Added: 4 years ago
From: arigavo
Views: 210,917
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (87)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Alla caleeg yaa khadra

  • qaraami . ayaa iga baleensaday

    

  • Haddii aanan beri samaadkiiyo jacaylkeygii boorame kii bullaale iyo harar, burco iyo hargeysyo kii benaadir igu helaye. Khadro waa Benadir waa lagaa jecel yahay ee maxaad uga bedeshay Banaadir? Mise waa lagu qasbay? Waxaan u qaadanaya in lagu qasbay oo lagu yiri saas u bedel. Laakinse biyihii Webi Shabeelle aad ku butaaci doona in la bedelo adaa ka diiday.

  • ANISA SHARMUUTO KHADRA DAAHIR MA WAXAAD MOODAY DHILOYINKA GALOOBAY IYO KUWA GAALADA GUURSADA EE MEEL WALBO XOORAN WAA NAAG SHARAF LEH KHADRA DHILO AFKAGA URAAYO KA LEEXI

  • @KAMANEFlSO ufffffff dhilo guz bay u ooyeysaaaa IYO MID GARAC KALE U DHIIBA SIDA SAHRA AXMED

  • Waa Heesta aad u qiimo badan musik oo qudha wuxu is badalaya 3 jeer Midhuhuna waa kuwa aad uqaaliya Best song khadra dhool

    

  • yaa salaaam khadra

  • i love you this song .

  • anisa2028 dee eddo badawiyad ayaad tahay? wakuside? barigi hore camaradduhu may aheen advance like now! marka ayeyo hurdada kaa toos oo cisho khadra wa fananad weyn allah weyne bal isla cisho adoo ruux dumara lama cayo hawenka kale wALIBA KUWA XIDAGAHA UU EGG, MA GARATAY? CISHODKU WA SHAY QALIYA KHARA DAHIR QURUXLEY WEYE TASNA RAGA SOMALIYED AYAA ISKU RACAAY WANA LAYAQANA HADABA INO DAA XIDIGAHENA.

  • waa hees aad u wacaan aad iyo baan ugu boggaay khadra waxaay tahay hooyaadi jacaylka,thanks

  • Mar la wareystay oo la weydiiyey heesta ay heesaheedda ugu jeceshay, waxay tidhi heestan baxnaano ayaan ugu jecelahay oo waxaa alifay Aun Maxamed Cali kaariye abwaankii heesaha ugu macaan ee taabashadda jaceylka leh ka alifi jiray jacaylkiisii, markaa waxay tidhi xilligaa anigana jacayl ba'an ayaa i hayey.

  • waxan kaloo ilaabey ruwayadan waxay ku jileysey adeegto ama booyaso qofba siduu u yaqaan booyaaso qurxan waligiin ma aragteen lol

  • lol khadra ma foolxumee make up ka maqnaa ruwaayadana waxay ku jileysay qof iyadu wax jecel oon la jecleen waa laga jajabiyey, waana sida ay heesta dhab ahaan teeda tahey khadra iyada un wax jecleyd, quruxdana waa farxada.

  • nagtuu foolxumay markan bisinkeee,, acudi gudcur damay,,bahal walee

  • Comment removed

  • hooyadii jacaylka runtii heestani waa heesa heesaha

  • Comment removed

  • waa wagey axmed cali cigal ay jecleed

  • woow very touchin song

  • wow LOVE this song,, any1 know where i can find song or download...

  • RT: yep you can rip this vid into an mp3 or mp4 on that site mp4ify. search on any search engine for mp4ify! killer!

  • edodahir cige noolow alla maxaad jaceyl waayo ahaa aad sifiican aad u sooo macneysay, waxaan xusustaa markaad lahayd jaceylbaan dhexmuquuranayaa

  • Comment removed

  • Hees jirta weeyi walee .. Allow ku daa khadra habo

  • heestaan waxay daba socotaa sheekadii la'oran jiray sheeko baralay oo heesabadan laga tiriyay

  • hadii aanan beri samaadkiiyo jacaylkaygii boorama kii bulaale iyo herar wah waah yaa khadra noolow

  • Saaxibayaal heestan waxa sameeyay Dr jacalyka (aun) M.a.Kaariyeh waxaan u malaynaa inaanad iga bahnany inaan kuu sheegi cida uu u sameeyay hadaad u bahan tahay na waxa uu u sameeyay Shankaroon ahmed sagal oo ahayd THE LOVE OF HIS LIFE waxay ka mid thay heesa hiisa faraha badan ee qaliga ah ee uu samayay gabadhaa. Long LIVE Somaliland.

  • sxb yasiin7777 marka hore waad salaamantahay marxuum maxamed ali kariyeh ma wuxuu qabi jiray shankaroon

    aan kaa faa iidaysto walaal

  • sxb arigavo waxaad ee sheegtaa cida samaysay midhaha heesta hadaad ogtahay!!!!!!!!!

  • maxan ku mirqaamay heestan even I bought  cajaladeeda iyo ricord 2000

  • we feel happy when khadra singing for the love

  • heestani waxay ku jirtaa riwaayad wada qosola oo khadri ay jeceshay kuluc isna uu jecelyahay kinsi xaaji iyana ay jeceshay c/jibaar isna uu jecelyahay qamar iyana ay jeceshay c/baahilaawe

  • Somaliland has the best singers.

  • niyow fagadhe1 heestan ma huryaa sameeyey? lol

  • heestan waxaa sameeyay huryo waana hees aad u macaan ku raaxaysta sxbayal waxaanay ku jirtay eiwaayadi xishood iyo jacayl

  • eesh cala cod hooyada jacaylka ader wale huryo dab buu kugu si shidayey

  • SHE HAS BAEUTIFUL VOICE

  • Oh cashaqo badaadaba hadii aanan kaa bixin wad howlo badante

    our beloved Somali mother of love khadra walahi ur da 1

  • OOF CALEEK, KU RAAXEESTA OO NAC NAC NAGDAAYA.......... DD oo SYL

  • Waan so bararugaya bartamaha habeenki khadra dahir cige allaha ku dayo ruunti Umal xuub waa adi hooyada jacaylka

  • why can't just facking enjoy the song and go on why do you have to involve qabeel in everything

  • i deff agree!! enjoy da song folks nd stop da bullshit!!

  • hoyo khadra aint nobody can challenge in the history of mother of love she has produced challenging songs

  • khadra daahir woooooooooooooow aad ayan uuga halaa

  • yusurey qalbi wanaga kaa muuqda waa qaali walalo allaha kugu wadeee heesaha aan heesa waa kuwo iska jilicsan lkn waxan xiiseeyaa gabayada ilike walee gabayga somalida

  • kkkkkkk odayga islaanta wax loo saar,hadal culus ahaa garashadu yusrey ruuxa sad u gaara weeyi, adiguna waayeel inad tahay hadalkaan ka gartay any way kaftanku ha is raaco HA SAMAATO

  • lagaa qaad salaanta qabowga badan ee qorshaysan qalabkuna u dhan yahay dookhayga fanka fanaaniinta aan heesoga iyo codkooda ku raaxaysto maan koobi karaa 1KHADRA DHOOL 2 MAGOOL 3AAMINA ABDULAAHI 4 CUMAR DHUULE 5 BOQORKA CODKA MAXAMAD SLY TUBEEC 6 GACAYTE HAYE ka waran yusurey qiimayn ku samee waxaa i raaca anoo mar mar is dhagaysta imean my own heeso aan sameyay oon anigu heeso so wakaase qiimaynta hala bakhaylin

  • Okey Biroolaman. Waxaan hawada kuugu soo ladhey salaan diiran oo qiima leh.Intaba waan kula gartey, aniguba aad baan u jeclahay fanaaniintan oo dhan! Markaa maxaad dookhayga u caydey? mise waad iska kay jeceshahay oo waxaad kaga dhigtay "odayga habarta wax loo saar"

  • sidoo kale heesahaagu maxay ka hadlayaan, maxaa kugu dhaliyey inaad heesto? Mahadsanid Birooleman.

  • salaamulaahi yaa yusurey horta wad ku mahadsan tahay sidaad abaarta kabaha la cunay aad igu sheegtay waxaanse anigu ku maqlay uun gabygii siinlayda cabdi qayz mar uu hadraawi ku lahaa (HADA SAANTA KABAHABA RAGBAA SABANO QUUTEE SANADKAASI MAD GARAN) gabaygaa ayan ku maqlee yusurey DAJUUMANA DE ADAAN KA MAQLAYAA marka uma arko wax ceeba ilayn abaar atleast 60 sano ka hor dhacday wax ay isoo sido barashadeedu ma arko any way waa furan yahay kaftanku HA SAMAATO

  • Salaan Birooleman. Iska daa Dajuuma iyo tan kabo cunistaba. Koleyba waxba qiran maysid saaxiib oo da'da ayaad ka ordaysaa.

    By the way marnaba maad sheegin fanaaniinta kuwa aad ugu jeceshahay iyo waxa aad ku jeceshahay toona. PlZ soo sheeg dookhaaga, mise in lagu qoslo baad ka baqaysaa?

  • kkkkkk yusurey marka hore wad iga qoslisay kaw dhe marka xigta su aal ayan ku qabaa fasalada damiinka lagu ururiyo adi maa kasoo baxay ala maxad waraaq jar jartay fartda ayanka garanayaa siduu maqasku ugu sawirmay mida aad tiri qolyihii abaaraha ka soo orday waakugu ceeeb waayo somali baa u badan dad cayra sablaale maqlaye dajuumana maxy ahayd ala maxaad meel lagu jabay usoo joogtay balse mid an ku waydiye waxab garan waayay abaarti dadku saanta kabaha cunen plz iso sheeg ada aqoon u leh

  • Biroolaman aad baan ugu farxay inaan kaa qosliyey. Haa anigu weligayba meel lagu jabaan jiqilo weynaaye,Illaahey i jecelaa muxuu jirey arwaaxaygu.

    By the way, adigana saaxiib mid baa kugu ceeb ah - waxaad tidhi Dajuuma ma maqal?

    Haddaan u soo noqdo arinta kabo cunista, taas ma ogi, waxaase la sheegay in ina Cabdulle Xasan qabaa'ilka qaarkood baabi'yey oo lays qashay waqtigiisii. waxaana la sheegay inay ka dhacdey gobolada dhexe ee Somalia, ee maxaa arintaas ka jira?

  • ahaha yusurey wan ka qaaday salantaa diiraan balse mid man fahmin kaamaba codsan inan fasalkaga ka mid noqdee camirashada inta leg jooji mida kale hadii aad macalin tahay waa inaad (u have 2 be very patient if some one doesn't understand something u have spend time helping them get it)ma garan kursiga dhagax la dhigayo malaha waxad tahay MACALIN AAKHIRA SAMAAN hadad fartayda fahmi waydo ka raali noqo waxan ahay ardaydii ololihii wax ku bartay

  • Saaxiib Birooleman- adigaa i calmadee, iminkana ma dafiraad baa xaalkii galey? mida kale macalinkee wax fahansiin kara qof damiin ah? xitaa iminka adduunyadan hore u martey fasalo gaar ah baa lagu ururiyaa qolyaha aan waxba fahmin, waxaana loo dhiibaa waraaqo ay jarjaraan iyo maqas.

    Mida sadexaad, mar hore ayaan gartey inaad ahayd qolyihii abaari keentayga, ee ma reer Dajuuma ayaad tahay mise reer Sablaale?

  • yusurburco marka hore salaantii socotada u meel taal marka xigta yusurey afsomaligayga hadad fahmi wayday waa iska caadi waxad ku akhriday muraayad la aan ilayn muraayad la aan wax ma aqrin kartide ka gudub taa raabiqid iyo rafashada aad sheegtay waad la soo dagdagtay arintu waa sahlantahay wali halked usii fogaysay,, bal fanka aan jaleecnee ninba sibuu u haystaa balse macalimad ima noqon kartid ani ,, salaamulaahi yusurey

  • kkkk saaxiib Birooleman, marka hore salaan. Marka xigta, anigu qof fahanku ku yar yahay waxba uma dhigo, oo fasalkayga waa ka mamnuuc. Kursigiisana dhagax baan saaraa- jabaq la'aan & juuq la'aan.

  • kk yusurburco waa runtaa iknow in quruxda lagu heshiin qof waliba si u yqaan lkn hadana waa jira calaamado u gaara adiguna sidaa oo kale uma soo dhawid calamadihi dadka fan yaqanka ahaa ithink inaad fan barad tahay so ha iloobin ciyaartoyga horay u xanaqa kubada wa laag saara red card is daji lkn ciyaar text msg qaso ama is daji is up 2 u yusurey ma kala jecli walee(ha yaabin waa ugaas xamareyte)

  • Xamareyte/Birooleman saaxiib i maqal - Afsoomaaligaba ma qori kartide maxaad uga

    hadli fanka Soomaaliga & waxa uu ka hadlayo. Anigu waxa aan kugula talin lahaa inaad halkaaga ku raabaqdid, mise inaad rafatid baad rabtaa?

  • yusur inaadeertay mooryaan baa kugu goobataye,ha u dhaqaajin waad iska celisaye,walee waad ku banaantahay magaca aad sidato.

  • caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeek­ ya khadra dahir

    viva dhashii hargeisa

  • i love u khadra dahir,you are the best,

  • this song sucker

  • yusurburco dookhaga macaayin lkn wad dookh xun tahay hadad runta doonaysid kolayna somali oo dhanb a runta nacda adiguna waad ka mid atahy markaa waa iska cadi kulama yaabo qof dookh xuna ugumaad horayn fanka aad ku faanasyo eed aqoonban u leeyahay aad leedahay bal halkad ka joogtid eeg kkkkkkkkkk

  • Saaxiib Xamareyte - dookhu waa relative, sida quruxda oo kale. Haddii aanad fahmi karin taas, waa dhib adiga kuu taal. Aqoonta aan fanka u leeyahayna, koleyba adigu garsoore ka noqon maysid, ee sidaa ma isku daynaa mise waan qasanaa? - lol

  • yusur burco ka daa fanka qabyaalada faananintan aad tirisay qaar ´waa kuwa cajiiba oo wan kula garanay lkn kuwan kale hoos wado naga daa mise dooq xumay kaa tahay aabayaashii fanka maad soo hadal qaadine jooji waxaa suuqa ha la iman digniin hadii kale casaan ban ka siinayaa meesha

  • Xamareyta - waxaan kuu sheegayaa inaan meesha qabyaaldi ku jirin, waana iga dhab. Balse markaad dookhagyga cayday, ma fankaad ku cusub tahay oo jenbi kaga soo bood baad tahay?! fanaaniintan ma taqaaney dagaalka ka hor, ma taqaanaa waxay ka heesaan? ma maqashey codkooda live?!!

  • Dumaashiday waa ku mahadsantahay sida aad noo jeclaatay

  • wow walee waa fananad jirta ama dee dhab u hees ama dee izka dhaaf sidee khadra dhool waah waah

  • Anigu weligayba waan jeclaa Khadra daahir, aad ayaan codkeedana uga helaa, ilaahay ha daayo Khadra daahir,markii iigu danbeysa ee aan Live khadra u Arko waxaan ahaa teen waxaana aan ky galay ruwaayadii ABUUR WAANO LA YAAB..ALAAYA CIZAK KAHDRA

  • KHADRA YOU ARE THE BEST

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkk waxad u taageerta sxb qabiil ayan u arkaa intaba ee wax kale sheeg bluesyly

  • ala waa khadra dhooooooooooool, calayk calayk, cid heestaa kaaamay danbaynba.... saylooonkii naftaay

  • this is how i would list the top three somali male and female singers.male 1.m.mooge 2.m saleeban 3.tie. hassan adan/ahmed ali cigaal.female 1.magool 2.khadra dahir.3 sahra ahmed.what do you guys think.

  • Did you ever heard MANDEEQ.???????

  • sure have.she is a beautiful singer.belongs on top the five.

  • My best Male singer: 1) Mohamed mooge(AUN) 2) Axmed mooge 3)Mohamed Saleebaan/Mohamed Axmed Kuluc 4)Cumar dhuule (AUN) 5) Axmed gacayte

    My best female singer: 1)Sahra Axmed 2) Khadra 3) Magool (AUN) 4) Kinsi/Hibo 5) Shankaroon

  • khadr daahir is a singer from somaliland not somali so you somali guys have only listen her dimond songs, but you dont have to say khadra daahir is a somali singer that is wrong, she is somalilander not somali

  • dude somali is an ethnicity she is somali thats her ethnicity.

  • Kadra Cadeey Is Sick With It!!! Caadi Ma'aha Qoftan Waa Fananada Ugu CODKA Macaan, Uguna Heesaha WACAN! Allah Ha Inoo DAAYO Fananiinta Oo Idil Yadaan Ugu Jecelahay

  • khadro dahir waa fanaanad heeso  macaaan soamlda nin iyo naakba wee dhakeystaan hesahakaa macaaan i thank to her her love songs

  • we all knows khadra daahir is mum of the love so is any one gave her flower?!!!!!!!!!!!!!!

  • i like that more more more borama hargeisa boulaleh

  • nice song  khadra daahir cige pest singer in somali singers ......

  • wow very heart-touching song...wow Thanks arigavo. please more upload.

  • woow very nice Thanks arigavo

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more