Added: 1 month ago
From: ibrahimbaafo
Views: 5,753
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hhahahah cajiib habrihii miyaa soo tafaxayteen...naa tafaha qarsada meeshay rag wax ka tiri waayen naag wax ka tari maysee...nin ay naagi wado iyo awr awr wado midna kaama leexdo...habarahan iyagaa colaada horiya oo raga soo dira

  • warsoomaaliya xal ilaahaa u haayo adinkana soomaliya xal idinkama sugeeyso tiisa daryeelaa mid kalle loogu daraaa habar litan jir aha oo eydu daayacaday diintetedii xijaabkii iyo korkeediii qoomiyad dhan waxba uma tareeysee qaata dhaqnkii iyo diintaan leheyn marakaa ka danbo soomali usoo jeesata

  • ftry54u j

  • HABRAHAN MA WADA QAYILAAN MISE WAA QAMREYSTAAN.. CAADI MAHAN REER KOONFUREED

  • QUMAYO, XIJAABO

    

  • Hadii eey alla ka cabsadaan ooy gurigooda fadhiistaan nabad iyadaa iska iman se naag niman ka dhex hadasha faa iido malaha allana ma ogola also waa ineey codkeeda hoos u dhigtaa waa diinteena islaamka ah. One last advice haku mashquulaan korinta caruurtooda, iyo ineey odayaasha runta u sheegaan markaasaa nabad la heli se naago rabo ineey niman la tirsadaan ta kale u sheeg kuwakan madaxa qaawan ineey madaxooda asturaan waa waxeey diinteena na faraso.

  • dumarka somaliyeed waa rajada kaliya somaliya leedahey ragii iiman la aan aya wareerisey,,,

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more