qabiiil ma jecli aniga anoo 14 jir somali ka so tagay dad wa wan tahiin xishooda oke mida kale galmudug hade awood yelato so ,ma ahan walalo hada somaliyed o kaso horjeedo burbur ka somali weeen xiyo dhibatoyinka ka dhacayo somalia mel walibe ahataba galmudug guuleyso aniga hoyo dey waxey le dahay galgaduud aya daganeyen dad kadi lakin waxa raba somalia o an u aadno fasax adane caruurtena xita hoyo dena u labatoo wadan kan qaboob wax ma no ahan galada aficka jecel idina wa nacdin wadnkina uf
war yaa galmudug waligeed ilaa wasil lama garsiin waad ogtahay dadka uku xoga badan ukuna gesiyasha badan inay ka dhasheen reer putland lakuwada sexin jiray caydid ba soo socdo hadii kale sexda marka dadka benta ka dhaaf wasaq nocagoo kale oo anan ka bixin qabiil iyo naceb wala yaqanaa mideda kale putland ayada laka rabaa in ay cabsato hadii kale libaxyada ayey isku diraysaa marka midaas ogow wasaq edeb daran nocyadan kale galmudug tarabiyade baran magaratay ,
Galmudug awalba waxaa dhisey Puntland si ay wax u noqdaan, nabbada Mudugna loo dhowro.... taasi waxay timid waagii Sacad ilaa wisil la geeyey lana tusey awoodooda. Ilaa hadana rabshad kama dhamaan, Puntlandse wey u madax salaaxeesaa weli...!
@Dhallibaax10 saxib puntland wax eey galmudug dhistay ma jirto awalba reer puntland faan waa lagu yaaqaanay reer galmudugna geesiyaalkii calanka buluuga sameeyay ayaa ka dhashay marke hadaa somalinimo idin ku jirto calan kale meydaan sameeysateen anakana we are proud 2 be somalians ee cudurka kaa buuxo allaha kaa daaweeyo taariikhda haddii dib loo raaco reer puntland ineysan hal second eysan ku dhicin reer galmudug.
run ahaantii anigu laftirkayga waxaan ka imid gaalkacyo laakiin ilama ficna gees kastaba calan ama magac gooni suubisato waayoo markaas waxa wadankayaga ka socdaan ma hagaagayaan, waxaan rajeeynayaa in ay soomaalidu hal noqoto oo aysan ku fakarin qabiil ama wax na kala socaya! soomaaliweyn ha noolaato!!!!
galmudug hajirto hawaarta cadowga cagta hoostiisa
eagel143 4 months ago
sacad waxba ma dhaamaan dadka kale wax aad indho u tihiina ma jiro ee caga dhigo
gumareey 9 months ago
vivaaaa galmudug sacad ha nolatoo
drcaynaanshe 10 months ago
qabiiil ma jecli aniga anoo 14 jir somali ka so tagay dad wa wan tahiin xishooda oke mida kale galmudug hade awood yelato so ,ma ahan walalo hada somaliyed o kaso horjeedo burbur ka somali weeen xiyo dhibatoyinka ka dhacayo somalia mel walibe ahataba galmudug guuleyso aniga hoyo dey waxey le dahay galgaduud aya daganeyen dad kadi lakin waxa raba somalia o an u aadno fasax adane caruurtena xita hoyo dena u labatoo wadan kan qaboob wax ma no ahan galada aficka jecel idina wa nacdin wadnkina uf
jesto12 1 year ago
war yaa galmudug waligeed ilaa wasil lama garsiin waad ogtahay dadka uku xoga badan ukuna gesiyasha badan inay ka dhasheen reer putland lakuwada sexin jiray caydid ba soo socdo hadii kale sexda marka dadka benta ka dhaaf wasaq nocagoo kale oo anan ka bixin qabiil iyo naceb wala yaqanaa mideda kale putland ayada laka rabaa in ay cabsato hadii kale libaxyada ayey isku diraysaa marka midaas ogow wasaq edeb daran nocyadan kale galmudug tarabiyade baran magaratay ,
zaam113 1 year ago
Galmudug awalba waxaa dhisey Puntland si ay wax u noqdaan, nabbada Mudugna loo dhowro.... taasi waxay timid waagii Sacad ilaa wisil la geeyey lana tusey awoodooda. Ilaa hadana rabshad kama dhamaan, Puntlandse wey u madax salaaxeesaa weli...!
Degaankiina ilaashada derisnimana xaq dhorwra!
Dhallibaax10 1 year ago
@Dhallibaax10 saxib puntland wax eey galmudug dhistay ma jirto awalba reer puntland faan waa lagu yaaqaanay reer galmudugna geesiyaalkii calanka buluuga sameeyay ayaa ka dhashay marke hadaa somalinimo idin ku jirto calan kale meydaan sameeysateen anakana we are proud 2 be somalians ee cudurka kaa buuxo allaha kaa daaweeyo taariikhda haddii dib loo raaco reer puntland ineysan hal second eysan ku dhicin reer galmudug.
ABDULLAHI3264 3 months ago
run ahaantii anigu laftirkayga waxaan ka imid gaalkacyo laakiin ilama ficna gees kastaba calan ama magac gooni suubisato waayoo markaas waxa wadankayaga ka socdaan ma hagaagayaan, waxaan rajeeynayaa in ay soomaalidu hal noqoto oo aysan ku fakarin qabiil ama wax na kala socaya! soomaaliweyn ha noolaato!!!!
TheHornAfrica 2 years ago
i am proud of you
thx princegalmudug
Sacad11 2 years ago
walaalayaal waxaad qabateen howl wanaagsan ku dadaala nabada iyo horumarka iyo wada noolaashaha
cibaaro 2 years ago
masha allah
galmudug. i like u..
mymina1 2 years ago
Comment removed
mymina1 2 years ago
Somaliyeey dabinka cadowga ha ku dhicin. Hal Somalia ayaan rabnaa oo aan federal iyo qabiil loo kala qeeybin.
HanoolaatoSNP 2 years ago
Yaanan lagu dagin: puntland, somaliland, Galmud state. Dhamaan waa xuduud qabyaaladeeyd. Dadka wada dhashay oo muslimka ah isku isirka ah ayaa lakala geeynayaa.
HanoolaatoSNP 2 years ago 2
Comment removed
HanoolaatoSNP 2 years ago
viva galmudug my home illaah ha nii siyaadiyo viva sacad
MsShuushuu 2 years ago