somali
6:44
Added: 2 years ago
From: saxaaf
Views: 62,306
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (34)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • DAAROODH-FAQASH WALIGII WUU U BAROORTAA AFWAYNE DHAQAYO........

    ISAQ IYO HAWIYE IYO SOMALI OO DHAMI UMA BAAHNA........QUDHUNKII UU

    IDIN BARAY AYAA RABTAAN NACALAD.

  • Aad baad ugu mahadsantahay, Walaal Saxaaf, in aad noo suuro geliso in aan daawanno sawiradda raggan taariikhda ku leh Soomaalida.

  • Comment removed

  • Somali gumeysi ayey jeceshay sow ma aragtaan kuwa hadda xamar haysta iyo sida ay cadowga u horkacayaan

    Allow somali sharafteedi soo celi Aaaamiin

  • Dawladi hore maxaa loogu kacay? Waxaa loogu kacay iyadaa kacaan aheyd 

    Anyway kuwa hadda joogta ayey 100% dhaantay hadda kuwo joogo waa jaahilin oo wadankooda difaaci karin oo cadowga iyaga ku soo dhaweynaya ,jecelna in la gumeysto

  • Sheekadu qabiil ma ahey Soomaali jaceyl aya jirey dowladii kacaankuna waxay bi,isay oo Dowlad xumada ah ayaa na daba yaal hadii ay Dowlad daacad ah tahay oo mustaqbal jiilka danbe ka fekereysa waxaana ma dheceen in kastoo ay qadar illahay tahay hadana maamulkii qaranimo oo i xun loo adeegsanday ayaa baaba,aan danbena keeney.

  • daaroodka waa dadsare wallaahi bal is bar bar dhig wixii ka dambeeyey hawiye oo lagu tilmaami karo cawaan dawladnimadii siistay shilimaad macaash ah iyo burburin qaranimadii iyo sharafkii somaali laheyd iyo somaliland oo iyada naxuusnimadeeda somali diidnimo ay lagashay cidlo iyo geeri go;an meel walbana laga cayrinayo ilaahow daarood kor ka yeel waxaas ayey gacan bir ah ku hayeen

  • mareexaan viva waligiinba noolaada waayo dalka waad dhisteen abal ayaan idiin haynaa kuligiin

  • @samajceel , kacaanku mareexaan ma aheyn jaalle..

  • somalia hanoolaato 

  • war wax barasho iyo aduun hadaan gaarnay juu juub kaanba ku nacaye

  • soomaaliya waxa baabiyay nin danaysanaya oo umadana qabiil ku talalay aan jirin, wadan walbana waa xusa maalinta qaranimadiisa ama xornimadiisa, waxa halkaa ka cadna soomaaliya madaxnimadeedii inan cid ka maqnayd aanay jirin balse khiyaali loo riday , hada waxa la xusaa hotel shaamow qaraxiisii iyo maalintii aan cuqdada uga baxay soomaaliya iyo gobol go,ay walee soomaalidu runta isuma sheegto been bay isku maaweeliyaan dad qaar fikradooda wan la yabaa xaqiiqda ka fog

  • @Iskufilan93 guul baan gaarnay

  • been iyo hees baa dadka lagu maaweelin jirey maallintii u dumey hal waraaq ah lama soo gaadhin, bac bay ahayd ay ka buuxdo naqas iyo neef been ah.

  • Aktoobar iyo tawradeedii ayaa baabiiisay Somaliya.

  • Raggi dalka dhisow,intiina dhimatey ilaah ha naxariisto.intiina noolna caafimaad iyo cimri dheer ilaah ha idiin siiyo.

    Somalia iyo soomaali oo dhana wey idiin hayaan mahad aan la soo koobi karin.

  • @bureeqa6666 I'm in doubt of God's existence because everthing that is happining in this world seems to be totally random and meaningless.But, if there is a God I'm certain that he is not the one that Abrahamic religiones have described to us, a big man sitting high up there demanding people to be his opedients. To me the idea of God wanting servents is childish. He is the God, so why does he need sevents for like a Middle-Eastren king who wants to prove his authority.

  • Aaabe Siyaad alaha U naxariisto. kacaanki barakeeysnaa waa kusoo barbaaray, Dugsi hoose/ dhexe ilaa Dugsi sare wax uga soo bartay. Ciyaal banadir sare qofki ah holla.

  • @bureeqa6666 I'm not saying there is no Allah;all I'm saying is that I'm in doubt. If your Allah is that mean to banish everyone who questions his/her existence, then you should ask yourself whether that a righteous merciful Allah ?

  • Aaabihii umadda somaaliyeed oo Soomaalidaan waalan oo kala dareertay isku haayey aloow ku naxariiso

  • ku qabiil maahi jaale siyaad alla ha u naxariistee laakiin isma dhihin in uu jiro taariikh somali nin la mid ah,ilmahaan yar yarka ah oo cayrta lagu koriyey waxeey afkabarteen waxa kuwa dhalay oo mukhayaliinta ah ku soo akhriyeen ma rabtaan in aad ogaatan kuwa ruufiyaaniinta ah oo wadankeena dumiyay waa kuwii aas asay SSDF,SNM,USC,SPM&cO oo etheopia ku soo hogaamisay wadankooda maantana na kala qaybiyay gobol lo la dhaho( LAND)oo laga xukumo adisababe,ciil badanaa ma iska ooyaa. LOVE SOMALIA

  • I think the composer of these video was in a comma and he just woke up and trying to put together all these new stuff he is seeing at.

    Brother, wake up. I know you used to enjoy in Somalia, but will never happen again, I guess because your houses and mine are occupied by animals who don't understand anything but kill, robe, and rape. May Allah help us and bring this Ummah together, because he is the lord who can do the miracles. Amin

    Peace and love

  • @abumaajid These clowns are ones who're resposible of our countries sorry state.God, I hate them and their stupid uniforms and their nasty october songs.May allah reward them with jahanama...That is if there is Allah, in which I'm very much in doubt of his existence..

  • @sheekhshariif You are a dirty cunt. Ur also not Somali.

  • @sheekhshariif i feel sorry for you 

  • @saxaaf I feel sorry for all of us......

  • @sheekhshariif shut up u munafiqq

  • @sheekhshariif ; ilaahay haku soo hanuuniyo, it is sad to see a follow somali saying this kind of shirk., you can still rebent to allah, and allah promised these who rebent will be accepted,

  • @dhalole So, bro. you're are saying you have a jealous God. I think "God" is an idea that is came from the heads of power hungry men who wanted to control the world. Now, I must admit some of those men were brilliant like ones who came up with the Idea of JIHAAD, sending an entire army to fight for you without paying them one shiling.

  • Comment removed

  • thxs who ever posted the great video

  • @MrBlue2th u wel came bro

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more