dhaqankii soomaaliyeed .waxaan ka marag ahay inaad u qaylo dhaamisay qaraabo is laynaysa tusay sidna inaan qaranimo qaabiil badali karin ama lagu badalan karin. wa mahadsantahay ASKARi.
puntiism 5 months ago
Comment removed
puntiism 5 months ago
maaha abwaan xasan ganay, waa wiilkiisa cabdulaahi xasan ganay, nice gabay
dhaqanhaye 1 year ago
gabayga miisaankiisu waynaa, xikmada iyo macnihiisu balaadhanaa, walaahi waad la soconaysaa markuu somaliland ka hadlayo sidaad u faraxsanthay ayuu soomaaliya galayaa markaasuu jiidhku ku dubaaxinayaa oo aad damqanaysaa. ABAWAAN XASAN GANAY SUUGAANTIISU WAXAY LEEDAHAY DHADHAN GAARA, WAXAAN AAD U CODSANYAA GAAR AHAAN INAMADIISA GUULEED IYO C/LAAHI IN DHAKHSO LOO DIIWAAN GALIYO HADII AY DIIWAANGASHAN YIHIINA, LAGA SAMEEYO BUUG SUUGAANTIISU KU URURSANTAHAY, SI AANU DHAXALKAASI U LUMIN.
Samatar85 1 year ago